Haatuf Show

Haatuf Show Heylan TV waa warbaahin madaxbanan oo u shaqaysa bulshada Somaliyeed.

Waa wax  la yaabo kamiradan dul taagan bukaanada maalin kasta,hadana aan cashar lago baraneyn weerarka subaxdii ay AS sa...
11/06/2024

Waa wax la yaabo kamiradan dul taagan bukaanada maalin kasta,hadana aan cashar lago baraneyn weerarka subaxdii ay AS saf marka ugu qaadan xeryaha mela teri ee gobalada dalka.

19/05/2024
 :- Gabadhan waxaa la yiraahdaa Rayaan Maclin Biiley waxaa watay wiil dhalinyaro ah lagu Magacaabo Nuur Aadan Maxamed, i...
17/05/2024

:- Gabadhan waxaa la yiraahdaa Rayaan Maclin Biiley waxaa watay wiil dhalinyaro ah lagu Magacaabo Nuur Aadan Maxamed, iyada oo ay Wiil kale Xaaskiisa ah.

Gabadhaas waa Xaas Ciidamada Amaanka iyo Cid alaala cidii aragto waxaa laga codsanaya inay gacanta ku dhigaan ayna la xiriiraan ehelkeeda oo laga heli karo.

0615808445 ama 0616076113

08/05/2024

Wiil dhalinyaro ah ayaa hada lagu toogtay Degmada Buulo-burte.

Wiilka waxaa loo dilay aano qabiil sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya halkaasi.

3 bisha may maanta oo kale sanad kasta waxaa loo dabaal degaa maalinta xuriyada saxaafada aduunka oo idil,hayeeshee sana...
03/05/2024

3 bisha may maanta oo kale sanad kasta waxaa loo dabaal degaa maalinta xuriyada saxaafada aduunka oo idil,hayeeshee sanadkaan weriyaasha soomalia waxaa ay wajahayaan daruufo kala duwan oo ay ugu h**eyso caburinta saxaafada.

Intaas waxaa dheer weriyasha kusugan soomalia waa shiqaalaha ugu lacagta yar ee kashiqeeya gudaha soomalia,ayagoo lakulmaya tacadiyo kala duwan oo is kugu jiro,caga jugleyn,xarig,masaafurin iyo dil baraara oo ay lakulmaan.

Hayeeshee hadana majoojiyaan,dadaalka ay ugu jiraan in ay soomalia noqoto dal nabada,oo laga ogol yahay hadalka bulshada.

Saxaafadu waa awooda 4 aad ee duunka,waxaana loogu tala galay in ay isku shaan dheyn kusameyso awoodaha dalalka kajira,si aan loogu tuman xaquuqda dadka aan awoodin in ay hadalaan,sidoo kale saxaaafadu waa isku duwaha awooda dowlada iyo maamulada dalalka kajira.

Hambalyo hambalyo bahda warfidiyeenka soomalia,waxaan rijeyneynaa,in ay dhaamto caburinta saxaafada madaxa banaan ee soomalia.

Sufiyaan Shiikh Axmad taageeye waxaa uu sheegay in uu qalad yahay dastuurka soomalia,gesteena Loo bahan yahay in bulshad...
30/04/2024

Sufiyaan Shiikh Axmad taageeye waxaa uu sheegay in uu qalad yahay dastuurka soomalia,gesteena Loo bahan yahay in bulshada lagu xukumo kitaabka iyo sunada rasuulka salalaahu caleyhi wasalam.

Hadaba maku raacsan tahay,maxaase hortaagan in la dhegeysto afkaartiisa..?

Jilaaga caanka ah, ee reer Holland Donny Roelvink ayaa qaatay diinta Islaamka. Dalka Ingiriiska, waxaa la sheegay in 50%...
30/04/2024

Jilaaga caanka ah, ee reer Holland Donny Roelvink ayaa qaatay diinta Islaamka. Dalka Ingiriiska, waxaa la sheegay in 50% ay korartay dadka Diinta Islaamka soo galaya tan iyo markii dagaalka Qasa billowday bishii October 2023-kii.

Maamulka SSC-Khaatumo oo Warsaxafadeed kasoo saaray rag lagu laayey Gobolka Sanaag.
29/04/2024

Maamulka SSC-Khaatumo oo Warsaxafadeed kasoo saaray rag lagu laayey Gobolka Sanaag.

