Madaxwayne ku xigeenka labaad ee dowladda Jubbaland iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku tagay Buundooyin dib u dhis lagu sameynayo
Madaxwayne ku xigeenka labaad ee dowladda Jubbaland iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku tagay Buundooyin dib u dhis lagu sameynayo.
Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ee BJFS ayaa akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magan-galyo doonka.
Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ee BJFS ayaa akhrinta labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magan-galyo doonka.
Wasiirka Wasarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdullaahi (Juuraati) ayaa maanta magalada Kismaayo ka daahfurtay munasabad loogu magac daray aasaaska urur weynaha Naafada Jubbaland
Wasiirka Wasarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdullaahi (Juuraati) ayaa maanta magalada Kismaayo ka daahfurtay munasabad loogu magac daray aasaaska urur weynaha Naafada Jubbaland.
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlada Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo masuuliyiin la socotay ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada xagga Waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo oo ay Dowlada Jubaland dib u dayactir ku sameynayso wadooyinka iyo buundooyinka ku burburay fataahaada iyo daadka ku dhuftay Inta badan deegaanada Jubaland.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa uga mahad celiyay saraakiisha iyo Ciidamada qalabka sida ee gurmadka joogtada ah la garab taagan dadka uu dhibku gaaray.
Ciyaartoydii hore ee gobolka Jubada Hoose ayaa ku baaqay in dhiirigalin iyo garab istaag loo muujiyo Xulka Kubadda Cagta Jubbaland
Ciyaartoydii hore ee gobolka Jubada Hoose ayaa ku baaqay in dhiirigalin iyo garab istaag loo muujiyo Xulka Kubadda Cagta Jubbaland
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday Ciyaartoyda xulka Koofur galbeed ayaa sheegay qof Muqsdiso dad ku dhibaaateeyay inuu baxsado inaysan suuragal ahayn
Shacabka deggan deegaanada Waqooyi ee degmada Kismaayo ayaa dowlada ugu baaqay in dib u dhis lagu sameeyo Wadoyinkii ay Bur-buriyeen Roobabka iyo Fatahaadihii ka dhashay.
Shacabka deggan deegaanada Waqooyi ee degmada Kismaayo ayaa dowlada ugu baaqay in dib u dhis lagu sameeyo Wadoyinkii ay Bur-buriyeen Roobabka iyo Fatahaadihii ka dhashay.
Hay'adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa boqolaal qoys oo barakacayaal ah u qaybisay deeq Raashiin ah.
Hay'adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa boqolaal qoys oo barakacayaal ah u qaybisay deeq Raashiin ah.
Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa kalmad muhiim ah ka jeediyay madal boqolaal qoys deeq Raashiin ah loogu qaybinayay
Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa kalmad muhiim ah ka jeediyay madal boqolaal qoys deeq Raashiin ah loogu qaybinayay.
Madaxweyne Xasan Sheekh “CADOW WAA LABO”
Gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Jubbaland Axmad Cabdullahi Axmed ayaa si faahfaahsan uga hadlay soo kabashada iyo isbadalka Ciyaareed ee ku yimaaday Xulka Kubadda Cagta Jubbaland.
Gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Jubbaland Axmad Cabdullahi Axmed ayaa si faahfaahsan uga hadlay soo kabashada iyo isbadalka Ciyaareed ee ku yimaaday Xulka Kubadda Cagta Jubbaland.
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallin fiqi ayaa si adag uga jawaabay Hadalo deylqaaf ah oo shalay ka soo yeeray Maamulka Somaliland.
Gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Jubbaland Axmad Cabdullahi Axmed ayaa si faahfaahsan uga hadlay soo kabashada iyo isbadalka Ciyaareed ee ku yimaaday Xulka Kubadda Cagta Jubbaland
Gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Jubbaland Axmad Cabdullahi Axmed ayaa si faahfaahsan uga hadlay soo kabashada iyo isbadalka Ciyaareed ee ku yimaaday Xulka Kubadda Cagta Jubbaland tan iyo markii uu laylintooda kusoo biiray Macalin Cabdiqaadir Cabdullaahi Boo.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowladda Jubbaland Ismaaciil Ahmed Garas oo hawlo shaqo u jooga dagmada Dhoobley ayaa kulan is xog waraysi ah la qaatay maamulka iyo waxgaradka dagmada Dhoobley.
Barnaamijka Waadiga Aqoonta ee JLTV todobaadkan waxaynu ku eegaynaa xaaladda waxbarasho ee dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Axmed Bin-xambal oo kamid ah iskuulada ku yaalla magaalada Kismaayo
Barnaamijka Waadiga Aqoonta ee JLTV todobaadkan waxaynu ku eegaynaa xaaladda waxbarasho ee dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Axmed Bin-xambal oo kamid ah iskuulada ku yaalla magaalada Kismaayo
Kusimaha Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Cali Xagaa “Abiy Axmed waa Abrihii labaad waxa uu rabaa markii uu Badda Qaato in uu halkaa Yaman ka galo oo kacbada qabsado”.
Mu'sasada Gamaandiid Foundation oo ah Hay'ad ka shaqaysa arrimaha Samafalka ayaa deeq Raashin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah kuwaas oo ku sugan Degmada Buurdhuubo Ee gobolka Gedo.
Mu'sasada Gamaandiid Foundation oo ah Hay'ad ka shaqaysa arrimaha Samafalka ayaa deeq Raashin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah kuwaas oo ku sugan Degmada Buurdhuubo Ee gobolka Gedo.
Magaalada Kismaayo ayaa laga daahfuray machadka Alla-aamin oo ka mid noqonaya xarumaha waxbarasho ee Degmada Kismaayo
Magaalada Kismaayo ayaa laga daahfuray machadka Alla-aamin oo ka mid noqonaya xarumaha waxbarasho ee Degmada Kismaayo
Banaanbax Ballaaran oo looga soo horjeedo damaca gurracan ee itoobiya ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdisho.
Banaanbax Ballaaran oo looga soo horjeedo damaca gurracan ee itoobiya ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdisho.
Mid kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed “Abiy Axmed wax uu iloobay halgankiii Axmed Gurey iyo dagaalkii 1977”.