Mohammed Abdikadir

Mohammed Abdikadir Halkaan waxaa ka Heli Doontaa wararka warbixinada, Dhacdooyinka Siyaasada Iyo Arimaha Bulshada. fadlan kasoo Mid Noqo. Political

26/10/2025

Jabku ragga waa u door haduu wadku daayo. Sheeko qosol badan

Xasuuq naxdin leh oo ka dhacay Qaayib, GalgaduudDeegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ayaa xalay laga soo sheegay fal ar...
09/10/2025

Xasuuq naxdin leh oo ka dhacay Qaayib, Galgaduud

Deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ayaa xalay laga soo sheegay fal argagax leh oo lagu dilay hooyo iyo ubadkeed, dhacdadaas oo si weyn uga nixisay bulshada Soomaaliyeed. Dilkan foosha xun ayaa ka hor imanaya diinta Islaamka, dhaqanka suubban iyo qiyamka baniโ€™aadantinimo.

Waxaan ugu baaqayaa maamulka Galmudug iyo hayโ€™adaha amniga in ay si degdeg ah u baaraan falkan, cadaaladdana la horkeeno kuwii ka dambeeyay.

Alle ha u naxariisto hooyada iyo ubadkeedii lagu laayey, ehelkoodana samir iyo iimaan ha ka siiyo. Falkaasi waa mid laga naxo oo gebi ahaanba laga xumaado.

06/10/2025

Howldka Awdheegle waxaa lagu sii bursanayaa Firxadka khawaarijta.

ใ‚š

๐Š๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐๐๐ข๐ข ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐šKhudbadda Madaxweynaha Qaranka ee furitaanka Kalfad...
29/09/2025

๐Š๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐๐๐ข๐ข ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š

Khudbadda Madaxweynaha Qaranka ee furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka maanta ka jeediyey waxay ka muuqatay kalsooni, aragti hoggaamineed iyo yididiilo horumarineed. Waxay ahayd mid ka tarjumeysa ku qanacsanaanta shaqadii saddexdii sano ee la soo qabtay, isla markaana muujineysa in ๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ ay awood u leedahay horumar iyo mira-dhal dhab ah.

Madaxweynuhu wuxuu caddeeyay in ๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ ay hiigsaneyso tartan caalami ah, soo saarista kheyraadkeeda dabiiciga ah, iyo in khilaaf kasta lagu xalliyo wadahadal iyo is-afgarad, maadaama xabbaddu aysan xal u noqon karin bulshada.

๐…๐š๐ซ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐ž๐ก:
โ€œMustaqbalka ๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚ waa mid sugan, iftiinkiisa ayaan idiin tusayaa; dowladnimada taageera si aan u gaarsiino himiladeenna qaran.โ€

๐•„๐”ธ๐•๐”ธ๐• ๐•‚๐•Œ๐•ƒ๐”ธ ๐•‹๐”ธโ„๐”ธ๐• ๐”ธ๐”ป๐•€๐”พ๐”ธ?

23/09/2025

Meeshii Tiktok ahayd waxaa ka bilowdey Kacdoon.

13/09/2025

Maxbuus la qabtay oo bixiyay Xog Muhiim ah.

13/09/2025

Guusha Ciidamada Qaranka waa farxadda shacabka Soomaaliyeed.

12/09/2025

Dhaanto Cusub galayrada galmudug "Geeri lama huree u bareera halis"

Hon Alfa Jamaal Hello and Kiin Botan.

Midabka Kaadidaada Maxay Ka Sheegayaan CaafimaadkaagaKaadidu kaliya qashin ma ahaโ€”waa muraayad muujin karta xaaladda gud...
25/08/2025

Midabka Kaadidaada Maxay Ka Sheegayaan Caafimaadkaaga

Kaadidu kaliya qashin ma ahaโ€”waa muraayad muujin karta xaaladda gudaha ee jirkaaga. Midabka kaadida wuxuu bixin karaa tilmaamo muhiim ah oo ku saabsan heerka biyo-cabbista, cuntooyinka aad qaadato, daawooyinka aad isticmaalayso, xitaa xaalado caafimaad oo dhici kara. Inaad u fiirsato isbeddelka kaadida waxay kaa caawin kartaa inaad h**ey u ogaato dhibaatooyin iyo inaad ilaaliso caafimaadkaaga guud.

