Aabihii Jubaland (General Moorgan)
Wiilkii Jubaland Ka xoraystay Hawiye (USC)
Ninkii tabaryar baa taahee taliye Moorgan taabto Soo dhaaf ♥️
Barwaaqada Jamaame
Jamaame waa dhulCarasan ah Waxa ay aad ugu caan ahayd Dhoofintii khudaarta oo ka waaweyn kana Macaan kuwa kale ee Dalka.
Babaaygii Jamaamiyo
Canbe Jilib ku yaallaay
AUN maxamed mooge
Kablalaxa Kismaayo Leh ♥️
Kablalaxa Kismaayo Leh ♥️
Only Love saar♥️♥️♥️♥️
DAAWO QURUXDA DALKEENA ♥️
Kismaayo illaa Inguumi.
Roobkii oo Nasoo Qaboojiyay Jubada Hoose.
Roobkii oo Ka Da'ay Qaybo Ka mid ah Degmada Badhaadhe ee Koonfurta Gobolka Jubada Hoose iyo Lo'dii oo Soo Doogtay .
Alxamdulillaah Daawo #Share Garee ❤
XAALADA ABAARAHA
Xaalada Jasiirada madhaba
AASKII CABDIRASHIID CALI SHARMAARKE dilkii Ugu horeeyay Soomaali siyaasad loo dilo illaa maantana aan joogsan.
AUN maanta oo kale sanadkii 1969 waxa La Dilay Madaxweynihii Dalka Cabdirashiid Cali sharmaarke Dilkaas oo ahaa Meesha ay kasoo bilaabatay Dhiiga Qulqulaya illaa maanta.
Deegaanka INGUUMI
Warbixin ku saabsan Deegaanka inguumi.
W/D : Ismaaciil Bashiir Warsame
Boobka lagu hayo Hantida beesha Harti
Boobka Lagu hayo Hantida Beesha Harti ee Kismaayo salibana Shaarkii maamulka waa Mid soo Jirtay illaa Kooxdii Barre hiiraale.
Ninkan Maduulow la yiraahdo waa Nin guryo badan ka boobay dad masaakiin ah Waa Dhul Bixiyaha maamulka jubaland hadana waxa ay kasoo gasahy Agoonta Gurohoodii.
Kaga Naso Buuqa Siyaasada.
Dhulkeena Quruxdiisa ❤😢
Gaabow Gabdhoole
Deegaanka Gaabow gabdhool, Duleedka Buula xaaji ee Gobolka Jubada Hoose.
Dhulkan waa Hawd Jiq ah oo Roobku Galab walba Kugusoo Curanayo Nasiib darro Dadku Ugama faaidaystaan Biyahaas sidii la Rabay.
Madaxweyne Been Badnidaa 😭😂
10kii Beenood ee ugu waawaynaa 4 tii sano 😂
Xeebta istanbuul
Istanbuul, jubada hoose.
Daawo oo #Share dheh
BARWAAQO SOORAN
Halkan waa xeebta Inguumi
Waad u jeedaan xoolihii baa Daaqaya dhinaca kalena Xeebtii Baa Ka Guuxaysa.
DAAWO XEEBTA INGUUMI
Degmada Inguumi ee Jubada Hoose.
SHARE & LOVE ❤