Tacsida Marxuum Axmed Bakaal Ayaa Lagu Soo Gaban Gabeeyay Degmada Guriceel Ee Gobalka Galgaduud
Tacsida Marxuum Axmed Bakaal Ayaa Lagu Soo Gaban Gabeeyay Degmada Guriceel Ee Gobalka Galgaduud
SHARE GAREE
Sidee Dadkeena Loogu Wacyi Gelin Karaa In Ay Noqdaan Kuwa Xerow Ah Oo Kutubada Raacda Sidoo Kalane Digriya??
Digriga Waxaa Ka Dhexmuuqda Xer,Mucalimiin, Iyo Sheekha Wayn Ee Shiiq Cismaan Xalaf
SHARE GAREE
Walaahi Nabigeenu Amaan Waa Ka Dhan Yahay Waa Gabay Cajiib Ah
Fardowsa Cabdiraxmaan Salaad
Xasuus SHARE GAREE
Ardayda, Mucalimiinta Iyo Maamulka Iskuulkii Uu Ka Aflaxay Allaha Unaxariistee Axmed Bakaal Oo Usameeyay Kulan Qur,aan Aqris ah
Ardayda, Mucalimiinta Iyo Maamulka Iskuulkii Uu Ka Aflaxay Allaha Unaxariistee Axmed Bakaal Oo Usameeyay Kulan Qur,aan Aqris ah
Mahadsnid Eedo Luul Waxaad Bixisay Talooyin Wax Ku Ool Ah Adi Iyo Dhamaan Waalidiinta Soomaaliyeed
Mahadsnid Hooyadeey Labaad Luul Maxamed Axmed Waxaad Bixisay Talooyin Wax Ku Ool Ah Adi Iyo Dhamaan Waalidiinta Soomaaliyeed
UDUCEEEY WALAALKAAA AHMED BAKAAL OO KAA HORMARAY
Geeridu Iyadaa Wacdi Iyo Waano Noogu Filan
Dhalinyaro Ahaan Waxaa Nala Gudboon Inaan Diinta Barano Oon Maskaxdeena Ka Shaqaysiino Isla Markaasna Aan Iska Ilaalino Hilmaamkaan Faraha Badan
Sidoo Kale Waa Inaan Ilaalinaa La Macaamilka Dadka Kale Ee Muslimiinta Ah
Allaha Unaxariisto Axmed Bakaal Ilaahay Gadaashiis Nama Fidneeyo
Qof Walba Muraad Badan Ayuu Leeyahay Rabbi Ayuu Ka Rabaa Saliga Nabiga Aan Badino Si Alle Noo Aqbalo
Qof Walba Muraad Badan Ayuu Leeyahay Rabbi Ayuu Ka Rabaa Saliga Nabiga Aan Badino Si Alle Noo Aqbalo
Maadixi Macalin Xersi
Shiiq Saciid Maadixi Oo Ku Baaqay Midnimo Diinta Oo La Barto Iyo In Dadka Muslimiinta Ah In Ay Is Jeclaadaan
Shiiq Saciid Maadix Aya Ku Baaqay Midnimo, Diinta Oo La Barto Iyo In Dadka Muslimiinta Ah Ay Is Jeclaadaan Oo Ay Iska Ilaaliyeen Wixii Kala Fogaan Shahooda Ka Shaqaynaya
SHARE GAREE
Gabdhaha Nimankooda Ha raali Geliyaan Janno Hadey Rabaan
Odayaashane Ha Iska Ilaaliyeen Wixii Naar U Dhawaynaya Maadaama Ay Yihiin Hogaanka Qabiilada
Shiiq Cali Axmed
Jumca Wanaagsa. Axbaabta Aan halkaan Ku Saaxiibnay Mid Ka Mid Ah Qasaaidka Aan Idin Kuugu Tala Galnay Suufi Cabdi Samad Ayaa Qaadaya
Jumca Wanaagsa. Axbaabta Aan halkaan Ku Saaxiibnay
Mid Ka Mid Ah Qasaaidka Aan Idin Kuugu Tala Galnay
Suufi Cabdi Samad Ayaa Qaadaya
Muuqaalka Guud Ee Masjidka Jaamaca Ah Ee Guriceel Walaal Share Garee Hal Doolar Oo Aruurtay Waxay U Noqonaysaa Kumanaan Masjidka Wax Wayn Uqabata Maashalalah Waa Gaban Gabo
Taleefoonka Masjidka 0619287777
Salaam Bank 32696869
Shiiq Cabdi Weli Xaaji Diiriye
"Dhamaan Maqluu Qaadka Uu Alle Abuuray Waxay U Ducaynayaan Midka Dadka Bara Khayrka"
Nabi Muxamed Waxaa Waajib Nagu Ah Inaanan Hilmaamin Sababtoo Ah Isagu Nama Hilmaamin
Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Mire ayaa Ka Digay Arin Muhiim Ah
Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Mire ayaa Ka Digay Arin Muhiim Ah Oo Maalmihii Dambe Lagu Arkay Bulshada Soomaaliyeed
Fariinta Sheekha Waxay Cadeynaysaa Qiimaha Mucalimka, Waajibaadkiisa Iyo Qaar Ka Mid Ah Mucalimiinta Oo Ku Dhaca Falal Mucalinimada Ka Baxsan
Muuqaalka Share Gare
Qur,aanka Inaan Dayacno Maxaa Ka Dhalanaya? Sidee Ayaanse Ugu dadaali Karnaa Xuska Rabbi Subxaanahu Wataacalaa? Shiikh Saciid Shiiq Muxumed Cabdiraxmaan
Qur,aanka Inaan Dayacno Maxaa Ka Dhalanaya?
Sidee Ayaanse Ugu dadaali Karnaa Xuska Rabbi Subxaanahu Wataacalaa?
Shiikh Saciid Shiiq Muxumed Cabdiraxmaan
Goobta Waa Xerada Wayn Ee Shiiq Salaad Xaydar Qaybo Ka Mid Ah Culimada Ahlusunah Waljamaaca
Goobta Waa Xerada Wayn Ee Shiiq Salaad Xaydar
Qaybo Ka Mid Ah Culimada Ahlusunah Waljamaaca
Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Mire Ayaa Ka Digay In Towxiid La Qaybiyo Isagoo Sheegay In Kalimatu Towxiid Ay Hal Tahay
Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Mire Ayaa Ka Digay In La Iska Ilaaliyo Dadka Towxiidka Qaybinaayo
Isagoo Sheegay In Kalimatu Towxiid Ay Hal Tahay
Share garee
Warbixin:> Xer, Mashaaikh, Iyo Dadwayne Kale Oo Ka Qayb Galay Siyaarada Shiiq Maxamed Suufi Maryacade
Muuqaal Duube Dayib Mahad Ahmed
Allaha Unaxariitee Marxuum Cumar Xuseen Salaad Oo Todobaadkii Tagay Ku Geeryooday Guriceel Ayaa Xaafadii Hooydiis Waxaa Lagu Qabtay Tacsidiisa
Allaha Unaxariitee Marxuum Cumar Xuseen Salaad Oo Todobaadkii Tagay Ku Geeryooday Guriceel Ayaa Tacsidiisa Waxaa Lagu Qabtay Guriga Hooyada Dhashay Marxuumka
Shiiq Faarax Daahir Oo Ah Wakiilka Shiiq Aadam Dheere Ee Gobolada Dhexe Ayaa Kalimad Ka Yiri Siyaarada Shiiq Nuur Calaa Nuur