War Qaad TV

War Qaad TV mar walbo xasuus naaw geerida alle
kana feejik naaw xumaanta oo idil marwalbo

22/09/2025

Alaha unaxaristo Alaha wllken carabow ehel asxaba sabar iyo aaman Alaha kagasiiyo

In 1 dollars 💸 naftisa loo dhaafiyo wa qadar qoraney

Waxan rajeyna in gacan ku dhiglihii dilay lasoo qaba doono shrcigana lahor g*y dono

Alaha unaxaristo wllken 🤲😭

22/09/2025

Johannesburg waxaa ka dhacay xaflad lagu soo dhoweeyay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeedka Towfiiq ahna Musharax Madaxweyne, Dr. Sheikh Mohamed Shakir Ali Hassan, oo safar shaqo ku tegay South Africa.

Xafladda waxaa ka qayb galay siyaasiyiin, madax iyo taageerayaal, kuwaas oo muujiyay taageero iyo garab istaag ay u hayaan Ururka Towfiiq iyo hoggaankiisa.

21/09/2025

fans

The pest neme around the world 🌎
15/09/2025

The pest neme around the world 🌎

06/09/2025
وَأَحسَنُ مِنكَ لَم تَرَ قَطُّ عَيني وَأَجمَلُ مِنكَ لَم تَلِدِ النِساءُ خُلِقتَ مُبَرَّءً مِن كُلِّ عَيبٍ كَأَنَّكَ قَد...
25/08/2025

وَأَحسَنُ مِنكَ لَم تَرَ قَطُّ عَيني
وَأَجمَلُ مِنكَ لَم تَلِدِ النِساءُ
خُلِقتَ مُبَرَّءً مِن كُلِّ عَيبٍ
كَأَنَّكَ قَد خُلِقتَ كَما تَشاءُ ﷺ

حسان بن ثابت رضي الله عنه

26/07/2025

Boqollaal qof oo ay kamid yihiin Culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa Masjidu towfiiq salaadda Janaasada kula dukaday AUN Sheekh Cabdullahi Canshuur oo geeri deg deg ah ay ku timid shalay oo Jimca ah.

22/07/2025

Deg Deg” Maxaa hadda ka Cusub Beledxaawo dhinacyadii dagaalamay xagee kala joogaan iyo qasaaraha dhimashada ee dagaalkii Maanta.

21/07/2025

‎“Inta badani way seexdaan marka ay xanuunsadaan, laakiin Shiikh Cismaan Xidig wuxuu qorayay kutub – si uu u seexiyo jahligii dunida.”

Taariikh Nololeed: Shiikh Cismaan Xidig (AUN)

Tabiye Abdi Satar Haji Ali

The pest photos of around the world 🌎
19/07/2025

The pest photos of around the world 🌎

Address


Telephone

+252616618129

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War Qaad TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to War Qaad TV:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share