Sadar iyo Subax

Sadar iyo Subax ๐ŸŒผโœ๏ธPage waxaad ka heli kartaa casharo gaagaaban oo ah English iyo cashara kaloo naftaada faido u leh. Please follow and share.

  iyo   in English  and
26/12/2024

iyo in English
and

๐ŸŒธ The good freind is the person who..Encourage you with the good thingsCovers your weakness and keepsyour secret When yo...
03/12/2024

๐ŸŒธ The good freind is the person who..

Encourage you with the good things
Covers your weakness and keeps
your secret
When you are with them you feel happy
if they are away from you, you miss them

If you donโ€™t find that person be a friend of yourself

Saaxiibka wanaagsan waa qofka..
Khayrka kuu dardaarma
Sirtaada qariya,ceebahaaga daboola
markaad la joogto aad farxad dareento markaad ka maqantahayna aad tabto
Hadaad kaas waydo naftaada ka saaxiib

08/11/2024

vocabulary
Safarka kaa anfacaya

๐Ÿ“ could you put my bag in the overhead compartment?
Boorsada kor ma ii galin kartaa?

๐Ÿ“sure i will do that
Haa waan samayn karaa

๐Ÿ“can i ask something?
Wax maku waydiin karaa?

๐Ÿ“yes, is there something i can help you with?
Wax aan kaa caawin karo ma jiraan?

๐Ÿ“feel i bit cold, so i would like a blanket please
I will get it right away

other ways to say โ€œthinkโ€Siyaala kale oo loo dhihi karo โ€œthinkโ€
13/09/2024

other ways to say โ€œthinkโ€
Siyaala kale oo loo dhihi karo โ€œthinkโ€

12/09/2024

maalinlaha ah ee Schoolka laguugu dhigo ku badalo kuwan casriga ah si aad ugu hadashid sida dadka luuqada u dhashay(like a native Speaker)

1-nice to meet you~~ ku badalo
๐Ÿ˜Šitโ€™s a pleasure to meet you!
๐Ÿ˜Šglad to meet you!

2)how are you? ~~Ku badalo
๐ŸฃHowโ€™s it going?
๐ŸฃHowโ€™s everything going with you
๐Ÿฃwhat have you been up to?

3) Iโ€™m fine,thanks~~ku badalo
โ–ช๏ธcanโ€™t complain
โ–ช๏ธI couldnโ€™t be better
โ–ช๏ธIโ€™m good, thanks

4)where are you from? Ku badlo
๐Ÿ”ธare you from around here?
๐Ÿ”ธare you local?
๐Ÿ”ธwhere is home?

La soco qaybaha kale

04/09/2024



๐Ÿฆ‹Simple Past Tense๐Ÿ”ธ๐Ÿ’ก๐ŸŒบ

Simple Past tense is used for an action that happened in the Past
โ€œโ€Wax dhacay xili la soo dhaafayโ€โ€
Example: I visited my grand mom last week(asbuucii la soo dhaafay ayaan ayayday booqday)

Formula(Qaacido)
Subject+Verb+Ed+object

๐Ÿ”ธMarkay irregular verbs meesha soo galaan(falalka aan joogtada ahayn) wuu is badalaa dhamaadka jumladuhu. mar walba ed kuma dhamaadaan) Exmaple: I drank tea this morning(drink) waa
irrugular verb

Exsmple of irregular verbs๐Ÿฆ‹:
Verb Past tense pp
Drink. Drank. Drunk
Drive. Drove Driven
Eat. Ate. Eaten

29/07/2024

education
Ku saabsan wax barashada๐ŸŒบ

A) What do you do?
Maxaad qabataa?
๐Ÿ˜Ž Iโ€™ma a student
Arday ayaan ahay

A) Whatโ€™s your major?โ€”
Maxaad barataa ?
๐Ÿ˜Ž My major is accounting
Waxaan bartaa xisaabiye

A)How long have you been studying accounting?
imisa sano ayaad baranaysay?
B)I have been studying accounting for 4 years
4 sano ayaan baranayay

A)What do you want to do after graduation?
Markaad dhamaysit maxaa kuu qorshaysan?
๐Ÿ˜Ž i want be a banker
bank haye ayaan rabaa in aan noqdo

๐ŸŒผDadkaan maxay samaynayaan? Isku aadi sawirka iyo jumlada is lehKan 1aad waa laga shaqeeyayA) reviewing office register ...
26/06/2024

๐ŸŒผDadkaan maxay samaynayaan? Isku aadi sawirka iyo jumlada is leh
Kan 1aad waa laga shaqeeyay

A) reviewing office register book
B))
C)
D)
E)
F)โ€ฆ.
โœจWorking on the Computer
โœจReviewing papers
โœจReviewing office register book
โœจTalking on the phone
โœจDrinking Coffee
โœจDiscussing with a friend

11/06/2024

๐ŸŒผ .

