Sugow yare

Sugow yare this page is owned by SUGOW YARE and is intended to serve the troubled community of the world and to cover events in Islamic regions.
(4)

Inalilaahi wainna ileeyhi raajicuun Waxaan ugu tacsiyaynayaa qoyska, Qaraabada, beesha Murusade, iyo guud ahaan Ummadda ...
13/09/2024

Inalilaahi wainna ileeyhi raajicuun

Waxaan ugu tacsiyaynayaa qoyska, Qaraabada, beesha Murusade, iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Alle Ha-Unaxaristee ugaaskii beesha Murusade, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo maanta ku geeriyooday magaalada Maka ee dalka Sacuudiga.

Ugaas Cabdullaahi waxa uu ahaa ugaas ku suntan Daljacayl, Nabadaynta Bulshada, ka shaqaynta Midnimada iyo Ukaalmaynta Dadka Danyarta ah waxaana uu kamid ahaa tiirarka dhaqanka Soomaaliyeed ee kaalinta ka qaatay Dib Udhiska iyo Dowladnimada Soomaaliyeed.


Waxaan Alle uweydiinayaa in Hoygiisa uu ka yeelo Janatul Firdowsa Ehelka iyo Qaraabadana Samir iyo Iiman.

  RW Xamse iyo Taliyaha NISA Sanbaloolshe ayaa ku baxay sidii loo xalin lahaa Khilaafka Villa Somalia iyo Koonfur Galbee...
11/09/2024

RW Xamse iyo Taliyaha NISA Sanbaloolshe ayaa ku baxay sidii loo xalin lahaa Khilaafka Villa Somalia iyo Koonfur Galbeed, iyadoo uu MW Xassan Sh ka walaacsan yahay in dhanka Baydhabo dhawaaq doorasho laga sameeyo, maqnaanshaheeda madashana ay dhaawici karto in madaxdii DG Koonfurtu ay katageen xili xasaasi ah, iyadoo h**ey ay PL u maqnayd.

Safarkan waxaa ku jira Xamse, Sanbaloolshe, Xildhibaan Nuux iyo mudane baarlamaan, dhammaan golaha wasiirada ayaa laga reebay safarka.

Yoolka ugu weyn waa in Laftagareen madasha lakeeno.

DEGDEG    Doontii macmalka ahayd ee ay reer baardheere Gacantooda ku samaysteen ayaa burburtay  doontan ayaabulshada uka...
11/09/2024

DEGDEG

Doontii macmalka ahayd ee ay reer baardheere Gacantooda ku samaysteen ayaa burburtay doontan ayaabulshada ukala gudbin jirtay noocyada kala duwan ee alaabaha sida maalinlaha loo isticmaalo sidoo kale waxay kaalin wayn ka qaadan jirtay isku socodka ganacsiga magaalada

11/09/2024

Hello ๐Ÿ‘‹ Baidu โœˆ๏ธ

11/09/2024

War meydadka xurmo ayay leeyihiin waa xey gawaarida meydadka lagu jiidaayo๐Ÿ™

DEG-DEG: Dhamaan Senetaradii Aqalka Sarre ee baarlamaanka Soomaaliya ku matalayay Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay wad...
11/09/2024

DEG-DEG: Dhamaan Senetaradii Aqalka Sarre ee baarlamaanka Soomaaliya ku matalayay Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay wadatashi ugu laabteen magaaladda Baydhabo.

Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa lagu waddaa inuu maalinta berito u safro magaalada Baydhabo si uu wa...
10/09/2024

Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa lagu waddaa inuu maalinta berito u safro magaalada Baydhabo si uu wadahadalo siyaasadeed ula yeesho Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdiaziz Laftagareen.

Illo wareedyo xog-ogaal ah ayaa u sheegay Arlaadi Media in ujeedka safarka Xamse uu salka ku hayo xal u helida xiriirka sii xumaanaya ee dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Booqashadan ayaa daba socota dadaallo ballaaran oo ay sameysay Villa Soomaaliya ayna hormuud ka ahaayeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe iyo taliyaha nabad-sugidda Cabdullaahi Sanbaloolshe.

Safarka Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa kusoo beegmaya laba maalmood kadib markii uu Laftagareen dib ugu laabtay caasimada ku meel gaadhka ah er Baydhabo.

Munaasabada lagu soo dhaweeyay ayuu Laftagareen ku weeraray madaxda federaalka kuna eedeeyay "wadaniyad been abuur ah,โ€ hadalladaas oo la sheegay in uu ka caroodey madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud.

09/09/2024

Subax wanaagsan jaalayaal

Ragga laxaha sii dhowrayow dhaqasho waa geel. ๐Ÿ‘€
06/09/2024

Ragga laxaha sii dhowrayow dhaqasho waa geel. ๐Ÿ‘€

05/09/2024

Doonfaar ma daahirsamaa??

