WăÇĎi & WÀÀŃÓ faafiyaha wanaaga

WăÇĎi & WÀÀŃÓ faafiyaha wanaaga Halkaan kala Soco maxaa dirooyin diini ah taariikĥ iyo suugaanta afka soomaliga

11/08/2024
10'ka bishan Muxaram waxaa lagu dhaafaa dambigi sanadkii tagay. Waana maalinti la bad baadiyay nabi Muuse iyo asxaabtiis...
14/07/2024

10'ka bishan Muxaram waxaa lagu dhaafaa dambigi sanadkii tagay. Waana maalinti la bad baadiyay nabi Muuse iyo asxaabtiisi, lana halaagay Fircoon iyo intii la socotay ee awooda is biday.

Sanadkii ugu danbeeyay ee uu Rasuulka ﷺ noolaa waxa uu balan qaaday in uu sidoo kale soomi doono maalinta sagaalaad si uu Yahuuda oo iyagana maalintaas soomo u khilaafo.

Suubanaha ﷺ ma'uusan gaarin sanadkii xigay oo hortiis ayuu dhintay balse innagaa nool oo nalooga baahan yahay in aan soonno, si aan sunnadiisa u dabaqno. Waxaana xusid mudan in labada maalinba ay sunno yihiin oo aysan waajib ahayn.

10'ka Muxaram (Caashuuraa) waxa ay ku beegantahay maalinta Talaadada 16-July-2024 Halka sagaalka ama Taasuucaana ay tahay maalinka ka horeeyo ee Isniinta 15-July-2024.

Dadka intooda badan way moog yihiin fadliga maal mahan ee qof walba inta uu awoodo ehel iyo asxaabba ha xasuusiyo, si uu isagana u helo ajir lamid ah kan ay iyaga helayaan.
" من دلّ على خير فله مثل أجر فاعله "

03/07/2024

Big shout out to my newest top fans! Muhamad Cabdiqaadir Xanaf

21/06/2024

Fiirada gabdhaha ajanabiga ka ah.

18/06/2024

Eegmada dumarka ajaanibtaa

18/06/2024

Sheikh maxamad bukhaari iyo xertiisa. Masha allah

14/06/2024

Jumca wanaagsan. Inta salaadii subti tukatay si gaara alaha idin xafido

11/06/2024

Muxaadiro qiima badan sheikh maxamad koomaad

11/06/2024

Muxaadiro qiima badan. Sheikh maxamad koomaad

09/04/2024

Eid mubaarik

Address

Mogadishu

Telephone

+252906970098

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WăÇĎi & WÀÀŃÓ faafiyaha wanaaga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share