The Cabinet of Ministers of the Federal Government of Somalia, which held its meeting today, was presented with the arti...
18/04/2024

The Cabinet of Ministers of the Federal Government of Somalia, which held its meeting today, was presented with the articles of agreement reached by the governments of Somalia and Tanzania.

The agreements passed by the council are, an agreement between the governments of Somalia and Tanzania, the connection of prisoners of war and the cooperation agreement.

The Council meeting chaired by the Prime Minister of XJFS, Mr. Hamsa Abdi Barre, was heard from the Ministry of Internal Security and reports related to the general security of the country, the establishment and the fight against AS.

I always stand by our Somali girl Bilan, the reason why the West is looking for her shame is that she was fighting for t...
11/04/2024

I always stand by our Somali girl Bilan, the reason why the West is looking for her shame is that she was fighting for the black color I was not discriminated against in the European continent, the white people recognize the rights of the African spirit, a great hero 💔

 : Golaha wasiirada oo maanta u magacaabay Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane C/...
04/04/2024

: Golaha wasiirada oo maanta u magacaabay Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

War Cusub : Salwan Momika oo ahaa Ninkii kitaabka qur’aanka ah dhawr jeer ku gubay dalka Sweden, kaas oo kasoo jeeday da...
02/04/2024

War Cusub : Salwan Momika oo ahaa Ninkii kitaabka qur’aanka ah dhawr jeer ku gubay dalka Sweden, kaas oo kasoo jeeday dalka Ciraaq ayaa bakhtigiisa laga helay Wadanka Norway

Lama oga sababta dhimashadiisa balse falkii gurracnaa ee kitaabka Quraanka kariimka uu kula kacay ayaa ka careysiiyay Muslimiinta Caalamka.

Abdishakuur Dayib

Luayyi Tawam wuxuu Qur’aanka oo dhan ku dhameeyey hal rakcad  muddo 8 saacadood ah.Magiciisu waa Luayyi Tawam oo kasoo j...
31/03/2024

Luayyi Tawam wuxuu Qur’aanka oo dhan ku dhameeyey hal rakcad muddo 8 saacadood ah.

Magiciisu waa Luayyi Tawam oo kasoo jeeda Falastiin, Salaada Taraawiixda ilaa salaad subax ayuu Hal rakaco ku dhameeyay quraanka kariimka oo dhan.

Maamul Goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray dhameystirka dastuurka ee shalay ay ansixiyeen labada aqal ...
31/03/2024

Maamul Goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray dhameystirka dastuurka ee shalay ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Puntland ayaa war-saxaafadeedka ku sheegtay inay yeelan doonta awoodda dowlad madaxbannaan, ayada oo kalsoonida kala laabatay Dowladda Federaalka, sidoo kalena la shaqeyn doonta cid kasta oo aqoonsan Dastuurka KMG. Waxa ay intaasi raacisay inay la xaajoonayaan Beesha Caalamka iyo Hay'adaha caalamiga.

30/03/2024

Dastuurka oo lagu dhameystiray masha alh!!

“Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub, waxaanna aqoonsanyahay dastuurka KMG ah ee 15ka cutub iyo 143 qoddob ...
30/03/2024

“Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub, waxaanna aqoonsanyahay dastuurka KMG ah ee 15ka cutub iyo 143 qoddob ka kooban”Marna ma aqbalayno dastuurka loo beddelayo xaqiijinta damac gurracan iyo rabitaanka Madaxtooyada”

30/03/2024

Loo joojin maayo oo gudatay wajibaadka dastuurka iyo gaban gabadiisa,254 xildhibaan oo sii diiyarsanaa ayaa carabka kuleeftay dastuurka oo kadhigay mid kabaxay kumeel gaarnimada,dastuurka dalku waxaa uu laga bilaabo xiligaan noqon doona dastuur dhamestiran,oo aysan kajirin ku ololeyn siyaasadeed.

