GEDO MEDIA

GEDO MEDIA tabinta wararka gaar ahaan gobolka gedo iyo maclumaad badan oo idin farxad galin doono

15/01/2024

Inaalilaah wa inaa ilaah
Allaha haunaxariisto waziir abdirashid janan

Mareexanow ilaa goorme wadaysaan sheekadan ah in wax laidin aruuriyoDadki way tashadeene matashataan maxaa caawan idinka...
20/11/2023

Mareexanow ilaa goorme wadaysaan sheekadan ah in wax laidin aruuriyo
Dadki way tashadeene matashataan maxaa caawan idinka dhigay

GEDO wali mawaxay sugeysa Ahmed geeda naar inuu ka xoreeyo shabaab ileen wararka sida ay nagusoo gaarayan Ahmed madoobe ...
19/09/2023

GEDO wali mawaxay sugeysa Ahmed geeda naar inuu ka xoreeyo shabaab ileen wararka sida ay nagusoo gaarayan Ahmed madoobe asaga ayaa ah aabaha shabaab
Wa umad aan lahay leaders horjoogayaal u ah umadooda balse imaad daro iyo tuugsi dilooday
Malahan Oday ay kalatashadaaan masiirkooda
Ilaahay imaanka idinka qaad

Meeraxaanow hawiye shabaab Gedo ayey usoo rareen ee inaa tashataan maxa iidin diidayWadada udhaxeyso luuq iyo Dolow xala...
18/09/2023

Meeraxaanow hawiye shabaab Gedo ayey usoo rareen ee inaa tashataan maxa iidin diiday
Wadada udhaxeyso luuq iyo Dolow xaladeeda caadi maahan

Wiilasha leday dad baa dhalay mahan xaabo dabka lagu sh*to.
Sualo badan ayaana dulhoganayo dhacdadaan.

1) Maxaa geedwayne looduqeeyay hadiibo ciidan dollow kabaxay uu luuq gali karo?

2) Maxaa dhulka loomarin waayay waftigii axmed madoobe ee luuq diyaarada dollow oga raacay?

3) Hadaybo dhacday oo wiilasha la iska biimeeyay maxaa ciidan luuq oga soo bixiwaayay oo ilaa shaatoolow looga hor imaan waayay wadadana looga sii sifayn waayay?

If you're from Gedo or a concerned Somali citizen you need to pay attention in what's happening Dollow Somalia, General ...
11/05/2023

If you're from Gedo or a concerned Somali citizen you need to pay attention in what's happening Dollow Somalia, General Tafsay who's a Ethiopian General, who's head of Ethiopian army based in Dollow has taken over the Dollow airport and is collecting taxes meant for the district

Sawirkaan maxaa ka jiro Somaaliyeey?  GEDO MEDIAMohamud Lafagari
30/03/2023

Sawirkaan maxaa ka jiro Somaaliyeey?

GEDO MEDIA
Mohamud Lafagari

Ramadaan Mubaarak.🌙 أهنيكم بحلول شهر رمضان المبارك.   [ر][م][ض][ا][ن]. [مبارك] !كل عام وأنتم بخير! تقبل الله منّا و منكم...
22/03/2023

Ramadaan Mubaarak.🌙
أهنيكم بحلول شهر رمضان المبارك. [ر][م][ض][ا][ن]. [مبارك] !كل عام وأنتم بخير! تقبل الله منّا و منكم صالح الأعمال وجعلنا من العتقاء .... Waxaan idiinku hambalyayaynaa dhammaantiin walaalaha soo galitaanka bisha barakaysan ee Ramadaan: Ramadaan mubaarak. Allaah sw bishan bisheeda farxad iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo, Malaayiinta naarta uu ka xoraynayana haynaga mid yeelo insha Allaah.