Hoos ka aqri......๐Ÿ‘‡

1. Kaadi Cad ama Jaalle Khafiif ah: Waxaad Tahay Mid Si Fiican U Haraad Bixiyay
Haddii kaadidaadu leedahay midab jaalle khafiif ah ama sida cawska iftiinka, waxay badanaa muujinaysaa inaad biyo ku filan cabtay oo kilyahaagu si fiican u shaqeynayaan. Tani waa midabka ugu wanaagsan ee kaadida.

๐Ÿ‘‰ Talo: Haddii kaadidaadu mar walba aad u cad tahay, waxaa dhici karta inaad biyo aad u badan cabayso taas oo keeni karta in jirkaaga laga saaro macdano muhiim ah.

---

2. Jaalle Madow ama Midab Dahab ah: Waa Inaad Biyo Badisaa
Haddii kaadidaadu noqoto jaalle madow ama huruud dhalaalaya, badanaa waxay calaamad u tahay haraad (dehydration). Marka jirkaagu biyo yaraado, kilyaha ayaa isku dayaya inay kaydiyaan biyaha, taasoo keenta kaadi isku uruursan.

๐Ÿ‘‰ Xalka: Cab biyo badan inta lagu jiro maalinta, gaar ahaan ka dib jimicsi ama cimilada kulul.

---

3. Kaadi Oranji ah: Haro Ama Saameyn Dawo
Midabka oranji wuxuu ka imaan karaa haraat daran ama daawooyin gaar ah sida rifampin, sulfasalazine, ama phenazopyridine (oo loo isticmaalo xanuunka kaadimareenka). Qaadashada badan ee beta-carotene (karootada) ama fitamiin C ayaa sidoo kale sababi karta.

๐Ÿ‘‰ Goorta laga welwelo: Haddii oranji kaadidu ay la socoto saxaro midab khafiif ah ama indho iyo maqaarka oo huruud noqda, waxay muujin kartaa dhibaato beerka ama dhuunta xameetida. Markaas waa muhiim inaad dhakhtar la xiriirto.

---

4. Kaadi Casaan ama Pink ah: Ha Argagixin, Laakiin U Fiirso
Haddii kaadidaadu noqoto casaanka ama pink, mararka qaar waxaa sababa cunista cuntooyin sida beetroot, blueberries, ama rhubarb. Laakiin sidoo kale waxay noqon kartaa calaamad dhiig ku jira kaadida (hematuria), taas oo ka dhalan karta:

Caabuqa kaadimareenka (UTI)

Dhagaxanta kilyaha

Dhibaatooyinka qanjirka 'prostate'-ka

Cudurrada kaadiheysta ama kilyaha

๐Ÿ‘‰ Ogow: Haddii aad aragto kaadi casaan/pink ah oo aanay cunto sabab u ahayn, la xiriir dhakhtar si loo hubiyo.

La wadaag Dadkaaga.

โ€œSomaliland waxaan leenahay h**e u socda, waanu garab taaganahay, raali k**a nihin burburka, cayda iyo cunaqabaytaynta l...
21/08/2025

โ€œSomaliland waxaan leenahay h**e u socda, waanu garab taaganahay, raali k**a nihin burburka, cayda iyo cunaqabaytaynta lagu hayoโ€

Raysal wasaarihii h**e Soomaaliya Maxamed Rooble

Sidee u aragta?

General IndhaCadde ayaa yiri โ€œGabdho ayaa ii jooga nin H.G ah haddii ay ii keenan Lacag k**a rabo, waxaan rabaa inaan re...
21/08/2025

General IndhaCadde ayaa yiri โ€œGabdho ayaa ii jooga nin H.G ah haddii ay ii keenan Lacag k**a rabo, waxaan rabaa inaan reerka badiyo"

Address

Mogadisho
Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohammed Abdikadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share