Kaar Media

Kaar Media Halkaan waa Telefishinka wararka qoraalka ah ee React Somalia.

Mohammed Deeyoo
23/09/2022

Mohammed Deeyoo

Goormaa kuugu danbeesay??.
18/09/2022

Goormaa kuugu danbeesay??.

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo "Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Waxaan tacs...
01/09/2022

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo

"Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynihii H**e ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hooyadii Xasno Cabdulle Isaaq ay ku geeriyootay dalka Imaraadka Carabta.

Waxaan Marxuumadda Xasno Cabdulle Isaaq Alle uga baryayaa in uu hoygeeda ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay".

Iska Qiyaas Waa Dalkee ❓.
25/08/2022

Iska Qiyaas Waa Dalkee ❓.

22/08/2022
22/08/2022

Isku soo noqad Wanaagsan.

03/03/2022

Turkey military forces 🇹🇷.

02/03/2022
01/03/2022
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA ARRIMAHA SIYAASADDA, NABADDA IYO AMMAANKA EE MIDOWG...
27/02/2022

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA ARRIMAHA SIYAASADDA, NABADDA IYO AMMAANKA EE MIDOWGA AFRIKA

Muqdisho, Febraayo 27, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Midowga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, mustaqbalka waajibaadka shaqo ee hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo guud ahaan xaaladaha amni iyo horumar ee Gobolka.

Gudoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye oo uu weheliyey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay soo dhaweynta diirran ee loo fidiyey, isaga oo bogaadiyey horumarka Dowladda Soomaaliya ay ka gaartay geeddi-socodka arrimaha doorashooyinka, amniga dalka iyo la dagaallanka argagixisada.

Kulankan waxaa Madaxwaynaha ku weheliyey Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise iyo masuuliyiin kale oo ka socday Wasaaradaha XFS ee xiriirka la leh arrimaha hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

DHAMMAAD

26/02/2022

Vs peace.

26/02/2022

Ukraine 🇺🇦🆚🇷🇺.

Waa laga yaabaa.
25/02/2022

Waa laga yaabaa.

 : Ciidamada dhulka ee Ruushka ayaa goordhow gudaha u galay caasimadda Ukrain ee Keiv. Xabado aad u xoogan iyo hubka cul...
25/02/2022

: Ciidamada dhulka ee Ruushka ayaa goordhow gudaha u galay caasimadda Ukrain ee Keiv.

Xabado aad u xoogan iyo hubka culus ayaa laga maqlayaa bariga magaalada Keiv. Waxaana la arkayaaa Gawaarida dagaalka oo Kusii socda gudaha magaalada

Ruushka inuu caasimada Keiv galay waxaa cadeeyay saraakiisha Ukrain.

24/02/2022

Xaaladda .

Waa warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra'iisul wasaaraha  UK Prime Minister kasoo ku aadan xaaladda   .
24/02/2022

Waa warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra'iisul wasaaraha UK Prime Minister kasoo ku aadan xaaladda .

  ayaa saacad gudaheeda   ka dhigay sida wadamada colaada ka jirtoo kale.WAXAAN SUGNAABA WAA KUWII NAGA FAANI JIRAY OO N...
24/02/2022

ayaa saacad gudaheeda ka dhigay sida wadamada colaada ka jirtoo kale.

WAXAAN SUGNAABA WAA KUWII NAGA FAANI JIRAY OO NAGU SOO QAXO.

Waa xaaladda ugu dambeeysay ee
24/02/2022

Waa xaaladda ugu dambeeysay ee

Deg deg waxaa si toos ah u bilaabmay Dagaalka u dhaxeeyo Ukraine iyo Russia waxeyna u muuqataa in Uu bilowday Dagaalkii ...
24/02/2022

Deg deg waxaa si toos ah u bilaabmay Dagaalka u dhaxeeyo Ukraine iyo Russia waxeyna u muuqataa in Uu bilowday Dagaalkii 3aad ee aduunka.

Codkaaga ugu hiili Xil. Mohamed Ibrahim Moalimuu .
23/02/2022

Codkaaga ugu hiili Xil. Mohamed Ibrahim Moalimuu .

Afhayeenka Xukuumadda   Oo Xaaladiisa Caafimaad Soo Hagaagtay Ayaa Dalka Dib Uga Soo Laabatay Alxm Alah U Siyaadiyo Caaf...
23/02/2022

Afhayeenka Xukuumadda Oo Xaaladiisa Caafimaad Soo Hagaagtay Ayaa Dalka Dib Uga Soo Laabatay Alxm Alah U Siyaadiyo Caafimaadka.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA SHEEKH CABDINAASIR XAAJI AXMED OO KU SHAHIIDAY QARAX KA DHACAY  KISMAAYOMu...
22/02/2022

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA SHEEKH CABDINAASIR XAAJI AXMED OO KU SHAHIIDAY QARAX KA DHACAY KISMAAYO

Muqdisho, Febraayo 22, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed oo ku shihiiday qarax ay kooxaha arxan-laaweyaasha Argagixisada ahi kula eegteen magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa xusay in Sheekh Cabdinaasir ahaa daaci weyn oo lafdhabar u ahaa fidinta diinta islaamka iyo ilaalinta caqiidada suubban ee ummadda Soomaaliyeed, waxa uuna Madaxweynuhu tilmaamay in falkaas arxandarrada ah uu ka marag kacayo sida ay argagixisadu duullaan ugu tahay diinta islaamka iyo nolosha haldoorka Soomaaliyeed.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo argagixisada cadowga ku ah jiritaanka ummadda Soomaaliyeed ay ku dhishay magaalada Kismaayo. Sheekh Cabdinaasir waxa uu ahaa daaci weyn oo noloshiisa oo dhan u huray fidinta diinta islaamka.”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, waxa uuna caafimaad degdeg u rajeeyey culimada iyo muwaadiniinta kale ee dhaawacu ka soo gaaray falkaas arxan darrada ah.

DHAMMAAD.

Address

KM4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

Nearby media companies



You may also like