Ubaxa Calmadow

Ubaxa Calmadow Dal Walba Dadkiisa Dhisa

Magaceed ?
30/09/2024

Magaceed ?

20/09/2024

Suldaan mohamed suldaan hasan oo hoyga uu ka daganyahay badhan ku soo dhoweyey gudoomiyaha baarlamaanka puntland abdirisak ahmed said

14/08/2024

Xufaada Poliska somalia mashallh subcis qur an

14/08/2024

Hanbalyo Ilhan Omar

12/08/2024

Hadayicin salaadda shiikh maxamed haybe

11/08/2024

Garaad jaamac garaad cali iyo qaarka mid ah garadadda ssc oo si diiran loogu soo dhoweeyey degmada dhahar .

11/08/2024

Qiso kadhexdhacday soomaalidii h**e
Gabdhii gabaygu galaaftay .

10/08/2024

Hal libaax arkaysa ma godlato
Caruurta afrika way kaliman yihiin habkan in loobaro qur'aanka

09/08/2024
08/08/2024

Abwaaanad cosob oomane abwanad hibo hal abuurleh waxa ay suugaantedda uga qayb qaadata horumarka dalka .

20/07/2024

Xildhibaan maxamed abiib boorame ma kaanbayn doorasho ayu utagay mise tashi ?

Send a message to learn more

14/07/2024

Jacfaan oo abihiis lakulmay ugu dambayn

14/07/2024

Abwaan jacfaan lamidoobay family kiisa ayaa sidiiran loogu soo dhoweeyey baardheere

11/07/2024

Tusaale nool qof inaad wax siiso waxa ka wanaagsan inaad barto sidii u wax ku heli lahaa

Shalay subax ayaa la nikaaxay gabadha, xalayna waa la furay,inta aambo la gelbin!Shalay subax oo Jimco aheyd ayaa nikaax...
07/07/2024

Shalay subax ayaa la nikaaxay gabadha, xalayna waa la furay,inta aambo la gelbin!

Shalay subax oo Jimco aheyd ayaa nikaaxa ama meherka wiil iyo gabar dhallinyaro ah waxa uu ka dhacay xaafad katirsan degmada Garasbaaley, maherka ayaana u dhacay si qurux badan oo ay raali ka ahaayeen labada waalidka iyo ehelka labada dhinac.

Wiilka xilliga maherka waxa uu kusoo labistay qamiis iyo cimaamad, muuqaalkiisana waxa uu u ekaa nin dhallinyaro oo akhyaar ah, waxa uuna guriga maherka ka tagay markii gabadhii lagu xiray isaga oo faraxsan oo sugi la’ inta gabalka ka dhacayo, waxaana loo ballamiyay in bacdal maqrib gabadha soo doonto si uu gurigiisa oo ku yaallay xaafada Raadeelka ee degmada Dayniile u geeyo.

Xilligii ballanta markii la gaaray , wiilkii ayaa iskeenay guriga gabadha uu guursanayay, wiilka waxa uu kusoo labistay suud isku joog qurux badan, madaxa ayuuna jeego usoo jartay , sida ayba inta badan sameeyaan dhallinyarada arooseysa waayahan.

Wiilkii ayaa isaga oo faraxsan markii uu tagay guriga reerka uu la xididay la kulmay arrin layaab leh, waxaana aabbaha gabadha marka uu arkay wiilka gabadhiisa guursanaya oo jeego soo jartay soona xirtay suud u sheegay wiilka in gabadhiisa uusan albaabka kala baxeyn, waxa uuna u sheegay in uusan ninkan aheyn kii uu gabadhiisa saakay siiyay .

Dood iyo buuq ayaa ka dhacay gurigii maherka ka dhacayay , waxa uuna odayga ku adkeestay wiilkan jeegada xiirtay uusan gabadhiis u guurineyn, waxa uuna dalbaday isla goobta gabadhiisa ku furo, si walbo odayga looga codsaday in gabadha wiilka siiyo wuu diiday, xitaa waxaa loo sheegay in wiilka goobta tinta looga xiirayo waa uu diiday, waxaana isla goobtaasi wiilka uu ku furay gabadhii uu usoo labistay in uu guri geesto.

Qoyska wiilka oo ka carooday sida uu u dhaqmay ninka gabadha siiyay ayaa ka dalbaday in lacagta kaga baxday guurka gabadhiisa dib ugu soo celiyo, waxaana loo ballamay in lacagtii h**ey loogu geeyay ee la cunay dib usoo celiyo.

Guurkan ayaana kusoo dhammaaday saacado kooban, waxaa lagu kala tagay iyaga oon hal habeen xitaa aysan wada seexan lamaanihii nolosha in ay qeybsadaan u ballamay.

Yaa sabab u ah bur burka qoyskan saacadaha kaliya isku mahersanaa ?

W/Q Gacal Ayman

30/04/2024

gobalka doollo oo barwaaqo ah by jama faarax ,buhoodle ,heegaale,sararawayne..

23/04/2024
06/03/2024

Calmadow sanaag

01/03/2024

Waxaan ahay arday dhigta fasalka 6aad waxa aan rabaa inaan noqdo fanaan marka dhameeyo galaaska 8aad ee dugsiga dhexe

31/01/2024

Ulxeed macag sanaag

18/09/2023

Nugaal champion πŸ†

Gudoomiyaha deg laasqoray Abdirahman sacuudi iyo gudoomiye kuxigeenka dagmadaasi ciid Osman aya deeganka milxo gurmad ga...
17/09/2023

Gudoomiyaha deg laasqoray Abdirahman sacuudi iyo gudoomiye kuxigeenka dagmadaasi ciid Osman aya deeganka milxo gurmad gaarsiyey
Labada masuul ayaa ah kuwa ugu waxqabadka badan gobalka iyagoo dagmada laasqoray iyo deeganada hostaga wax qabad lataban karo ka hirgaliyey

Address

Laasqoray

Telephone

+252905023443

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ubaxa Calmadow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ubaxa Calmadow:

Videos

Share

Category