team magala jecel

  • Home
  • team magala jecel

team magala jecel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from team magala jecel, Social Media Agency, .

21/11/2024

Hambaliyo dhamman macalimiinta somaliya

15/11/2024

Reer Arlaadi 🫡🇦🇿

14/11/2024

XAMAR UNI LEH 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

14/11/2024

Hoyga Nabada

12/11/2024

Xamar uni leh waa weynka 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

11/11/2024

Yaa garana meeshan ?

10/11/2024

13 November 🇦🇿🇦🇿🇦🇿

09/11/2024

Buurteena
Hakaboy jinnay 🌃

08/11/2024

Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay

07/11/2024

Hablihii hakabi oo
Hamisho deeren
Hambaliyo hambaliyo

Dhamaan team magala  jecel  Waxay  hambaliyo u direyaan  Macallin  Cali Cabdullaahi Yarow  oo usoo idlaatay waxbarashada...
21/08/2024

Dhamaan team magala jecel Waxay hambaliyo u direyaan Macallin Cali Cabdullaahi Yarow oo usoo idlaatay waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda. Waxaan Alle kaaga baryaynaa cilmiga aad soo baratay in uu kaaga dhigo mid ku anfaca Aakhiro iyo adduunba.

Hambaliyo

12/07/2024

KGS🇦🇿🇦🇿 girls 👧

19/06/2024

Gabdhaha KSG QURUX BADANAAA

ShuurudahaFallow dhexLike saarShare dhexQofka ugu horeeya Ayaa soo qaadan doonaa Hadii shuruudaha ka tagto kadib ka jawa...
12/03/2024

Shuurudaha

Fallow dhex
Like saar
Share dhex

Qofka ugu horeeya Ayaa soo qaadan doonaa
Hadii shuruudaha ka tagto kadib ka jawaabto su.aasha ma heli doonto abaalmarinta

+252612504243

team magala  jecel
12/03/2024

team magala jecel

  Ramadaanku waa tiirka afraad ee caqiiddada Diinta Islaamka, waana bisha sagaalaad ee tirsiga Higriga.Ramadaanku bisha ...
12/03/2024


Ramadaanku waa tiirka afraad ee caqiiddada Diinta Islaamka, waana bisha sagaalaad ee tirsiga Higriga.
Ramadaanku bisha ugu mudan sannadka, waa bishii la soo dejiyey Qur'aanka kariimka ah, waa bishii raxmadda, waa bishii cafiska, waa bishii barakada, waana bishii soonka.

Bishani waxaa ay kulansatey barako & kheeyr, taqwo & khushuuc, naxariis & iimaan, duco & rejo.

Alle waxaan ka tuugeeynaa cafis & caafimaad iyo in uu naga aqbalo camalka wanaagsan.🤲.

Dhammaan team magala jecel waxey ummadda musliimiinta leeyihiin Ramadaan mubaarak.

#كل عام وانتم بخير

28/01/2024

Wax walba oo aad sameyso ogaaw in ay kugu soo laabanayaan

Wanaag iyo xumaaanba

team magala jecel

Share and Like

27/01/2024

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ،
من ستر مسلما ،ستره الله فى الدنيا الاخرة

Nabiga wuxuu yiri qof kii qof muslin ah ceybtiisa qariyo
Ilaahy ayaa cebtiisa u qariyaa asna aduun iyo aakhiraba

team magala jecel

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when team magala jecel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to team magala jecel:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share