Suaashusa waxaa ay tahay sidee lagu hirgelin doonaa doorashooyinka ku cad dastuurka oo ay diidan yihiin madaxdii h**e iyo maamulka puntuland,sidoo kalena ay dowladu kufashilantay dagaalka kadhan ah kooxda As,oo ay kasaari ladahay dowladu kooxda deegaano dhowra oo ay kusugan yihiin muwadiin soomaliyeed oo ucodeyn lahaa madax weynaha dalka imaanaya,ayadoo ay tahay soomaliland budo gooni utuman,ilaa meeqa gobal ayey doorashooyinku kadhici karaan..?lama oga!!

5 sano oo kutimid loo joojin maayo iyo xildhibaano lagasii shiqeeyay ma aqbali doonan ragii shalay soo istaagay afafka h**e ee madax tooyada,ee lamagac baxay bad baado qaran,mise shalay waxaa la diidana halbeel oo kaliya..?waa suu aal kale oo is weydiiin mudan.

Dadkii kudulmaanaa nidaamkii h**e oo ay u aqoonsadeen ragii dib uyagleelay dowldnimada belaha aan hubeyneen.5,weli waxaa aysii sugi doonan,inta ay kadhergayaan kursiga dowladnimada,walaloohood oo garan waayay hambada 20 sano kuwaasoo ah belaha hubeysan oo dhiiga iska daadinayay qarniyaal,kusoo ayaga uu kadhigay hubka gacanta ugu jiray 4 sare xiligii lagu hishiinayay dowladnimada sanadkii 20004 tii.

Arimahaan waa arimo oo uu lagaar yahay dastuurka dalka ee maanta la tafaftiray,kasoo laga saaray qodabadii qaar ee udiidanaa madaxda dalka in ay ka gudbaan.

Hadaba dastuurka dalka mala saxay mise waa la boobay..?

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dastuur...
30/03/2024

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dastuurka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulanka shir guddoominaya, wuxuuna ku dhawaaqay in la ansixiyey dastuurka.

Kulanka xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kooramka soo xaadiray 254 mudane oo kala ah 212 xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 42 senator oo Aqalka Sare ah.

30/03/2024

: 254 mudane oo ka tirsan golaha Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka badalka afar cutub oo kamid ah dastuurka dalka.

Dagaal culus oo udhaxeeya labo beleed oo walala ah ayaa hada kataagan degmada diinsoor,waxaa lasoo werinayaa qasaroo isk...
29/03/2024

Dagaal culus oo udhaxeeya labo beleed oo walala ah ayaa hada kataagan degmada diinsoor,waxaa lasoo werinayaa qasaroo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac,oo soo kala gaaray dhincyada halkaas isku dagaal aya tan iyo saakay.

Dowlada soomalia iyo maamulka koofur galbeed soomalia waa ay ku fashilmeen kala bad baadinta muslimiinta isdilaysa bisha soon,waana ceeb iyo fadeexad weyn oo usoo deristay dowlada soomalia iyo maamulka koofur galbeed soomalia,madama halkaas malin kasta ay kudhimanayaan wiilal soomaliyeed,oo loo dilayo cudarka lafaha kadegay dadka soomaliyeed ee qabyaalada.

Dowlada soomalia waa in ay halkaas geysa ciidamo kala bad baadiya dadka shacab ah ee isleynaya oo ay ayadu udhaaratay,sidoo kale waa in uu keenaa cabdi casiis lafta gareen cadaalada ay dalbanayaan beesha leh gudoomiyaha degmada diinsoor,oo ay aminsan yihiin in ay kumaqan tahay madax weynaha maamulka koofur galbeed soomalia,cabdi casiis xasan maxamed lafta gareen.

Barlamanka soomalia 2024.Amir Artis bege
29/03/2024

Barlamanka soomalia 2024.

Amir Artis bege

Madaxweynaha Soomaaliya waxaa dooran doona shacabka, halka Ra'isulwasaaraha uu soo magacaabi doono Madaxweynaha haddii i...
28/03/2024

Madaxweynaha Soomaaliya waxaa dooran doona shacabka, halka Ra'isulwasaaraha uu soo magacaabi doono Madaxweynaha haddii is fahmi waayana isla Madaxweynaha ayaa xilka ka qaadi kara, balse markii h**e awoodda xilka qaadista Ra'isulwasaaraha waxaa lahaa Baarlamaanka Somalia.

