Radio Khaatumo

Radio Khaatumo codka shacabka deganada Sool sanaag cayn

19/12/2024

“Gaadhiga sameeya barmuudo boolisku way u gacan banaan yihiin ay talaabo laga qaado.Ka digtoonada in aad Dawlada Khiyaamaysaan, in aad barmuudo samaysaan aad uga digtoonada.” Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska SSC-Khaatumo Cismaan Ibraahim

Ururka Bisha Cas ayaa Maydadkii Malleeshiyada Somaliland ka soo uruuriyey deegaanka Dhuur Madarre oo maalinimadii dorraa...
19/12/2024

Ururka Bisha Cas ayaa Maydadkii Malleeshiyada Somaliland ka soo uruuriyey deegaanka Dhuur Madarre oo maalinimadii dorraad ay kaga carareen halkaa ka dib jabkii Ciidamada SSC-Khaatumo ay gaadhsiiyeen .

Maydadkan oo tiradoodu badan tahay ayaa maanta xilli danbe oo galabnimadii laga soo uruuriyey , Waxaana loo samaynayaa xabaalo wadareedyo.

Ururka Bisha Cas ayaa tan iyo dagaalladii u dhaxeeyey Ciidamada SSC-Khaatumo iyo Malleeshiyada Somaliland mar walba soo uruurin jirey Maydadka ay ka yaaceen Malleeshiyada Somaliland , waxaana Xabaabo wadareedyo uga sameyn jireen qaybo ka mid ah xabaalaha ku yaalla meelo kala duwan sida Laascaanood , Guumays, Buhoodle iyo hada Sanaag meelo ka mid ah looga samaynayo.

19/12/2024

Ciidanka daraawiishta ssc khaatumo

19/12/2024

Haweenka Ssc oo agab ciidan gaadhsiiyey Taliska Ciidanka Daraawiishta Sanaag ee ssc Khaatumo

19/12/2024

Waa Diyaar Garow Dagaal Kii Ugu Danbeyey

19/12/2024

Heesta ceerigaabo

Erayadii
abwaan faarax gaambe

Codkii iyo laxankii
Rahma K

Musigii
Maxamed Karama

Soo saaristii:
Ruush Cusmaan Maxamed

18/12/2024

Taliye Jeego oo kamid ah saraakiisha ciidamada SSCKH oo in muddo ah dalka dibadiisa hawlo caafimaad ugu maqnaa ayaa dib ugu soo laabta deegaanka.

Taliye Jeego oo waraysi gaar ah bixiyey ayaa fariin u diray shacabka SSCKH iyo maamulka.

18/12/2024

Ceerigaabo

18/12/2024

Beenta ay wadaan Maamulka snm ee ay leeyihin shangeed ayan haysana halaga digtoonado mise shangeed kale aya jirta an tan aheyn

18/12/2024

Shangeed

17/12/2024

Wararkii u dambeeyey

17/12/2024

Ciidankii cabdi madoobe iyo ceerigaabo

17/12/2024

DEG DEG: Inta la xaqiijiyey, maxaabiistu waa shan (5). Sidoo kale, Ciidanka Xoogga SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay gaadhi nooca Sikaawe ah.

17/12/2024

Qaar ka mid ah Taliyayaasha Malleeshiyada Somaliland ayaa gacanta lagu dhigey.

17/12/2024

Jamhadii snm maanta cashar baa loo dhigay

17/12/2024

Ciidanka daraawiishta ssc oo qaniimo iyo baacsi ku jira

17/12/2024

: Maxaabiis tu waa badaas Maxaa kaa soo horeeyay ayaa loo qaaday

Address

Mowlaca
Laascaanood
2529

Telephone

+252907604011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Khaatumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share