Dadka Rer Gadood cid siyaasada wadanka idinkumatasha oo aad soo doorateen majiro,Waxa kismaayo ka socdana k**a duwana wi...
02/03/2023

Dadka Rer Gadood cid siyaasada wadanka idinkumatasha oo aad soo doorateen majiro,Waxa kismaayo ka socdana k**a duwana wixii Uu Rooble sameeyey.

Hadii aad ogeydeen Kuraas qaadoow markan idinkaa la idinqaadan doonaa.

Halkii wasiir ee idinkumatalay dowlada federalka doorkiisii si kumeelgaar ah ayaa loogu kala xawilay Arimaha Gudaha iyo Villada.

Safarka Madaxweynahana cid gobolkaas matashaa oo la socota majirto,kuwa uu kismaayo ugu tagayna waa garabka kismaayo.

Maamulkii Gedana waxaa maladaalinaayo oo sigsoofan Aalto u tumaaya Fartaag🎷🎷

Dr Mohamed Sh. Doodishe

W/Q Hawis Ahmed

Maamulka Degmada Baladxaawo, wuxuu ku wargalinayaa bulshada ku ganacsato wadada hareeraheeda in ay ka guraan ayna degaan...
03/10/2022

Maamulka Degmada Baladxaawo, wuxuu ku wargalinayaa bulshada ku ganacsato wadada hareeraheeda in ay ka guraan ayna degaan goobaha maamulka uu u diyaariyey. si loo fuliyo mashruuca dhismaha laamiga ee dhawaan bilaamanayo.

Magaalada kaliya ee Gobolka Gedo. Dowladihii dalka soo maray Laami laga dhisayo, inta kale wey ku xigi insha allaah

Hormar iyo hiigsi reer Baladxaawo

Noqo qofka ugu horeeyo ee laamigaasi ku laafyoodo gaariga ku kaxaysta ama sawir ku galo.

Baxdo:- diiwan galinta inkabadan 500 malshiyada salebaan ah ayaa socota oo toos ugu biiraya Xoogga dalka. 34 gaari tikni...
14/09/2022

Baxdo:- diiwan galinta inkabadan 500 malshiyada salebaan ah ayaa socota oo toos ugu biiraya Xoogga dalka. 34 gaari tikniko iyo 8 Zuu ayey watan
Rasaasta Tiknikada(Dhishiikaha) iyo Rasaasta Qoriga Zuu oo fara badan iyo Waliba Dhawr Boqol oo Pkm ayay heleen.

Sido kale 167 qori PKM ayaa soo gaartay cadaado jimhihii oo ku jirtay hal Countenier oo ay lahaayeen xoogga dalka amar lagu furayo keydka zaadka xoogga dalka waxa bixin kara kaliya, MDAXWEYNAHA JFS

Flow up:-
Milkiilyaasha hg ee villada fadhiya baa si cad udiiday in xawaadle la siiyo hub balse taas badalkeeda la siiyo ciidan xoog badan oo dowlada ledahay badalka hubka.

sababta Diidmada, baa lagu sheegay xawaadle oo hub helay inaan loo joogeyn hiiraan iyo matabaan iyo wadadaas dheerba oo HG ay dhib ku qabto marideeda.

Ninkan oo u dhashay dalka China ayaa Meel Fagaaro ah oo Ku Taala dalka China Ku dilay Ama Ku Garaacay Gabadh uu Xiriir j...
14/09/2022

Ninkan oo u dhashay dalka China ayaa Meel Fagaaro ah oo Ku Taala dalka China Ku dilay Ama Ku Garaacay Gabadh uu Xiriir jacayl Kala Dhaxeeyay oo Magalada Maraysay.

Ninkan ayaa Ku qaylinyay Marka uu Gabadha dilayay " intaad lacagtaydii Cuntay baa Misna Block isaaraysaa Taas oo u Muuqatay in Gabadhaan ay Ninka Lacag Ka Cuntay hadana ay Block Saaratay 👀👇😆

Sooqabo mid aad uga shakisantahay inay sidaasi kudhacdo.