๐ŸŒบWe use the future perfect to talk about future actions that: will finish before a certain time in the future:

๐ŸŒบFuture perfect waxaa loo isticmaalaa fal/ficil dhamaan doona future ka waqti cayiman ka hor

โœ๐Ÿฝexmaple: โœจThe guests are coming at 8 p.m. I'll have finished cooking by then.
โœจMartidu waxay imaanayaan 8:00pm ilaa waqtigaasana cunto karin waan dhamayn doonaa

โœจ I won't have written all the reports by next week.
โœจreportska dhan kuma dhamayn doono asbuuca soo socda

07/06/2024


Sida loo isticmaalo โœจ
๐ŸŒปWe use get used to talk about the process of becoming familiar with somethin
๐ŸŒป.. (used) waxaa loo isticmaalaa wax lala qabsaday ama la samayn jiray
โญ๏ธExample: I used to read a lot when i was younger
๐ŸŒบAad baan wax u akhriyi jiray markaan yaraa

โญ๏ธIโ€™m finding this new job harder but Iโ€™m sure I will get used to it soon
๐ŸŒบshaqadan cusub way igu adagtahay laakin waan hubaa in aan dhakhso ula qabsan doono.

27/05/2024


โœ๏ธ๐ŸŒบComparative and Superlative:
waa is barbar dhig 2 shay.

: Erayga halka dhawaaq leh
(one Syllabl) sida dhamaadka ayaa lagaga daraa (er ama est)
.

Erayada labada dhawaaq leh ama ka badan (2 Or more syllable) waxaa lagu daraa . Sida beautiful more beautiful most beautiful.

26/05/2024

of
1) Nouns Eg: Ali, Fatima, Adam..

2) Verbs. Fal/ficil Eg: walk, run, eat, clean

3) adjectives. . Eg: Beautiful, big,samll

4) adverbs: fal kaab: Eg: slowly. Early.

5) prepostions: meeleeye: on, at. In, from.

6)pronouns: magac u yaal: Eg : he,she, it

7) conjunctions: isku xidhe: Eg:and, but,or, for

8)interjections: la yaab: Eg: Oh. Wow.

 โœ๏ธwaligaa  ๐ฆ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐š๐ฒ  ๐ช๐จ๐Ÿ ๐๐ก๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š ๐ข๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฒ๐๐ข๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐๐ก๐ฎ๐ญ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ก๐จ ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ญ๐ข๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ก๐š๐š ๐š๐Ÿ๐ค๐š ...
20/05/2024

โœ๏ธ
waligaa ๐ฆ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐๐ก๐ฎ๐ญ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š ๐ข๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฒ๐๐ข๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐๐ก๐ฎ๐ญ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ก๐จ ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ญ๐ข๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ก๐š๐š ๐š๐Ÿ๐ค๐š ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก๐ค๐š *๐‹๐ข๐ฆ๐ฉ*

๐€) ๐ฐ๐ก๐ฒ ๐š๐ซ๐ž ๐ฒ๐จ๐ฎ ๐‹๐ข๐ฆ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐ก๐š๐ญ ๐ก๐š๐ฉ๐ฉ๐ž๐ง๐ž๐ ๐ญ๐จ ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐ž๐ ? Maxaad la dhutinaysaa maxa lugta kaaga dhacay?
๐} ๐ข ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฉ๐ฉ๐ž๐ ๐จ๐ง ๐š ๐ฐ๐ž๐ญ ๐Ÿ๐ฅ๐จ๐จ๐ซ ๐˜๐ž๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐๐š๐ฒ. ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ช๐จ๐ฒ๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐šn ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ข๐›๐ฑ๐š๐๐š๐ฒ/๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฒ

๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฉ=๐ฌ๐ข๐ข๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ/๐ฌ๐ข๐›๐ฑ๐š๐ฌ๐ก๐จ

https://t.me/HamdaRose11/377Ka jawaab
10/05/2024

https://t.me/HamdaRose11/377

Ka jawaab

Which one is Present Perfect Continuous Tense? Jawaabta ka fiiri meesha laambadu ku sawirantahay๐Ÿ’ก A)l have studied English / B)| studied English / C) I have been studying English for 4 months

10/05/2024

Address

Mogadishu
2524

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadar iyo Subax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share