Sidoo kale xisbiyada ka qeyb galaya doorashada ayaa laga dhigay saddax xisbi, Muddada xilhayntana waa 5 sano.

Hadaba ma islee dahay Baarlamaanka Somalia wuu ansixin doonaa wax ka badalka lagu sameeyay afar cutub oo kamid dastuurka dalka?

Cali Adan Muumin

27/03/2024

sargaal sare ayaa hada lagu qaarijiyay agagaarka saidka,ninkii dilka geystay ayaa ku baxsaday mootada nuuca loo yaqaan bajaata.

27/03/2024

"Diinsoor Wax Laysku Reebtay Majiraan, Caawana Xaalka Ma Degana" Goobjooge.

27/03/2024

rag ku hubeysan bastoolado ayaa darwal tagsiila ah kudilay degmada dharkiiley ee gobalka banaadir,marxuumka la dilay ayaa lagu magaacabi jiray Cabdi abuukar dhagool,oo kamid ahaa tagsiila yaasha muqdusho,asagoo gurigiisa sii gelaya ayaa lasheeegay in la toogtay.

Ragii dilka geystay ayaa goobta iskagaga baxsaday ayaagoo kufagtay mooto nuuceedu yahay feekoon,falka laxariira dilka qorsheysn oo lagu geysanayo mootooyinka feekoonta ah ayaa kuso badanaya muqdusho,ayadoo xalay xiligaan oo kale lagu dilay siinay marxuum lasheegay in uu ahaa dadka kashiqeeya xoolo qalitaanka.

Ilaa iyo hadana lamasoo qaban ragaas dilay marxuumkaas oo ay eheladiisu sheegeen in uu korinayay 9 caruura,oo aysan jirin xiligaan cid umaqan oo debkooda shideysa.

Sidee u aragtaa falalka amni daro oo kusoo badanaya muqdusho..?

9 qof oo shacaba oo soonaa ayuu noloshooda galaaftay gaari nuuciisu yahay kuwa qaada xamuulka,oo kudul habsaday gaari ca...
27/03/2024

9 qof oo shacaba oo soonaa ayuu noloshooda galaaftay gaari nuuciisu yahay kuwa qaada xamuulka,oo kudul habsaday gaari caasiya oo ay saar naayeen dadkaan,oo udeg degayay in ay guryohooda afurka kagaaraan.

Gawaarida xamuulka qaada ayey fasaxday dowladu in ay adeegsadaan malintii adooyinka,ayadoo ay jirto cariiriga iyo jaamka wadooyinka xiliga maaliinkii ah,waxaana kadhasha shiikhka gawaaridaan qasaara lixaadleh,oo soo gaara dadka shacabka ah.

Dowladu waa in ay usameysaa gawaaridaan kasoo shiiraacda dekada xili cayiman,oo ay wadooyinka adeegsadaan,si looga hortago qasarahaan oo kale.

Weli waxaa socda badbaadinta shacabka ku hoos jira gaariga caasiga ee ku rogmaday.
27/03/2024

Weli waxaa socda badbaadinta shacabka ku hoos jira gaariga caasiga ee ku rogmaday.

27/03/2024

: Xiisad Dagaal oo u dhaxeysa Beelo wada Degamada Degmada Diinsoor ayaa halkaasi ka taagan.

Tan oo soo bilaabatay 2020kii ayaa ilaa iyo hada wax xal ah aan laga gaarin, wararka halkaasi ka imaanaya waxay sheegayaan in Dagaal u dhaxeeya beelahaasi uu dhacay Saacadihii lasoo dhaafay kaasi oo geeatay qasaare kala duwan.

Dhinaca kale Dadka qaar ee kusugan halkaasi ayaa ka barakacay, ai ay kaga fogaadaan dhibaatada halkaasi ka taagan.

27/03/2024

: Darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay inuu u goostay Kooxda AS.

  warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu As uu ugoostay darawalkii madax weynihii h**e ee soomalia maxamed cabdulahi farma...
27/03/2024

warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu As uu ugoostay darawalkii madax weynihii h**e ee soomalia maxamed cabdulahi farmaajo.

fah faahinta goordhow lasoco.

Address

Mogadisho

Telephone

+252618052224

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haatuf Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haatuf Show:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Media/News Companies in Mogadisho

Show All