Ayub Abdirahin

Ayub Abdirahin Soomaliya Soomaali baa leh

10/12/2024

Waa Kuma Mohamed Al julani Hoggaamiyaha Jabhada Xoreynta Shaam ee Suuriya.

Taliye xilligii laguu baahnaa ayaad soo laabatay. Khawaarijta hadda ayay jabeen.
10/11/2024

Taliye xilligii laguu baahnaa ayaad soo laabatay. Khawaarijta hadda ayay jabeen.

Waxaa weliba marqaati cad ah in ardeydii jaamacadda ka baxday loo diiday fursadaha shaqo ee jaamacadda taas badelkeedann...
30/09/2024

Waxaa weliba marqaati cad ah in ardeydii jaamacadda ka baxday loo diiday fursadaha shaqo ee jaamacadda taas badelkeedanna ay ragga maamulka qoysaskooda iyo xigtadooda ku naas-nuujiyeen Jaamacaddii dadka ka dhaxeysay.

Koley qabiil ayay Soomaali wax ku qeybsatay Jaamacaddana Aqoon qof lagu siiyo shaqo k**a jirte ee 4.5 ee Soomaali ku heshiisay ha loogu qeybiyo dadka Soomaaliyeed.

Wabilaahi Towfiiq.

24/09/2024

Aragtidan bal ka warama.

22/09/2024

Ibraahin maxamed cumar waxa uu baafinayaa dukumiinti ama sabarloogo dhul kaas oo maalinka arbacada taarikh 18/09/2024 ka lumay.

fadlan hadaad hesho dokumentigan la xiriir 0615596258/ 0625596258. Oo laga helo Ibraahim Maxamed cumar

Qofkii helo dokumentigan waxaa la siinayaa abaalmarin uu ku farxo..

05/09/2024

Danjire Cabdicasiis Farabadane ku soo dhawoow Jarmalka, waxaan rajeynayaa inaad wax ka qaban doontid baahida ay dadka soomaaliyeed u qabaan Safaaradda Berlin.

War maa sidaan loo dhaamo Dalka ileen dadku waa soo jeedaan , Reer Koonfur Galbeed way iska difaacayaan Dulmiga ay abaab...
04/09/2024

War maa sidaan loo dhaamo Dalka ileen dadku waa soo jeedaan , Reer Koonfur Galbeed way iska difaacayaan Dulmiga ay abaabulayaan odayaashan aan u tureyn dalka iyo dadka.

03/09/2024

Xildhibaan cabdow oo u gar dhigtay Ex xildhibaan Sakariye.

02/09/2024

Waa la soo hoobanayaa.

29/08/2024

Intee kaa dhigaa ayaa la dhahay goolhayaha 😆

27/08/2024

War Abwaanka qeylada ka daaya

24/08/2024

Hooyo ❤️ 😔 😟

23/08/2024

Bahashaan yaa xusuusto

21/08/2024

Sheekh Xuseen Jabuuti iyo Xamar.

Iskuulada ugu natiijo hooseeya Imtixaankii uu qaaday gobolka Banaadir, iskuulo waa weyn oo magac leh ayaa ku jiraa,
21/08/2024

Iskuulada ugu natiijo hooseeya Imtixaankii uu qaaday gobolka Banaadir, iskuulo waa weyn oo magac leh ayaa ku jiraa,

20/08/2024

Talo waayeel..

20/08/2024

Gen. Indho qarshe oo sharaxaya sababta ay dalacsiinta u heshay G/Sare iimaan Elman.

20/08/2024

Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan shuluq oo la hadlay Ciidanka ku sugan Furimaha degmada Xarardheere.

Address

Maka Al Makarama Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub Abdirahin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share