Cabdi Axmad Xajji

  • Home
  • Cabdi Axmad Xajji

Cabdi Axmad Xajji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi Axmad Xajji, TV Channel, .

01/11/2022

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

01/11/2022

Waa hooyada cunugii dhawaan kasoo muuqday baraha bulshada ee suldaan isk**a jiire

Madaxdeenu dan k**a laha maatada ku baaba,aysa magaalada muqdisho ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ˜ฐ
29/10/2022

Madaxdeenu dan k**a laha maatada ku baaba,aysa magaalada muqdisho ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ˜ฐ

29/10/2022

Naxdin waynaa inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฐwaa gabar yara oo laga ag soo qaaday maydka hooyadeed ayadoo ag fadhido fadlan sii shere garee

Allaah u naxariisto Maxamed Ciise Koonaa oo kamid ah wariyayaasha Soomaaliyeed, ayaa ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka...
29/10/2022

Allaah u naxariisto Maxamed Ciise Koonaa oo kamid ah wariyayaasha Soomaaliyeed, ayaa ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.

29/10/2022

Adeer biyo makaa keena ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜€๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜‚ Qosolka aduunka ๐Ÿ˜†๐Ÿ˜… us

28/10/2022

Quruxda muuqaalkani waa mid isoo jiidatay.

Geel badan, oo meel qurux badan daaqaya. โค๏ธ

28/10/2022

Asalka daarood waa carab wax badan ka ogow

28/10/2022

Bilowga Burburka Dowlada Soomaaliya & Jabhadii Dilaacay SSDF & USC

28/10/2022

Meesha jirkeyga kamid ah oo hadda Qoyan waa intee Qosol aduunka ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜๐Ÿ˜€๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ us

09/10/2022

; Kooxaha argaagixasada , ayaa codsaday inay wadahadallo bilaa shuruud ah la galayaan Dawlada somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Xili kooxda Jab iyo burbur kala kulantay dagaallo iyo Kacdoono Ka dhan ah iyaga oo Isbiirsaday midaas oo dawlada somalia iyo Shacabka oo iskaashanaya kula jiraan Kooxdan gabalkeedu dhacay ee argagagixisada ah.

Dhanka kale Ilo wareedyo hoose ayaa Sheegaya inay kooxda Aragagixisada al-shabaab dhexdooda ka Qarxay Dagaal u dhaxeeya laba Garab oo kooxda ah. Garab uu hogaaminayo , iyo Garabka hogaaminayaha kooxda ee Diiriye -cubayda.

Kala shiki xoogan Ayaa kooxda Aragagixisada al-shabaab Soo dhexgalay midaas oo ka timid Dagaaladii ay ku baxeen hogaaminta kooxda Aragagixisada al-shabaab oo Hal beel ah, Sida dheere Afhayeenka kooxda , iyo Ina Daahir Aweys midaas oo Mahad karate oo Ragan iskubeel yihiin DHintay uu ka Gadooday, wuxuuna Dagaal dhexmaray ilaalada Axmed Diiriye oo beesha Mahad karate u Badan waxaana Dagaalkaas ku DHintay oo lagu dilay oo ahaa Taliyaha ilaalada khaaska ah ee Axmed Diiriye ah.

Halka lasoo Sheegayo in Isla dagaalka uu ku dhaawacmay Hogaamiyaha kooxda Aragagixisada al-shabaab -cubayda.

Wixii Faah-faahino kasoobaxa iyo xogo kale oo biyo k**a dhibcaan ah kalasoco halkan..... ; Kooxaha argaagixasada , ayaa codsaday inay wadahadallo bilaa shuruud ah la galayaan Dawlada somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Xili kooxda Jab iyo burbur kala kulantay dagaallo iyo Kacdoono Ka dhan ah iyaga oo Isbiirsaday midaas oo dawlada somalia iyo Shacabka oo iskaashanaya kula jiraan Kooxdan gabalkeedu dhacay ee argagagixisada ah.

Dhanka kale Ilo wareedyo hoose ayaa Sheegaya inay kooxda Aragagixisada al-shabaab dhexdooda ka Qarxay Dagaal u dhaxeeya laba Garab oo kooxda ah. Garab uu hogaaminayo , iyo Garabka hogaaminayaha kooxda ee Diiriye -cubayda.

Kala shiki xoogan Ayaa kooxda Aragagixisada al-shabaab Soo dhexgalay midaas oo ka timid Dagaaladii ay ku baxe

28/09/2022

Ciidanka xooga vs al--shabaab๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

09/09/2022

Villa soomaaliya๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

09/09/2022

ุงู„ู…ุถุญูƒุงุช ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Address


Telephone

+252618159195

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Axmad Xajji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share