Suugaan Bile

Suugaan Bile Suugaan Bile: Waa Kannaalka Bile Media ee u gaarka ah fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed

15/11/2023

Waa tee heesti ugu hadal-heynta iyo daawashada badeynd ee todobaadkii tagey?

Intaas iyo in kabadan ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, caawa 8:00 PM iyo Barteenna YouTube-ka Suugaan Bile

14/11/2023

Maxaa kala socotaa sheekada heesta Baladweyn?

Barnaamijka Sheekooyinka Heesaha oo Isbuucan kusoo qaadannay heesta Baladweyn ee Xasan Aadan Samatar ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, caawa 8:00 PM

12/11/2023

Taarikhdii Abwaan Ismaaciil Mire Cilmi AUN

Barnaamijka Abwaan

Isbuucii laso dhaafay waxaa nagu soo biirtay 10 Kun oo saaxiibo cusub ah barteena TikTok-ga eeAdiga maka mid tahay?Hadii...
09/11/2023

Isbuucii laso dhaafay waxaa nagu soo biirtay 10 Kun oo saaxiibo cusub ah barteena TikTok-ga ee
Adiga maka mid tahay?

Hadii aad wali nagu so biirin, hada nagu so biir adigo raacaya link-gaan

https://www.tiktok.com/?_t=8hDgp9gDkA9&_r=1

08/11/2023

Waayo faneedka Princess Istaahil iyo caqabadihii ay kala kulantay fanka

Barnaamijka Xiddigaha ka daawo Suugaan Bile habeenka Jimacaha 08:00 PM

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi RaajicuunAlle ha u naxariistee, maareeye ku xigeenkii Tiyaatarka Qaranka, fannaankii caan...
07/11/2023

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Alle ha u naxariistee, maareeye ku xigeenkii Tiyaatarka Qaranka, fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Mohamed Hassan Barrow ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Kenya. Samir iyo iimaan Alle haka siiyo qoyskii uu ka baxay marxuumka.

05/11/2023

Taarikhdii Abwaan Cabdullahi Suldaan Maxamed (Timacade)

Barnaamijka Abwaan

02/11/2023

Barnamijka Qaraami
Heestii :- Hakaba
Xasuustii : Xasan Adan Samatar
Codadkii :- Xuseen Suldan

01/11/2023

Waa kuwee heesaha cusub ee soo baxay toddbaadkan ee qabsaday Baraha Bulshada?
Intaas iyo in kabadan ka daawo Barteenna YouTube-ka Suugaan Bile adigoo raacaya link-gaan: https://youtu.be/OJ2UBfIQ4m0

29/10/2023

Taarikhdii Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir bacadle)

Barnaamijka Abwaan

26/10/2023

Sida ay Najma Cali fanka ugu soo biirtay iyo maalmaheedi ugu wacnaa kala soco Barnaamijka Xiddigaha ee Suugaan Bile, Habeenka Jimacaha 8PM

25/10/2023

Waa kuwee heesaha cusub ee soo baxay toddbaadkan ee qabsaday Baraha Bulshada?

Intaas iyo in kabadan ka daawo Barteenna YouTube-ka Suugaan Bile adigoo raacaya link-gaan: https://youtu.be/16svcQ4PtGo

24/10/2023

Maxaad kala socotaa sheekada Heesta Jeceyl Dhiig Ma Lagu Qoray?

Barnaamijka Sheekooyinka Heesaha Waxaan toddobaadkaan kusoo qaadannay sheekada Heesta Jaceyl Dhiig Ma Lagu Qoray ee Xaliima Khaliif Magool ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, caawa 8:00 PM

18/10/2023

Waa tee heesta baraha bulshada aadka u qabsatay toddobaadkan?

Intaas iyo in kabadan ka daawo Barteenna YouTube-ka Suugaan Bile adigoo raacaya link-gaan :https://youtu.be/5_Fct8aOFEM

17/10/2023

Maxaa kala socotaa sheekada heesta Israa’iil Ma Boodeen?

