Mohamed Shardiid

Mohamed Shardiid Voice-over Artist| Story-teller|Video Creator
(1)

06/10/2024

Dood cilmiyeed iyo jaamacadda Hormuud.

30/05/2024

Sheeko cajiib ah: "Rabiicooy rabbi ha ku hoojiyo"

10/04/2024

CIId wanagsan Walaalayaal.

Ciid wanagsan Ehel iyo Asxaab!
09/04/2024

Ciid wanagsan Ehel iyo Asxaab!

Ma isku dayi kartaa jawaaabta su'aashan?
24/03/2024

Ma isku dayi kartaa jawaaabta su'aashan?

20/03/2024

Si aad khushuuc salaadda ugu tukatid labadaan qodob ku dadaal: waa tan koowaad; "la soco waxa aad akhrinayso (qalbiga soo xaadiri)". Tan labaad; jooji dhaqdhaqaaqa toosna u fiiri halka aad ku sujuudaysid.


Ramadan Mubarak

17/03/2024

"The secret of your future is hidden in your daily routine".
~Mike Mordock

16/03/2024

"Cudurka asiiba cilmiga waa isla-weynida
Cudurka asiibo cibaadadaana waa is tus-tuska"
~Ibnu Taymah

18/01/2024

Ha u ogolaan carrabkaaga inuu sheego ceebaha dadka kale, waayo adiguba ceebo ayaad leedahay, dadka kalena carrab ayey leeyihiin.

Ha u ogolaan Indhahaagu iney arkaan khaladaadka dad ka kale oo ku dheh: "Indhaheygiyow Dadka kale ba Indho ayey leeyihiin".

Imam Shafici Raximahullaah.

KU SOCOTA DHALLINYARADA SHAQAALAHA AH!=====Weli ma aragtay dameer duqoobay oo inta rarkiisii mid ka da'yar kana xoog bad...
07/01/2024

KU SOCOTA DHALLINYARADA SHAQAALAHA AH!
=====
Weli ma aragtay dameer duqoobay oo inta rarkiisii mid ka da'yar kana xoog badan la saartey isagana dariiqa dhexdiisa looga tegay? Haka mid noqonin kuwa markay arkaan neefka xaaladdaas ku sugan naftooda soo xasuusta! Waxaa badan dad iyagoo firfircoon oo xog leh shaqaale noqday, laakiin markay tabar dhigeen laga maarmay shaqoodoodiina dad cusub oo firfircoon loo dhiibtey.

Naftaada qiimee, haddii aad 5 sano shaqaale eheed, welina aadan yeelan qorshihii aad ku xoroobi lahayd, waxaad ku socotaa inaad ka mid noqoto qolyaha gadaal ka shallaaya. Waabkaaga (haba kuu yaraadee) dhiso si aad ugu baxsato berrito. Shaqaale inaad noqoto waa wax fiican, laakiin hakuu noqoto jaranjaro (sallaan) aad ku gaarto wax aad leedahay.

W/Q: ustaad Mohamud jimale

Dahabka waxaa lagu tijaabiyaa dabka, dumarkana waxaa lagu tijaabiyaa dahabka, raggana dumarka!  Xigmaddan maxaa kaaga ba...
05/01/2024

Dahabka waxaa lagu tijaabiyaa dabka, dumarkana waxaa lagu tijaabiyaa dahabka, raggana dumarka!

Xigmaddan maxaa kaaga baxay?

Jimco jeer suubban saaxib!

05/01/2024

BARAARUJINTA JIMACAHA
-----
Marka aad doonto inaad ku dhaqaaqdo arrin saamayn ku yeelan karta noloshaada adduun iyo aakhirdaada adiguna aadan aqoon fiican u lahayn, qaad tallaabooyinkan.

Marka 1aad: Kala tasho qof aad ku kalsoon tahay, wanaagga kula jecel kuuna daacad ah isla markaana aqoon ama khibrad u leh arrinta kugu taagan.

Marka 2aad: Duko Salaatul-istikhaara (صلاة الأستخارة) ka dibna ku ducayso ducadii uu Nabiga Calayhis-Salaatu Was-Salaam uu asxaabtiisa baray.

Haddaadan aqoon habka salaaddan loo dukado iyo ducadeeda way fududdahay ee si uun u raadso.

Marka 3aad: Ugu dambayn ku dhaqaaq howshaa iyada aha adiga oo aan laba-laba kugu jirin oo ALLAH talo-saaranaya kuna kalsoon natiijada ka timaad inay khayr kuu tahay.

Jimca wanaagsan.

W/Q: Abwaan Jaalle Indhageelle

04/01/2024

Ma jirto murug joogto ah, mana jirto farxad joogto ah. Bellaayo dushaada ma ahaanin iyo Barwaaqo. Haddii aad tahay mid u saaxiib ah qalbi qanaaca leh, adiga iyo midka adduunka hantiyay (taajirka) waxa aad tihiin isku mid.

Imaamu Shaafici Raximahullaah

03/01/2024

"Dowladda Ethiopia iyada ayaa jiritaankeedu liitaa"
~ Shiikh Mustafa

02/01/2024

Ninkaan warkiisa maxaa kaaga baxay?

01/01/2024

I began and ended the last year 2023 as a single person. I started in that manner 2024 and will finish it that way!

Consistency is key man! 😂

Dabshidkan cusub Ee 2024 waxaan rajeenayaa in uu ii noqdo sannadkii baraaraha iyo guusha himiladayda. Waxaan ku taamayaa...
31/12/2023

Dabshidkan cusub Ee 2024 waxaan rajeenayaa in uu ii noqdo sannadkii baraaraha iyo guusha himiladayda. Waxaan ku taamayaa in uu ii noqdo gugii uu ii rumoobi lahaa dhammmaan riyooyinkayga idim Alle!

Dabshid wanagsan Akhyaarta!

31/12/2023

Soomaalidii h**e waayo-waayo!

Address


Telephone

+252615164557

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Shardiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Shardiid:

Videos

Share

Category