SSC NEWS

SSC NEWS Ssc News

Hoggaamiyaha, Hoggaamiye Ku xigeenka, Guddoomiyaha Golaha Dhexe iyo Xubno ka tirsan Golaha Fulinta Maamulka SSC-Khaatumo...
11/11/2023

Hoggaamiyaha, Hoggaamiye Ku xigeenka, Guddoomiyaha Golaha Dhexe iyo Xubno ka tirsan Golaha Fulinta Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ka qaybgalay Shirweynaha Ganacsiga iyo Maalgashiga SSC-Khaatumo oo ka socda Caasimadda Laascaanood

Abaanduulaha guud ee ciidama SSC khaatumo Gen,Abdirshiid maxamud Ashkir (Qodhob) genaral ayuub
11/11/2023

Abaanduulaha guud ee ciidama SSC khaatumo Gen,Abdirshiid maxamud Ashkir (Qodhob) genaral ayuub

OOG👀 KABTAN AYUUB BIG LEGEND🦁
11/11/2023

OOG👀 KABTAN AYUUB BIG LEGEND🦁

Jaaliyada SSC-Khaatumo Ee ku dhaqan Wadanka Emaratka Arabta Ayaa Xaflad Soo Dhaweena iyo Mahadnaqa  Oo Ay Ugu mahadnaqay...
25/10/2023

Jaaliyada SSC-Khaatumo Ee ku dhaqan Wadanka Emaratka Arabta Ayaa Xaflad Soo Dhaweena iyo Mahadnaqa Oo Ay Ugu mahadnaqayaan Dawlada Fadaralka Somaliya ku qabanaya Dalka Emaratka Arabta

"Maanta waxa aynu joognaa in Firdhiye oo Laascaanood dowlad looga dhigey uu joogo OOG, shalayna waxa aynu joogney Mareyk...
25/10/2023

"Maanta waxa aynu joognaa in Firdhiye oo Laascaanood dowlad looga dhigey uu joogo OOG, shalayna waxa aynu joogney Mareykan oo Hargeysa ka soo degeya." - Xildhibaan Barkhad Batuun.

CIIDANKA SSC-KHAATUMO GUUTADA HOLCISA CADOWGA 🫡🦁 10K❤️LIKE AH GAARSIYA
25/10/2023

CIIDANKA SSC-KHAATUMO GUUTADA HOLCISA CADOWGA 🫡🦁 10K❤️LIKE AH GAARSIYA

25/10/2023

Gabadh kamida qurba joogta deegaanka oo halganka qayb wayn kasoo qaadatay oo markay Laascanood timi la ilmaysay farxadii 😭
🎥Caska Vlogs

13/10/2023

Welcome back

ASC MUDAN IYO MARWO SOO DHAWAADA KUNA SOO BIIRA OO FOLLOW GAREEYA PAGEKA Ssc News PAGEKAN WAXAAD KALA SOCON DOONTA WARBI...
29/09/2023

ASC MUDAN IYO MARWO SOO DHAWAADA KUNA SOO BIIRA OO FOLLOW GAREEYA PAGEKA Ssc News PAGEKAN WAXAAD KALA SOCON DOONTA WARBIXINAHA SOMALIA IYO GAAR AHAAN DEEGAMADA MAAMULKA SSC-Khaatumo PAGEKAN KUMA ARKI DOONTID MANA DHICI KARTO IN LAGU DHALIILO MAAMULKA SSC KHAATUMO MANA AHA PAGE FAKE AH OO CADOWGU KU SHAQEYSANAYO GUUL SSC-KHAATUMO 🫡🦁🐎

/WABILLAHI TOWFIIQ

29/09/2023

WE ARE IS BACK WARBAAHINTA MADAXA WANAAN EE Ssc News

30/06/2023
Degdeg; Qaadkii Kenya ee Madaxweyne Biixi, Cabdi Xaashi, Siisto & Liibaan Yuuro doonayeen in Sool xooga lagu geeyo ayaa ...
07/12/2022

Degdeg; Qaadkii Kenya ee Madaxweyne Biixi, Cabdi Xaashi, Siisto & Liibaan Yuuro doonayeen in Sool xooga lagu geeyo ayaa saaka Taleex laga dejiyay iska hor imaad rasaas loo adeegsaday ayaana halkaasi ka dhacaya.

La soco faahfaafinta.

Ogaysiis Ogaysiis Muhiim Ah.Waxaa dhamaan La ogaysiinayaa Bulshada Kunool Boocame Gaar ahaan Bahdawax Barashada In Macad...
05/12/2022

Ogaysiis Ogaysiis Muhiim Ah.

Waxaa dhamaan La ogaysiinayaa Bulshada Kunool Boocame Gaar ahaan Bahda
wax Barashada In Macadka Xirfadaha computerka , Caafimaadka , Luuqadaha Iyo Xisaabadka Ee Boocame Institute uu qadan Doono Arday Cusub oo labarayo.

1.Computer-ka
2.Caafimaadka
3. luuqadaha
4. Xisaabadka

Mudo Lix bilood ah .

