Cumar Baashane

Cumar Baashane kusoo dhawaaw page-keyga Cumar Baashane oo aad si xor ah ugu dhiibo karto fikirkaada. waxaa ahay Cumar Cusmaan.

waxaan kugu soo dhaweynaa page-keyga oo aad si xor aragtidaada ugu dhiiban karto. halkaan kala soo soco warbixino joogta ah oo ku saabsan arimaha Bulshada, siyaasada, dhiirigalin, iyo Diinta.

"Waa go,aankeyga igu adkaa inaa aado Muqdisho, maxaa yeelay xasuuso badan ayay igu leedahay, waxaa rabaa inaa booqdo xaa...
26/01/2025

"Waa go,aankeyga igu adkaa inaa aado Muqdisho, maxaa yeelay xasuuso badan ayay igu leedahay, waxaa rabaa inaa booqdo xaafadeyda Taleex oo aan aad u jeclahay muddo badan joogay iyo meelo kala oo Muqdishu katirsan".

Sidaas waxaa yiri Yuutubarka caanka ah ee Asad Hagio.

Asad ayaa Muqdishu ugu danbeysay isagoo dhaawac ah isla markaana dalka Maleysiiya loogu qaaday xaalad caafimaad nasiib wanaaag wuxuu dib Muqdishu ugu soo laabanayaa isagoo caafimaad qaba.

Welcome saaxiib

24/01/2025

Hodan yariisey iyo Aabaheed, jimco kasta qabriga marxuumad farxiyo ayay booqdaan.

Shalay cunto ayay xaafadeeda ku karsaneysay oo jawi dagan ayay ku jirtay mana ku fakireynin sidaan ayay xaalada isku bad...
24/01/2025

Shalay cunto ayay xaafadeeda ku karsaneysay oo jawi dagan ayay ku jirtay mana ku fakireynin sidaan ayay xaalada isku badali doontaa balse waa adduunyo iyo xaalkeeda.

Halkaan waa carwo Taleex ee degmada Hodan ee magaalada Muqdishu.

23/01/2025

Shuushuu Abdalla iyo Hooyadeed.

"Ani iyo abdullaahi muddo badan waa is naqaanay balse xiriirkeena wuxuu socday muddo hal sanno ah. Dhalinyarada single a...
22/01/2025

"Ani iyo abdullaahi muddo badan waa is naqaanay balse xiriirkeena wuxuu socday muddo hal sanno ah. Dhalinyarada single ah waxaa u rajeynaa guur farxad leh.

Adinkana iisoo duceyaa inuu isha Bani'aadama alle naga xijaabo".

Shuushu Abdalla.

22/01/2025

Gabdhihii caanka ahaa qof aan la aqoonin oo lacag leh ayaa aroosayo. Lol

22/01/2025

$18-kun oo doolar meeqa gram oo dahab waaye? Shuushuu iyo saygeeda abdalla

Shuushuu Abdalla  iyo abdullaahi Maxamed meherkooda wuxuu ahaa $18-kun oo doolar.Masha allah. Hambalyo.
22/01/2025

Shuushuu Abdalla iyo abdullaahi Maxamed meherkooda wuxuu ahaa $18-kun oo doolar.

Masha allah. Hambalyo.

Shukri Cabdullahi cadoow iyo saygeeda Cabdullahi ayaa meherkooda maanta ka dhacay Hotel Rio Palace ee magaalada Muqdishu...
22/01/2025

Shukri Cabdullahi cadoow iyo saygeeda Cabdullahi ayaa meherkooda maanta ka dhacay Hotel Rio Palace ee magaalada Muqdishu.

Shukri oo ay dadka u yaqaanaan shuushu Abdalla ayaa kamid ah gabdhaha baraha bulshada saameynta wanaagsan ku leh.

Shukri iyadoo Live Tiktok saaran ayaa gabdho saaxiibadeed ah kula taliyeen in xaflada arooskeeda soo xirato dhar aan asturneen oo madaxeeda la arkaayo balse iyadu waxa ay ku jawaabtay in qoyskeeda eheen dad is qaawiya oo tinta baneesta.

Hambalyo shukri iyo saygeeda abdullahi.

Cumar Baashane

22/01/2025

Inta salaada subax tukatay ayaa salaamaa?

Sheekh Mustafa xaaji ismaaciil Haaruun. Alla ha xifdiyo
21/01/2025

Sheekh Mustafa xaaji ismaaciil Haaruun. Alla ha xifdiyo

21/01/2025

Shuushu Abdalla arooskeeda ayaa berri dhici doona.

Hambalyo hordhac ah.

20/01/2025

Qof saacadaan soo jeedo miyaa jira?

"Waxaa iga go'ay oo waayay nimcada caruurta sanado badan, illaa dhakhaatiirtu iga rajo dhigeen balse waxaa timid nafis a...
20/01/2025

"Waxaa iga go'ay oo waayay nimcada caruurta sanado badan, illaa dhakhaatiirtu iga rajo dhigeen balse waxaa timid nafis aad u wayn oo alle iga yaabiyay wax bixintiisa.

Ilaahey baan ku dhaartee ma helin sabab ka weyn oo aan ku gaaray nafiskaas oo aan aheyn istiqfaarta"

Sidaas waxaa yiri Sheekh Maxamud Al-Xasanat oo kamid ah culimada aad loogu yaqaano baraha bulshada.

20/01/2025

Haddii ilaahay ku waafajiyey in aad Tukato Salaada Subax Caafimaadna ku soo kacday Alxamdulillaah dheh.

16/01/2025

Qof aad Guursaneysid caafimaadkiisa iska hubi.

15/01/2025

Alle ha u aqbalo ducada iyo Qur,aanka walaasheen Farxiyo.

15/01/2025

45 maalin ayaa ka dhiman bisha Barakeysan ee Rammadaan. Alle nabad iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615002495

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar Baashane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share