Suxufi cabdifatax muhamed Abdi

Suxufi cabdifatax muhamed Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suxufi cabdifatax muhamed Abdi, Media, Aargada Shuhadada isGoyska Manhal, Laascaanood.

Reer Borama Sidaa Haday Garteen Oo Ugaadhsi Ku Bilaabeen Dhalinyaradii Reer SSC Ee Jamacadohoda U Camirayey.  Idinka Ku ...
27/12/2024

Reer Borama Sidaa Haday Garteen Oo Ugaadhsi Ku Bilaabeen Dhalinyaradii Reer SSC Ee Jamacadohoda U Camirayey. Idinka Ku Dhib Qaba Oo Meel Kasta Daadsan . Dhiiqo Ayaad Gasheen

Sawirada qaybta 1aad xaflada doorashada 2 aad Ee  gudoomiyaha iyo gudoomiye Kux-igeenka Ururka dhalinyaradaDagmada Adhic...
27/12/2024

Sawirada qaybta 1aad xaflada doorashada 2 aad Ee gudoomiyaha iyo gudoomiye Kux-igeenka Ururka dhalinyarada
Dagmada Adhicadeeye Tawfiiq

Tawfiiq Youth organization

Aan Ku Darsade Saxiibkay Waxaan Leeyahay Ceerigaabo Rag Bay U Baahantahye Kampaaala Intaad Ka Timaadid Dhuur Madare Iigu...
26/12/2024

Aan Ku Darsade Saxiibkay Waxaan Leeyahay Ceerigaabo Rag Bay U Baahantahye Kampaaala
Intaad Ka Timaadid Dhuur Madare Iigu Kaalay

Marka Wax kasta Oo aad Tiraahdo Waa Xaq Lakin Ado Qol Kampaala ah Jiifa Ayaad Xita Ani Wax Iga Soo Sheegtay Taasna Xaq maaha ..

26/12/2024

CIIDANKA SSC Awoodaha Ka Jira Bariga Africa
Puntland Iyo Khatumo awoodo Aan Kala Maarmin weeye

26/12/2024

Taliye Gobadle Taliye Aan cadowga U Nixin Buu Aha Horta Xagu Ka Dhacay
Warbixintan Hawlgal Uu Hogaminayey Ayaan Ka Diyaariyey Sanadkii H**e

26/12/2024

Jamahiirtii Boodhqadka Iyo Dagaalkii Lascanood Hormuudka U Ahaa Oo Hada Dagaalka Dacawaley iyo Ceerigaabo Ka Tashtay

26/12/2024

Lascanood Iyo Aroos Qurxoon

HD Ha Moogaan

26/12/2024

Cornel Tuke Oo Laascanood Loo Kala Xidhay

26/12/2024

Guul ama Geeri

26/12/2024

Soo dhaqaynta cornel tuke lascanod

25/12/2024

Maxamed Jabutawi SSC Hub Ayuu Ka Haqabtiray
Xaaji Guulayso .

25/12/2024

Maanta ayey Tii Haysata Wlhy
Garaadka Sii Sheegay waxa Maanta Ku Dhacay Suldaanka

Yaa iloodin Kara Se Yaa Faani KaraHal sano Kadib Ciidanka SSC  Ayaa Banaaanka Loogu Soo Bixi La.yahay Oo Magaalo Difaac ...
23/12/2024

Yaa iloodin Kara Se Yaa Faani Kara
Hal sano Kadib Ciidanka SSC Ayaa Banaaanka Loogu Soo Bixi La.yahay Oo Magaalo Difaac Laga Dhigtay ... Dadkaas ayaa Faani Waayey

Markaasa .

Dad 30 Sano Dib Looso celiyey Oo Maleshiyaad Laga Dhigay Faanayaan Qajila Oo Xishooda ...
Magaladana Bananka uga Soo Baxa ..hhhh

23/12/2024

Moraalka Ciidanka Jiida Sanaag

22/12/2024

Meel wacan Bay Taala
Mar hadii ay guryihii iyo Duraymadii Daaqsinka Intaba Gubeen allow Ma Nagu Sintay

21/12/2024

Ninkii Buqdharkayn Gubay Ma Arab Ayaad Ka Dhigteen hhh

20/12/2024

FFR Guuto Lama Hadiyey

20/12/2024

Al qushaashka iyo uguska uu aadan sunne hogaaminayo halaga sifeeyo Dawlad deegaanka shacaba Iyo Ciidanku halaysu garabsado.

Address

Aargada Shuhadada IsGoyska Manhal
Laascaanood

Telephone

+252633495989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi cabdifatax muhamed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suxufi cabdifatax muhamed Abdi:

Share

Category