05/09/2024

( nin aan ciilay baa I caaya)

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.______________^^^_____________alle ha u naxariisto adeer ibraahim sugow salaad oo k...
03/09/2024

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
______________^^^_____________

alle ha u naxariisto adeer ibraahim sugow salaad oo ku geeriyooday magaalada jowhar ee caasimadda maamulka hirshabelle .

Qabriga alle ha u nuuriyo naxariis janaad .

ุงู„ู„ู‡ูู€ู…ู‘ู ุงุบู’ููู€ุฑู’ ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุงุฑู’ุญูŽู…ู’ู€ู‡ ุŒ ูˆูŽุนุงููู‡ู ูˆูŽุงุนู’ูู ุนูŽู†ู’ู€ู‡ ุŒ ูˆูŽุฃูŽูƒู’ู€ุฑูู…ู’ ู†ูุฒูู„ูŽู€ู‡ ุŒ ูˆูŽูˆูŽุณู‘ูู€ุนู’ ู…ูุฏู’ุฎูŽู€ู„ูŽู‡ ุŒ ูˆูŽุงุบู’ุณูู„ู’ู€ู‡ู ุจูุงู„ู’ู…ู€ุงุกู ูˆูŽุงู„ุซู‘ูŽู€ู„ู’ุฌู ูˆูŽุงู„ู’ุจูŽู€ุฑูŽุฏู’ ุŒ ูˆูŽู†ูŽู‚ู‘ูู€ู‡ู ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุฎุทู€ุงูŠุง ูƒูŽู…ุง ู†ูŽู€ู‚ู‘ูŠู’ุชูŽ ุงู„ู€ุซู‘ูŽูˆู’ุจู ุงู„ุฃูŽุจู’ูŠูŽู€ุถู ู…ูู†ูŽ ุงู„ุฏู‘ูŽู†ูŽู€ุณู’ ุŒ ูˆูŽุฃูŽุจู’ู€ุฏูู„ู’ู‡ู ุฏุงุฑุงู‹ ุฎูŽู€ูŠู’ุฑุงู‹ ู…ูู†ู’ ุฏุงุฑูู‡ ุŒ ูˆูŽุฃูŽู‡ู’ู„ุงู‹ ุฎูŽู€ูŠู’ุฑุงู‹ ู…ูู†ู’ ุฃูŽู‡ู’ู„ูู€ู‡ ุŒ ูˆูŽุฒูŽูˆู’ุฌูŽู€ุงู‹ ุฎูŽู€ูŠู’ุฑุงู‹ ู…ูู†ู’ ุฒูŽูˆู’ุฌูู‡ุŒ ูˆูŽุฃูŽุฏู’ุฎูู€ู„ู’ู‡ู ุงู„ู’ุฌูŽู€ู†ู‘ูŽุฉ ุŒ ูˆูŽุฃูŽุนูู€ุฐู’ู‡ู ู…ูู†ู’ ุนูŽุฐุงุจู ุงู„ู‚ูŽู€ุจู’ุฑ ูˆูŽุนูŽุฐุงุจู ุงู„ู†ู‘ู€ุงุฑ

03/09/2024

Somaaliya waxaa u fiican.
A) Ethiopia.
B) masar.
C) midna.

02/09/2024

Masar iima roono.
Ethiopia sidoo kale.

Ninkii I yaqaanaa iiroon๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿซ‚

Burka-Dirimeed: 02, Sabteembar 2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo gaa...
02/09/2024

Burka-Dirimeed: 02, Sabteembar 2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo gaaray deegaanka Burka Diirimeed oo ay ka socoto shirweynaha nabadeynta beelaha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweyne Cali Guudlaawe waxaa gogosha nabadeynta kusoo dhaweeyay Madaxweynihii h**e ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Imaam Daahir Imaam Maxamuud, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Waxgarad iyo Masuuliyiin kala duwan.

-DHAMAAD-

Jabuuti oo ku dhawaaqday inay Itoobiya ku wareejineeyso deked ku taalla badda cas oo boqolkiiba boqol maamulkeeda ay la ...
31/08/2024

Jabuuti oo ku dhawaaqday inay Itoobiya ku wareejineeyso deked ku taalla badda cas oo boqolkiiba boqol maamulkeeda ay la wareegayso, sida u sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf.

Sidee u Aragtaa in Jabuuti ay siinayso bad Itoobiya ?

Morocco ayaa todobaadkan kusoo biirtay Is hardiga Geeska Afrika, waxayna Heshiis Iskaashi milateri ay la gashay dawladda...
31/08/2024

Morocco ayaa todobaadkan kusoo biirtay Is hardiga Geeska Afrika, waxayna Heshiis Iskaashi milateri ay la gashay dawladda Itoobiya.

