Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Miisaaniyadu kaliya ma ahan tirooyin iyo qorshe dhaqaale ee waxa ay himilo wanaagsan utahay Mustaqbalka Magaalada Muqdisho waxaana kordhin doonaa qoondada Dagmooyinka Gobolka.
Ciise guure Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banaadir
Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre "Mid kamid ah cudurrada nagu soo kordhay ee aadka u liita waa qof u dhaartay in uu adiga ku difaaco oo naftiisa kuu huraya in aad qalato, wixii dhacay ee askarta Qaranka lagu laayay dadkii sameeyey waxa aan ku tilmaami karnaa bahallo dad qalato ah, si deg deg ah ayaana sharciga loo horkeenayaa kuwii sameeyey.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan "Waxaan gacanta kusoo dhignay lix qof oo ku eedeysan dilal iyo shabakado ka shaqeynayay mukhaadaraad iyo amni darro".
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir oo shaaciyey ansixinta miisaaniyadda sanadka 2025 ee Gobolka Banaadir.
Ra'iisul Wasaare Xamze "Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay ,waana fool xumo aan weli hore noo soo marin si deg deg ah ayaana sharciga loo horgeynayaa".
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA "Abaarta LaNina ee ka jirta dalkeenna waxa ay saamaysay in ka badan 6 Malyan oo qof, waxaana loo baahanyahay lacag gaareysa Hal Billyan iyo bar si gurmad loogu sameeyo dadka ay abaarta wax yeeleysay."
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire "Waxaan ka shaqeyn doonaa kor u qaadida wax soo saarka dalka si aan qeyb uga noqono kobaca dhaqaalaha dalka".
Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige aya shaaciyay in Dowladda Soomaaliya ay noqotay Dowladdii ugu horeeysay ee iyada oo Deynti laga cafiyay hadana loo ogolaaday in la siiyo deeqaha uu bixiyo Bangiga Adduunka.
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar
Dhageeyso" Warka Habeenimo ee Radio jowhar