Dhamaan Madooynkaa waxaa dhigaya Macalimiin Aqoon u leh

TAG XARUNTA MACADKA OO KUTAAL XAAFADA BARWAAQO KASOO HORJEEDKA MASJIDUL -HUDA
TELL :- 0907622221 & 0906869895

Tacsi Tiiriinyo lehإنا لله وانا اليه راجعون Ardayad Saaka Itaxaanki Jamacada Ufadhisatay Caawa Xaqi Ujimi Geeri Naxdin L...
05/12/2022

Tacsi Tiiriinyo leh
إنا لله وانا اليه راجعون

Ardayad Saaka Itaxaanki Jamacada Ufadhisatay Caawa Xaqi Ujimi Geeri Naxdin Leh Ayaa ku Timi Ardayad Lagu Ma Gacaabo Ayaan Maxamed Barkhadle.

Ayaan waxay ka mid ahayd arday saaka u fadhiisatay imtixaan k**a dambays ahaa oo ay soo waday mudo sadex casho ah oo imtixaan kii u dambeeyay ay saaka gashay.

Waxaan Ayaan ilaahay uga baryaynaa inuu u naxariisto oo jannatul fardawsana ka waraabiyo qabriagana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada. .

05/12/2022

Maxaa ka cusub duleedka deegaanka samakaab ee hoostaga Yagoori.

Waxaa dhulbeereed aad u wayn ku habsaday, dad huwan shaadhka maamulka Somaliland. Waxaa Sidoo kale goobtii ay beerta ka sameeyeen cagta mariyay gebi ahaanna baabi’yay dadka deegaanka oo aad u hubaysan.

Warkan warka ku xiga waxaan idiin soo bandhigi doonaa, dadka dabada ay ka riixayso Somaliland ee dhulkii xooluhu u daaqi jireen dadka deegaanka boobaya sidoo kalena Sababi kara khasaare nafeed.

Badhasaabka gobolka sool ugu magacaaban Somaliland ayaa maalintii shanaad koomo ku jira Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada...
05/12/2022

Badhasaabka gobolka sool ugu magacaaban Somaliland ayaa maalintii shanaad koomo ku jira Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargaysa. Sida ila u dhow-dhow noo xaqiijiyiin wuxuu xanuun ka qaaday naxdin kala soo deristay weeraro kaga yimi dadka deegaanka. Iyadoo dhawr jeer uu ka badbaaday gacanta dadka deegaanka!

Fursad Shaqo Shirkada Daauus Lasanod HADAAN SHAQAALAYSIINAYNAABoos cusub : Daauus laascaanoodBooska "iibinta iyo suuqgey...
03/12/2022

Fursad Shaqo Shirkada Daauus Lasanod

HADAAN SHAQAALAYSIINAYNAA

Boos cusub : Daauus laascaanood

Booska "iibinta iyo suuqgeynta" wuxuu u furan yahay xirfad sare.

Tifaftiraha:
1) Waxaad haysataa ugu yaraan shahaadada Bachelor’s degree of Business Administration, Suuqgeyn, Dhaqaale ama fields. Laakiin kuwa ugu fiican ee dugsiyada sare ka qalin jabiyay ayaa sidoo kale lagu dhiirigelinayaa inay si degdeg ah u codsadaan

2) Khibrad: fikrad ahaan hal sano ama ka yar . Laakiin fasalka ugu fiican ee qalin jabiyeyaasha kuleejka ayaa sidoo kale lagu dhiirigelinayaa inay si degdeg ah u codsadaan.

Sida loo codsado:
Soo dir resume-gaaga ama CV-gaaga: [email protected]
Ama booqo daauus office lascanood
Samee maadada: "iibka laascanood"

Wakhtiga: Diseembar 2022

Waad mahadsantahay.
Daauus HR

Bulshada deegaanka Carooley we gobolka Sool  oo ay Hogaaminayaan Garaad C/Kariin  Cali Nuur ahna Afhayeenka Beelaha Daar...
03/12/2022

Bulshada deegaanka Carooley we gobolka Sool oo ay Hogaaminayaan Garaad C/Kariin Cali Nuur ahna Afhayeenka Beelaha Daarood iyo Caaqil Cabdirshiid Cabdi Aabey waxay saaka ku marti qaadeen kuna soo dhaweeyeen magalaada Carooley ee Sool Garaad guud ee beesha Maxamuud Garaad , Garaad C/Laahi Garaad Saleebaan Garaad maxamuud iyo iyo cuqaasha beesha Ugaadhyahan

Garaad C/Kariin Cali Nuur ahna Afhayeenka Beelaha Daarood oo hadhimo sharafeed iyo Allah Bari ugu sameeyey magaalada Carooley Garaadka iyo Wafdigiisa .

Robotkii ugu horeeyay oo qaabka bini’aadamka oo kale u sameysan oo markii ugu horeeysay lagu soo bandhigay Afrika, waxaa...
03/12/2022

Robotkii ugu horeeyay oo qaabka bini’aadamka oo kale u sameysan oo markii ugu horeeysay lagu soo bandhigay Afrika, waxaana sameeyay Nigeria.

Waa sawirka Robotka oo dumar Ah.

Address

Laascanod Sool
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSC NEWS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Laascaanood media companies

Show All