Taliyayaasha ciidamada Itoobiya & Morocco ayaa wada hadal ku yeeshay magaalada Rabat, oo ay ku saxiixeen Is afgaradka difaaca ee labadaas dal.

Morocco, waxay u muuqataa in ay lumisay cilaaqaadka dhanka Masar, maadaama ay heshiis milateri la gashay dhinaca Itoobiya oo ay Masar is hayaan.

๐š‡๐š’๐š๐šŠ๐šœ๐š‘๐š˜ ๐š๐šŽ๐šข๐š•๐šŠ๐š— ๐š–๐šŽ๐š๐š’๐šŠ

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka amniga dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Abdulqaadir maxamed oo ay qeyb ah...
31/08/2024

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka amniga dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Abdulqaadir maxamed oo ay qeyb ahaayeen wasiirka arrimaha dastuurka dowlada goonfur galbeed, gudoomiyaha gobolka Baay, taliyaha ciidamada boliiska gaarka ah ee Koonfur galbeed ayaa howlo shaqo ku gaaray magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay.

Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay maamulka iyo laamaha kala duwan ee amniga, iyaga oo ku ammaanay shaqada adag ee ummadda ay u hayaan. Si lamid ah wafdiga waxa dhiiragelin u sameeyaan ciidanka booliska gaarka ah ee ku sugan degmada Buurhakaba.

Wafdiga oo u kuurgalaya xaaladaha magaalada ayaa socdaal dheer ku maray wadooyinka magaalada, iyaga oo booqasho ku tagay cisbitaalka guud ee degmada, si lamid ahne xarigga ka jaray aargo ay maamulka iyo shacabka degmada ku dhisteen si is-xilqaan ah.

31/08/2024

๐™ถ๐šŽ๐šŽ๐š๐š’ ๐šŠ๐š‹๐šŠ๐šŠ (๐šŒ๐šž๐š›๐šŠ๐š๐š”๐šŠ)
๐™ฐ๐š๐š๐š’๐šœ ๐šŠ๐š‹๐šŠ๐šŠ (๐š”๐šž ๐šก๐š’๐š๐šŽ๐šŽ๐š—๐š”๐šŠ)

๐™ธ๐šœ๐š”๐šž ๐šœ๐š˜ ๐š๐šž๐šž๐š‹ ๐š’๐š•๐š–๐š˜ ๐šŽ๐šข๐š•๐š˜

Jareer weyne waa common mistake maxaa noo fiiday in aan abtirkeenna saxda ah qaadano oo aan iska fogeyno magac uyaakada ...
31/08/2024

Jareer weyne waa common mistake maxaa noo fiiday in aan abtirkeenna saxda ah qaadano oo aan iska fogeyno magac uyaakada reer baaquli izo koombo.

31/08/2024

Waxaan Halkaan Tacsiyo aan ugu dirayaan Nabadoon Isaaq Nuuni Cali Socdaan Oo kamid ah Odiyaasha Dhaqanka Deegaanka Buulo Reer Digaag oo ka tirsan Gobellka Shabellaha Dhexe.

Nabadoonkaas oo Xalay si xaqdaro Ah u dileen Maleeyehiyo Beeleed oo Ka tirsan Mooryaanta Beesha Gaaljecel.

31/08/2024

Ethiopian waa cadow noo muuqda masarna waa cadow noo qarsoon.

they are same

MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KULAN LA YEESHAY QAAR KA MID AH HAYโ€™ADDAHA QARAMADA MIDOOBEMuqdisho, 29-August-202...
29/08/2024

MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KULAN LA YEESHAY QAAR KA MID AH HAYโ€™ADDAHA QARAMADA MIDOOBE

Muqdisho, 29-August-2024: Mudane Cali Cabadullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Mudane George Conway, Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, ahna Isku-duwaha Qaramada Midoobe ee Arrimaha Deegaanka iyo Beni'aadamnimada ee Soomaaliya iyo Etienne Peterschmitt, Wakiilka Soomaaliya ee Hayโ€™adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobe (FAO) iyo hawl-wadeenno kale ee hayโ€™adaha Qaramada Midoobe.

Shirkan ayaa looga hadlay xaaladdaha guud ee Hirshabeelle, sida amniga, horumarinta iyo dhismaha kaaabayashaa dhaqaallaha, arrimaha gargaarka, qorshaha Dowladda, xoojinta xiirirka hayโ€™adaha UN-ka ee ka howl-gala Hirshabeelle iyo dar-dar gelinta mashaariicda socota iyo kuwa hortebinta iyo mudnaanta u leh bulshada Hirshabeelle.

