Iky News

Iky News News in Somalia

14/05/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya wajiga labaad ee dagaalka dalka lagaga xoreynayo Alshabaab.

14/05/2023

madaxweyne mohamed farmaajo maxa ku kalifay

13/05/2023

Wasiirka Warfaafinta Puntland musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynahaayuu iyo doorashada puntland md hassan sheekh

13/05/2023

Amniga Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Degmada Balcad -

12/05/2023

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jumcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynaha isaga oo xusay in shacabka soomaaliyeed ay toos warbaahinta ugala socondoonaan dacwadaha dadka lagu eedeeyo xatooyada xoolaha Qaranka

11/05/2023

Deg Deg , Isbaheysiga Cusub Ee Axmed Madoobe & DENI Oo UAE

07/04/2023
07/04/2023

Somalia 🇸🇴

07/04/2023

Director General of the National Intelligence and Security Agency (NISA)

MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKAMuqdish...
18/08/2022

MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA

Muqdisho, Ogoosto 18, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA).

Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta ay dowladdu siinayso howlaha gurmadka iyo samata-bixinta dadkeenna dhibaateysan, waxa uuna Golaha Xukuumadda ku bogaadiyey ansixinta iyo soo gudbinta Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Goluhu cod buuxa ku ansixiyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka duulaya codsiga Xukuumadda, gaar ahaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo kala ah;

1. Mudane Maxamuud Macallin Cabdullaahi- Guddoomiye
2. Dr. Axmed Cabdi Aadan. Guddoomiye Ku-Xigeen
3. Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xasan Agaasime
4. Marwo Luul Axmed Coloow Agaasime
5. Mudane Cabdirisaaq Axmed Cali Agaasime

Madaxweynaha ayaa u rajaynaya Guddigan in Alle uu u fududeeyo gudashada masuuliyadda Qaran ee loo xilsaaray, isagoo kula dardaarmaya in ay si daacad ah oo hufan ay ugu adeegaan dadkooda Soomaaliyeed iyo dalkooda.

05/08/2022

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow Qarxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu soo raray Mooto Bajaaj.

Sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen saraakiil amni, waxaa gacanta lagu dhigay ninkii qaraxa ku weday Mooto Bajaaj-ta oo dhaawac fudud uu soo gaaray, mana jirto cid kale oo dhibaato ka soo gaartay qaraxaas.

02/08/2022

Dag dag Qarax ayaa ka dhacay agagaaarka isgoyska Tarabuunka ee dagmada Hodan, waxaana lasoo warinayaa in waxyeelo ay kasoo gaartay dad rayid ah oo wadada marayay.


27/04/2022



26/04/2022

Hassan sheikh ha noolaado
Thanks for your support cali yare cali

19/04/2022

Markale

18/04/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh “waxaan rabaa guushaas weyn ee Soomaali u soo hoyatay inaan hoos loo soo dhigin oo wax qof ama qolo gaar ah sameysay aan laga dhigin.

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iky News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share