Barnaamijka Sheekooyinka Heesaha oo Isbuucan kusoo qaadannay heesta Israaiil Ma Boodeen ee Xasan Aadan Samatar ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, caawa 8:00 PM

15/10/2023

Maxaad ka xasuusata gabayadii Abwaan Raage Ugaas Warfaa AUN?

Barnaamijka Abwaan

Waad ku Mahadsantihiin 100k followers ee ku xiran boggeenna TikTok
14/10/2023

Waad ku Mahadsantihiin 100k followers ee ku xiran boggeenna TikTok

12/10/2023

Heesaha Banaadiriga ee Bile Media
Heesta: Galadi Gashayaa
Xasuustii: Luul Jaylaani
Codka: Ayaan Aragsan

11/10/2023

Waa kuwee heesaha cusub ee soo baxay todobadkan, Iyo fanaanad fanka kusoo laabatay Isbuuc kahor na ka baxday?

Intaas iyo in kabadan ka daawo Barteenna YouTube-ka Suugaan Bile adigoo raacaya link-gaan : https://youtu.be/GJlfG4knPYY?si=HZizZjRkWE2EDjMn

09/10/2023

Falanqeynta Fanka waa barnaamij aad kaga bogan doonto hadalheynta heesaha cusub, bandhig faneedyada iyo wararka fannaaniinta

Ka daawo Suugaan Bile habeenka Arbacada

08/10/2023

Shimaali Axmed Shimaali oo farriin u diray Fannaaniinta dambe ee heesihiisa dib u qaada.
Halkaan ka daawo Barnaamijka Xidigaha oo uu fannaanku nagu sharfay heeso uusan horey ugu soo bandhigin meelo kale: https://youtu.be/qBr8fi7t21U

03/10/2023

Waayo jooggii fanka Shimaali Axmed Shimaali , xogtiisa iyo maalmahiisii ugu wacnaa kala soco Barnaamijka Xiddigaha ee Suugaan Bile, Habeenka Jimacaha 8PM

01/10/2023

Maxaad ka taqaannaa taariikhda Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub) AUN?

Barnaamijka Abwaan

30/09/2023

Waa kuma fannaanka ka tirsan hobollada Waaberi ee Naqshadeynta Dahabka aadka ugu dheereya?

28/09/2023

Heesaha Banaadiriga ee Bile Media
Heesta: Laanto Kaligeed
Codka: Cali Shidle

26/09/2023

Barnaamijka Sheekooyinka Heesaha oo Isbuucan kusoo qaadannay heesta Been Go' Lagu Daday ee Maxamed BK ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, caawa 8:00 PM

26/09/2023

Ma dhabbaa in Najma Nashaad ay fanka ka baxday?

21/09/2023

Barnamijka Qaraami
Heestii :- Lahashada Kalgacal
Codadkii :- Dahabo Dagan


19/09/2023

Maxaad kala socotaa sheekada heestii Isa seeg ee Maxamed Xasan Xuseen Lafoole?

Barnaamijka Sheekooyinka Heesaha ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, caawa 8:00 PM

15/09/2023

Barnaamijka Xiddigaha oo xalaqada 1aad marti noogu yahay Khaalid Kaamil,

xalaqadoo dhameystiran ka daawo youtube-ka Suugaan Bile adigoo raacaya link-gaan https://youtu.be/25ZmNscNdrM

13/09/2023

Barnaamijka Xiddigaha oo xalaqada 1aad marti noogu yahay Khaalid Kaamil,

Ka daawo Suugaan Bile Kannaal 10 ee Bile Media, Habeen-ka Jimcaha 8:00 PM

13/09/2023

Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo gabay ku cabiray goobaha dalxiiska dalkeenna iyo Duunyada ku nool

Address

Abdikasim Road, Hodan District
Mogadishu
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suugaan Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suugaan Bile:

Videos

Share

Category



You may also like