Deg Deg macawiisleyda D/Cali Axmad iyo D/Alkowther oo bilabay wajiga Labaad ee dib uxuraynta Degmoyinka iyo Deganada Hoos yimaada Gobalka Sh/dhexe iyo Galgaduud
Nagala soco warar lagu kalsonyahay
#fallow
#like
#share
Rugcadaa soo rogaal celiyay mar Labaad
Gen. Odawa Yusuf Rage
D/CALI AXMAD
#fallow
#share
#like
Bilicda iyo kasoo kabashada burburka ee As D/Cali Axmad
Geesiyasha Ciise Harti
Dhalinyaro habiin iyo malin baacsanaa Cadawga kusoo duulay dhulkoda una diiday inay dhulkoda ku hergalan
Gulesta dhalinyaro
#fallow
#like
#share
MUJAAHIDIINTA D/CALI AXMAD
Dhalinyarada Haldoorka Ee Degmada Cali Axmed Ayaa Isugu imaaday Sidii Xarunta 2aad Ee barbaariye School looga Furilahaa Degmada Cali Axmed Waana Iskuul uu Aas Aasay Mid kamid ah Dhalinyarada Haldoorka ah Ee Kasoojeedo Degmada Kulankaan waxaa xaadir ahaaa
Eng Abdirahman Mohamud Ahmed (Eng caynanshe)
Eng Salaad Ahmed Hassan (Eng Sayga )
Ustaad Abdikariin Maxamed Maxamud(martisoore)
Ustaad Ahmed Abdullaahi Hassan (Samafalle)
Dr Ahmed Abdulle Hiraabe(Mr Nafyare)
D/cali axmad dhul nabdoon oo cagaaran
#fallow
#like
#share
Abwaan Cabdalla Hiraabe Murti-dhuux
Laashin Xareed Khaliif Xooshow iyo
Hal-abuur Cabdinuur Cubdulle Cali indhoy
Oo wacdaro ka dhigay xafladii bandhiga waxbarashada ururka badbaado ee
Dhalinyarada Beesha Ciise Harti
Wada jirku waa muhiim
Mhdsndiin Ururka UBBC
Baahidii ugu weyneed ayaaa kataagan Deegaanka ceel cali Axmed hanoqoto Mid Caafimaad iyo Mid Waxbarasho
waxbarasho la'aanta waxay Sababtay ineeey Dhaliyaradu noqoto Kuwa Isticmaala drugs Nuucyadiisa kala Duwan
GUDOOMIYAHA IYO DHALINYARADA OO ISBIIRSADAY AYAA CODSI UDIRAY WAX GARADKA DHALINYARADA IYO AQOONYAHANIINTA KASOOJEEDO DEEGAANKAAN INAY SI DEG DEG AH WAXBARASHO ULA SOOGAARAAN
EDIT bY AHMED SAMAFALLE