KABIHII MARTIDANin baa martiyey mid ka mid ah raggii bakhaylnimada caanka ku ahaa. Mar alle markuu arkay inu nin gurigii...
13/09/2022

KABIHII MARTIDA

Nin baa martiyey mid ka mid ah raggii bakhaylnimada caanka ku ahaa. Mar alle markuu arkay inu nin gurigiisii ku soo socdo ayuu qaylo ku dhuftay “Wiilkaygiyoow marti culus baa innoo timiye suuqa tag oo hilibka ugu wacan inoo soo iibi” Inankii ayaa baxay, balse muddo ka dib isagii oo fara madhan ayuu soo noqday!!!
Aabihii baa weydiiyey : “Aaway hilibkii”
Wiilkii ayaa ku jawaabay “Hiliblihii baan u tegay waxaanu ii sheegay inu hayo hilib sidii subaga oo kale ah. Dabadeed waxan naftaydii kula faqay haddii xaalku sidan yahay miyaad tukaanka subagle ka soo iibsatid subag wacan. Subaglihii markaan u tegayna wuxu ii sheegay inu hayo subag sida biyaha oo kale ah. Dabadeed waxan naftaydii is tustay haddii xaalku sidan yahay miyaad biyihii gurigiina yaallayba aad siisid”
Aabihii oo qoslaya ayaa ku yidhi “Caqliga badan anigaa kugu dhalaye, laakiin Midh baa ku seegtay oo kabihii cusbaa ayaa kaaga dhammaaday intaad kolba tukaan tegaysay!!”
“Aabo kabihii martida ayaan xidhnaa oo kuwaygii way ii yaallaan” ayuu wiilkii ugu jawaabay.

Buuqa ama qayliya facebook wax ku soo xariiqa. Taliye Bakaal Kooke" shaqadiisa waa wataa Hanti Qaran
05/09/2022

Buuqa ama qayliya facebook wax ku soo xariiqa. Taliye Bakaal Kooke" shaqadiisa waa wataa

Hanti Qaran

20/05/2022

Gudoomiyaha Degmada Dolow Somaliya Maxamed Xuseen Cabdi lafeey laamaha amniga ha soo qabteen sharcigana ha horkeneen. kuwa diidan in loo banaanbaxo Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud

Shacabka Degmada baladxaawo ayaa kuqabtay xaflad munaasabeed lagu soo dhaweynayo MADAXWEYNAHA DOORAN EE SOMALIABlse hal ...
20/05/2022

Shacabka Degmada baladxaawo ayaa kuqabtay xaflad munaasabeed lagu soo dhaweynayo MADAXWEYNAHA DOORAN EE SOMALIA

Blse hal halaiga jaahil bixiyo in so dhaweyntani ay Beesha Mareexan kawada siman tahay hambalyada HASSAN SHEIKH ama hal laf oo mareexan ayaa udabaal degtay
Sidaan sawiradani kuarko?


Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xu...
19/05/2022

Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa saaka tagay Bangiga Dhexe, halkaas oo ay kala soo baxeen lacag dhan $9.6malyan oo ahayd lacagtii lagu qabtay garoonka Aadan Cade sanadkii 2018-kii, taas oo ay Hay’addaha DFS isku khilaafeen bilo kahor.

Amar ka yimid Madaxweynaha cusub Xasan Sh ayaa lacagta looga saaray Bangiga dhexe, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo muhiim ah.

Sida ay xogtu cadeynayso talaabada ayaa ahayd mid soo bilaabatay maalmo ka dib doorashadii Soomaaliya, marka ay dhamaatay, iyadoo horey RW Rooble u amray in lafasaxo, balse uu diiday Madaxweyne Farmaajo.

Safiirka iyo Wasiirka Amniga ayaa watay warqad amar ah oo lagu fasaxayo lacagtan, taas oo la aaminsan yahay in ay ogolaansho kahaysato madaxda la doortay.

Address


Telephone

+254722648630

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GEDO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GEDO MEDIA:

Videos

Share