Sidoo kale kulamada ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabaka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Beeraha Hirsahbeelle oo looga dhegaystay heerka uu marayo diyaar garowga fulinta barnaamijka dib-u-dhiska Biyo Xireenka Sabuun.

โ€œKulamada noocaan ah waa dardargelinta shaqooyinka wadajirka ah. Sida aad la socotaan waxa naga goโ€™an inuu hirgalo mashruuca Sabuun oo aan ognahay faaโ€™iidada uu Hirshabeelle u leeyahay.โ€

Hirshabeelle ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxa ay qaaday talaabooyin waa weyn oo dhanka Dowlad-dhiska.

DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Mohamed Shurie Nur
[email protected]

  Itoobiya ayaa sheegtay in Amnigeeda Qaranka halis kujiro, Talaabooyinka imaanshaha Milateriga Masar ee Soomaaliyana ay...
28/08/2024

Itoobiya ayaa sheegtay in Amnigeeda Qaranka halis kujiro, Talaabooyinka imaanshaha Milateriga Masar ee Soomaaliyana ay gobalka u horseedayso marxalad aan daganaansho laheyn.

Addis Ababa, waxay sheegtay in aysan iska indho tiri doonin waxay ugu yeertay ficilada amnigeeda dhaawacaya ama taabanaya ee kasocda gobalka, waxayna ku dooday in hadalo cadowtinimo leh uga imaanayaan Soomaaliya, oo ay sheegtay in ay dhiiga u hurtay.

Masar ayaa 48 saac ee lasoo dhaafay qalab milateri, khuburo ciidan iyo agabyo badan u dirtay Soomaaliya, waxaana lageeyey Muqdisho.

๐Ÿ’Hambalyo Aroos wacan ๐Ÿ’•๐Ÿฅฐโ€Ž๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏บ๏ปŸ๏ป ๏ปช ๏ปŸ๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏ป‹๏ป ๏ปด๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บŸ๏ปค๏ปŠ ๏บ‘๏ปด๏ปจ๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏บ‘๏บŽ๏ปŸ๏บจ๏ปด๏บฎโ€ŽHambalyo Hambalyo Hambalyo, waxaan hambalyo farx...
28/08/2024

๐Ÿ’Hambalyo Aroos wacan ๐Ÿ’•๐Ÿฅฐ

โ€Ž๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏บ๏ปŸ๏ป ๏ปช ๏ปŸ๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏ป‹๏ป ๏ปด๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บŸ๏ปค๏ปŠ ๏บ‘๏ปด๏ปจ๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏บ‘๏บŽ๏ปŸ๏บจ๏ปด๏บฎ
โ€Ž
Hambalyo Hambalyo Hambalyo, waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga dirayaa My Elder bro Mohamed Amiin iyo dumashidey Farhia Aadan oo manta Meherkodu ka dhacay Magalada Mogadishu.

Waa leeyahay lamaanaha is calmaday BARAKOOBA
Guri kheyr insha allah

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo boogaadiyay Cabdiraxmaan Axmed Xus...
28/08/2024

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo boogaadiyay Cabdiraxmaan Axmed Xuseen oo imtixaanka fasalka 12-aad u galay kaalinta 1-aad halka dalka oo dhan uu u galay kaalinta 4-aad.

27/08/2024

61 xildhibaan daarood ah
7 xilsdhibaan jareer ah.

61xl maanta hadii ay jareer lahaan lahaayeen shegoow ma xernaadeen waa xaqiiq๐Ÿ™ˆ

Hirshabeelle oo ninkaan heysata waa hubaal oo xaqiiqo ah in aysan gaajooneynin ee beeraha hala tacbado hogaanka hirshabe...
27/08/2024

Hirshabeelle oo ninkaan heysata waa hubaal oo xaqiiqo ah in aysan gaajooneynin ee beeraha hala tacbado hogaanka hirshabeelle habsi wanaag ayuu u socdaa waxaana dar dar grlin ku wada al sayid xaaji Ali Gudlaawe Hussein

Jiilka eylo maanta cidna uma baahno horaa loo soconayaa ๐Ÿซ‚๐ŸŽ๐Ÿซ…๐Ÿซ…๐Ÿซ…๐Ÿซ…๐Ÿน๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰
27/08/2024

Jiilka eylo maanta cidna uma baahno horaa loo soconayaa ๐Ÿซ‚๐ŸŽ๐Ÿซ…๐Ÿซ…๐Ÿซ…๐Ÿซ…๐Ÿน๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰

Gudoomiye sugow yare iyo garbaha dhiigga ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ€๐ŸŽ€๐ŸŽ€๐ŸŽ€
27/08/2024

Gudoomiye sugow yare iyo garbaha dhiigga ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ€๐ŸŽ€๐ŸŽ€๐ŸŽ€

Address

Minnesota

Telephone

+252618402641

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sugow yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sugow yare:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share