Ismail Burhan

Ismail Burhan 💫 Personal Growth Advocate | Empowering You To Reach Your Full Potential | Let’s Transform Together

It’s always work time unless you are sleeping☺---------------------------------------------------Marka kaliya aad nasan ...
04/22/2023

It’s always work time unless you are sleeping☺

---------------------------------------------------

Marka kaliya aad nasan kartid waa markaad hurudid☺

I have had more sunsets than sunrises lately because they remind me the endings are always beautiful.Qorax-dhacu mar wal...
04/21/2023

I have had more sunsets than sunrises lately because they remind me the endings are always beautiful.

Qorax-dhacu mar walbo wuxuu i xusuusiyaa shay walbo dhammaadkisa waa qurux!


Qof walbo qofku kasii dadaal badan yahay ayu kafa'ido badan yahay. Qofka dadaalka badan o lakin fahankiisa xooga yar hoo...
04/19/2023

Qof walbo qofku kasii dadaal badan yahay ayu kafa'ido badan yahay. Qofka dadaalka badan o lakin fahankiisa xooga yar hooseyo wuxuu intuu nolosha intuu guul kagaaro ugu suurto gal badan tahay qofka kale qofka caliga leh lakin aanan dadaalin.

Waxaan joogna casri uu qofka meel walbo uu joogo hadu rabo intu noloshiisa wax kusoo kobciyo u samen karo, sidi intu qofka Kheyraadka Aqooneed u haysto uisticmaalo.

Laga yaabo intaad aqoon aad usare aadan baran lakin hadii aad hadaf ledahay ama aad rabtid inti aad wax baratid, qof kaa xigo malahan: Waa adiga, maskaxdada, Telefoonkaga iyo Internet!

DADAAL OO KAFAA'IDEYSO WAQTIGAGA, HADAFKAAGA MARNABA HAKA RAJO LUMIN!

Cirbad aruurtay waa Masaar. Maalin walbo isku day inti aad ugu yaraan hal shay kamid ah Aqoonta aduunka taalo inti aad noloshada kuqoydid!

Maogtahad Ducada aad kuduceysatid wexay lamid tahay falaar aanan weligeed dhaafin yoolkeed?Ramadaan waa bil barakeysan, ...
04/18/2023

Maogtahad Ducada aad kuduceysatid wexay lamid tahay falaar aanan weligeed dhaafin yoolkeed?

Ramadaan waa bil barakeysan, o weliba Ducada aad kuduceysatid aynan lamid aheyn malmaha kale iyo bilaha kale. Kafaa'ideyso bishaan barakeysan oo haka tagin Ducada!

Hailoowin maanta waxa aad haysatid in ay kamid tahay waxyaabaha shalay aad kuducesan jirtay. Birito ne waxa aad rabtid hadaad Allah baryiso birito waxad ubahan tahay oo aadan hada haysanin wad heli doonta in Shaa Allah.

Maanta hadaadan gaarin mowqifki aad nolosha kalahed, haniyad jabin waayo maanta mataagnid meeshi aad shalay tagneed. Dadaalka, sabarka iyo Ducada badso!

Telefoonka iyo teknoolajiyada waa fursad aad ka faa’iido kartaan inaad la kulmaan dadka kale ama inaad fursadooyinka kag...
04/17/2023

Telefoonka iyo teknoolajiyada waa fursad aad ka faa’iido kartaan inaad la kulmaan dadka kale ama inaad fursadooyinka kaga soo horjeedaan. Waxaa jira fursado badan oo lagu talagalay si ay ugu hesho dadka, waxaa jira warbaahinta, khadka internetka, dooqa dhaqan, ciyaarta ganacsiga iyo fursadooyinka dadka sare.

Warbaahinta waxay ku caawin doonaan inaad u ogaato xogta cusub iyo xaaladda caalamka. Khadka internetka waa fursad aad ka faa’iido kartaan si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo aad rabto. Dooqa dhaqan waa fursad aad ka faa’iido kartaan si aad u hesho xayiraadaha dhaqanka. Ciyaarta ganacsiga waxay ku caawin doonaan qofka ganacsade, si ay uga hesho tilmaamaha macaamiisha iyo inay samayso tijaabooyinka ganacsiga. Fursadooyinka dadka sare waxay ku caawin doonaan inaad uga hesho caawimaadka dadka sare iyo inaad u baahan tahay inaad u hagaajiso faa’iidooyinka dadka sare u leh.

Maogtahay Telefoonkaga adigoo isticmaalaya in aad shaqeyn kartid?

04/10/2023

Afarta nooc uu ukala baxo Caqli-Galka sida laga soo xigtay Cilmi-Nafsiyeedka waa:

1) Intelligence Quotient (IQ)
2) Emotional Quotient (EQ)
3) Social Quotient (SQ)
4) The Adversity Quotient (AQ)

1. Intelligence Quotient (IQ): Waa cabbirka heerka fahamkaaga. Waxaad u baahan tahay IQ si aad u xalliso xisaabta, wax u xafido, oo aad u xasuusato casharada.

2. Emotional Quotient (EQ): Waa cabirka awoodaada aad ku ilaalin karto nabada dadka kale, ilaali wakhtiga, masuulka, daacadnimada, ixtiraamka xuduudaha, is-hoosaysiinta, run iyo tixgalinta.

3. Social Quotient (SQ): Waa cabbirka awoodda aad u leedahay inaad dhisto shabakad saaxiibo oo aad ku ilaaliso muddo dheer.

4. The Adversity Quotient (AQ): Waa cabbirka awoodda aad u leedahay in aad marto meel adag oo nolosha ah, kana soo baxdo iyada oo aanad maskaxdaada ka lumin.

Mention someone who would want to hear this 👇🏻Living in Maximal and to your utmost potential is the best thing you could...
03/12/2023

Mention someone who would want to hear this 👇🏻

Living in Maximal and to your utmost potential is the best thing you could do for yourself.

02/10/2023

Part 2 of Note Taking.

02/05/2023

Xasuuso Buug Walba aad Aqriso Adoo Isticmaalaya Xeeladahaan….

02/02/2023

Sida Hadaf Loo Dagsado iyo Tusaale.

01/27/2023

3 Wax Ii Fududeeyay Caado Wax Aqris | Qabtaa 3aad.

01/26/2023

3 Wax Ii Fududeeyay Caado Wax Aqris | Qaybta 2aad.

01/25/2023

3 Wax Ii Fududeeyay Caado Wax Aqris | Qaybta 1aad.

01/22/2023

Isticmaal Xeelada Dhoofinta.

Everyday, we keep creating memories ⛵️💯
01/13/2023

Everyday, we keep creating memories ⛵️💯

I have had more sunsets than sunrises lately because they remind me the endings are always beautiful.
01/04/2023

I have had more sunsets than sunrises lately because they remind me the endings are always beautiful.

12/28/2022

4 Caado Fudud oo Keenaa Horumar Balaaran.

12/26/2022

Khulaaso yar oo ah sida aan buugta u aqriyo.

Address

Downtown
Edmonton, AB
T5G2L2

Telephone

+252612033981

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Burhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ismail Burhan:

Videos

Share