Dilalkii qorshaysana ee lascanod ka dhici jiray ma dhulbahanta isdili jirayo iska aargosan jiray mise isaaq kaliya wax dili jiray waa su,aal ila hada taagan
Sido kale somaliland oo ka talinaysay gobolka sool maxay ka ogtahay se maxay uga aamusen oo uso qaban wayen wa suaal ila hada tagan
Kooxda ictisaam ee wadada lascanod xidhiidh noce ah ba ka dhaxay jiray somaliland markayse isku dhaceen qorzhe noce ah bay qaaten wa su,aal
Yaa malgalin jiray dilalka ma qurbajogta dhulbahante mise kocda ictisaam maxase laysku waydin wayeyy dadki dhintay oo isaq un dhakada loga. Saraya.
Musharaxa madaxwaynaha dowlda puntland Abdicasiia afgudud oo ka war bixiyey xaladu puntland iyo guud ahaan dalku marayo
Laascanod war saxafaded ay soo saareen wafdigii Golaha wasiirada xukuumada somaliland ee ku sugnaa magaalada
Degdeg: "Somaliland ha ka baxdo Laascanood.." waxaa sidaas yiri Garaadka gobolka sool Garaad Jaamac Garaad Ismail.
#Share
Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Sool Mohamed Adam ayaa war saxafadeed kaso saaray Diwaanglinta codbixiyaasba doorooshoyinka.
Gudomiyana aya bogaadiyey komashinka doorooshoyinka iyo madaxwaynaha qaranka muuse bixi cabdi Doorka uka qaatay in diwangalintu wakhtigeda ku dhacdo
Sido kale gudomiyaha aya fariin udiray shacabka ku dhaqan gobolka sool inay ka faaidaystaan fursadan isla markana si fiican isku diwaan galiyaan.
Fashilka dowlada hoose ee magalaada laascanod laamiyadii oo wada burburay iyo wadooyinka xaafadaha oo biyo qashin ah fadhiisteen cid ka hagaajisana aysan jirin
Waxaa cashuurta si joogta ah looga qaadaa xafadaha iyo gaadiidka kala duwan iyadoo waxba logu qaban
Masuulinta Dowlada hoose ayaan kaso jawaabin cabashada shacabka ku dhaqan magalada lascanod.
𝗗𝗼𝗰𝘂𝗺𝗲𝗻𝘁𝗮𝗿𝘆 || 100 cisho ugu Horeysey ,Badhasaabka Gobolka Gebiley MD Abdiqani Mohamud Jiidhe ,Maxaa uqabsoomey ?
Dab ka kacay suuqa qudaarta magalada ayaa lagu guulaystay in la damiyo