Xukuumada Dan Qaran

Xukuumada Dan Qaran dhibta laguma waaro dhaxal looma yeesho waa laga dhamaday

05/09/2022

Shabaab iyo shacabka yaa badan ?
Shabaab ayaga iyo anaga wadan kaan nama wada qadi doono insha Allah

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Shacabka...
18/08/2022

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo door weyn ka soo qaatay nabadda iyo xasilloonida dadka Soomaaliyeed.

Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi waxa uu ku tilmaannaa dowladnimo jaceyl, xoojinta midnimada iyo u adeegidda bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan horumarinta fanka, suugaanta, dhaqanka, afka hooyo, taas oo muujineyso dadaallada uu geliyey kor u qaadidda wacyigelinta iyo wax wada lahaanshaha dadka Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryayaa in uu hoygiisa ka yeello Jannatul Firdowsa, sammir iyo iimaanna ka siiyo qoyska, ehelka iyo dhammaan ummaadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumku

13/08/2022

Soomali oo heshiis ah dunidana heshiis la ah

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi RAAJICUUN. Allah ha u naxariisto abwaan anjeex oo kamid ahaa abwanada kgs  janatul Firdow...
11/08/2022

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi RAAJICUUN. Allah ha u naxariisto abwaan anjeex oo kamid ahaa abwanada kgs janatul Firdowsa Allah ha ugu BISHAAREEYO. Eheladiisana sabir iyo iimaan Allah Ha ka siiyo. AAMIIN

11/08/2022

Xilwarejintii wazirada cusub
Dowalada Dan Qaran

16/07/2022

المال الحرام مثل ماء البحر مهما شربت منه ازددت عطشا
والمال الحلال مثل ماء الغيث النافع أينما نزل نفع
اللهم اكفنا بحلالك عن حرامك

10/07/2022
Wuxuu yiri Qof kamid ah ragii wanagsanaaWaxaan cilimga ku Baran jirnay masajida.Waqti dambe waxaa la furay iskuulada Wax...
21/03/2022

Wuxuu yiri Qof kamid ah ragii wanagsanaa
Waxaan cilimga ku Baran jirnay masajida.
Waqti dambe waxaa la furay iskuulada
Waxaa Naga tagtay barakadii iyo kheerkii.
Waxaa la noo dhigay kursi iyo miis .
Waxaa mesha ka baxay ixtiramkii culumada
Waxaa la soo darsiyey shahaado ,
Waxaa meesha ka baxay cibadadii cilmiga barashadiisa aheed iyo iqlaas kii
Subaxana Allah

11/02/2022

الزواج نعمة لا يعرف قيمته إلا من عرف معنى النجاة من الفتن، و السلامة من البلايا التي بلي بها كثير من العزاب، و الزواج خير متاع للإنسان المسلم في الدنيا، رغب الله فيه، وعدد محاسنه في القرءان، و وصى عليه النبي ﷺ قائلا :
‏"من استطاع منكم البائه فاليتزوج"
و "خير متاع المرء الزوجة الصالحة"

06/02/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

22/01/2022

كما لا تأكل لحم الخنزير لانه حرام ..لا تأكل لحم اخيك بالغيبة والنميمة ..

22/01/2022

#اغلب شبابنا يعيشون في صمت لاعمل ولامال ولا زواج تراهم يبتسمون بألم من ضيق حالهم
#اللهم اجعل لهم من كل هما" فرجا ومن كل ضيق مخرجا"

قالَ رَسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ: "قالَ اللَّهُ عزَّ وجلَّ: إذا هَمَّ عَبْدِي بسَيِّئَةٍ فلا تَكْتُبُوها عل...
19/01/2022

قالَ رَسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ: "قالَ اللَّهُ عزَّ وجلَّ: إذا هَمَّ عَبْدِي بسَيِّئَةٍ فلا تَكْتُبُوها عليه، فإنْ عَمِلَها فاكْتُبُوها سَيِّئَةً، وإذا هَمَّ بحَسَنَةٍ فَلَمْ يَعْمَلْها فاكْتُبُوها حَسَنَةً، فإنْ عَمِلَها فاكْتُبُوها عَشْرًا"
صحيح مسلم 128
الأعمال بالنيات

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xukuumada Dan Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share