Dacwa Media

Dacwa Media Dacwa Media Waa Goob Lagu Soo Gudbiyo Dacwada Diinta Islaamka

08/12/2022

6 qiso oo qosol badan Sh xuseen cali jabuuti

02/12/2022

Daawooyinka La isku Cadeeyo oo La sheegay in laga Sameeyo ilmaha laiska soo Rido

Naarta jahhanamo dusheeda waxaa la saaray buundo lagu magacaabo siraad(صراط). Waa jidka uu mari doono qof walba oo doona...
01/12/2022

Naarta jahhanamo dusheeda waxaa la saaray buundo lagu magacaabo siraad(صراط). Waa jidka uu mari doono qof walba oo doonaya inuu jannada galo.

Jidkaas nabi Muxamed salallaahu caleyhi wasalam iyo ummadiisa (anaga) ayaa u hormari doona.

Waa jid mugdi ah oo ka jilicsan tinta, ka afbadan seefta. Haddii aad dunida kusoo shaqeysatay si fudud ayaad uga gudbeysaa.

Waalidkaaga, walaalahaaga iyo asxaabtaada aad jeceshahay ayaad arkeysaa maalintaas laakiin wax uma qaban kartid .

Meel ka sokeysa jannada waxaa taagan oo kuugu sugayo nabi Muxamed salallaahu caleyhi wasalam, nabigii aad jecleyd ood ku salin jirtay, ee diinta xaqa ah kusoo gaarsiiyay, kuu kala iftiinshahay wadada liibaanta iyo tan khasaaraha.

Ceeb ayay kuugu tahay halkaan markaad mareyso inaad ku salin weydo xabiibkeena salallaahu caleyhi wasalam.

Qof walba dambigiisii uu horay usoo galay waxaa looga dhigayaa jawaano ciid ah oo kale , culeys ayuu la dhaqaaqi weynayaa, haddii aad cuslaato waa kuu dhib oo halaag ayaad qarka u saaran tahay.
Haddii ay kuu fududaato waxaad uga gudbi doontaa jidkaas sida hilaaca oo kale.

Intaad nooshahay jaanis ayaad heysataa is xisaabi oo maalintaas adag usii diyaar garoow.

Alle ha inaga mid dhigo dadka jidkaas siraadka ah si nabad ah uga gudbo. aamiin aamiin yaa rabi .

30/11/2022

| Awooda Ducada Ninkii Dhibanaha Ahaa &Malagii Samada Allah ka soo diray
Faafi muuqaalka

29/11/2022

Xeerka Jinsiga
Subxaanalaah - Dr.Sheikh Abuukar Xasan maalin oo ka Hadlay.

28/11/2022

Owrkii Nabiga Usoo Dacwooday

Faafi muuqaalka

27/11/2022

Sheekh Umal muxuu ka yiri hadalkii Gudoomiye Sacdiyo Samatar

27/11/2022

Ma Rabtaa in Ducada Lagaa Aqbalo

FAAFI MUUQAALKA

26/11/2022

Cudurada oo dhan iska daawee
Faafi muuqalka

23/11/2022

Calaamo lagu garto Qofka uu ilaahay Jecelyahay
Fafi muqalka

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacwa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dacwa Media:

Share


Other Broadcasting & media production in Mogadishu

Show All

You may also like