16/02/2024
Sheikh axmad iimaam waa runtiis dadbaa Rabaa raba dhaqan ka kufaarta shiineeyska ah oo majuusiga ah raba ineey ku xiraan umadd soomaalida oo muslimiinta ahoow ha laga digtoonaado kufaartu waay naqabsaneeysaa haadi dad ku nagawada baadiyoobaan aan ka digtoonaano qofkasta ehelkiisa yuusan lacag ugu kaalmeeynin ha digtoonaadeen dadkoodana ha uga digeenwaxaasi ma ahan wax ka mid ah diinta islaamka