Xaradhere DC

Xaradhere DC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xaradhere DC, Digital creator, Mogadishu.

14/05/2024

Yaa balamiyay😂

Geesiyasha xoga dalka iyo kuwa deganka ee degmada xarardhere waa cibadeysanayan maanta guuleysta.
26/03/2024

Geesiyasha xoga dalka iyo kuwa deganka ee degmada xarardhere waa cibadeysanayan maanta guuleysta.

23/03/2024

Xaradhere inta ragaan jogan
gacan bad baado ayay ku jirtaa

Rabi nabada aan heysano hano siyadsho.

DEG DEG: Ciidamada Macawisleyda beelaha Cayr iyo  Saleebaan oo garab-sanaya ciidamada Kumaan-dooska Gor-gor ee fadhigood...
20/03/2024

DEG DEG: Ciidamada Macawisleyda beelaha Cayr iyo Saleebaan oo garab-sanaya ciidamada Kumaan-dooska Gor-gor ee fadhigoodu yahey degmada Xarardheere ayaa howlgallo si fayn ah maanta ka wada degaanadda Tamar-mooge Baraag-hurdaaye iyo miiroon oo dhaca koonfurta Gobolka mudug.

Degaanadan oo maleeshiyada khawaarijta ay ka barakiciyeen shacabkii daganaa ayay saraakiisha hogaaminaysa CXD iyo ciidanka degaanka sheegeen inaan dib looga laaban doonin, ilamarkaana howgalkan uu qayb ka yahey howl-gallada lagu cirib tirayo argagixisada caadeysatay daadinta dhiiga shacabka.

Abdifitah Yuusuf Beereed.

19/03/2024

Ciidanka beesha ceyr oo khawarijtii ku baacsanaya degaano hostaga magaalada caad deganada maanta hool galku ka dhacay ayaa kala ah baraag ismaciil baraag hurdaye tohormoge iyo degano kale oo dhamantod caad hoosataga.

Guuleysta xogweynta xaradhere.

Xaradhere DC

19/03/2024

Hool gal calculus oo hugaa minaayo
Taliyaha ururka 18 aad G/dhexe Liibaan Yuusuf Garre

Guuleso taliye🇸🇴

19/03/2024

Mahadkii la mahdiyay
Oo markan degankisa uso jestay

Guuleyso taliye mahad salaad.

Xaradhere DC

03/02/2024

Lafti nagaa ha noo dhiibin😂

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaradhere DC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share