Madaxweyne Waare ayaa ammaan kala dul dhacay madaxweyne Farmaajo ka dib shirkii Dhuusamareeb3.
Hadalla Waare ayaa u muuqda mid gogol xaar u ah ololihiisa doorashada Hirshabeelle inkastoo wali si dhab ah ugu dhawaaqin inuu musharax yahay iyo in kale.
Dadka siyaasadda Waare aad u taxliiliya Waxay sheegaan inuu yahay mas'uul hadal yaqaan ah, ad adag aadna u jecel inuu runta abaaro.
Balse, Madaxweynaha Wuxuu ku fashilmay Hoggaamintiisa Hirshabeelle, Dib u dhac iyo horumar la'aan mooyee wax kale oo lagu ammaano ama lagu xusuusto kama uusan tegin muddo xilleedkiisa dastuuriga ah ee Hirshabeelle.
" Shaqsiga bedela ama hela Kursiga ugu sareeya Maamulka Hirshabeelle ugama tegin meel wanaagsa oo howsha uu ka sii wado, xafiisyo Dowladeed oo shaqeeya iyo shaqaalo carbiyeysan oo shaqada lagula Xisaabtamo.
" Hirshabeelle waxaa lagu tiriyaa maamulka ugu xun ee nasiib-darada Hoggaamineed ay ku Habsatay, waxaana madaxda ugu sareyso ay yihiin kuwo Muqdisho fadhi ka dhigtay oo aan ka warqabin xaaaldda dadka ay u dhaarteen.
#ka Dhiidhi horumar la'aanta Hirshabeelle.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Ayaa ayaa xog buuxda siday maanta wax uga dhaceen Xabsiga Dhexe.
Taliyaha ayaa sheegay in qori laga dafay Askar ka tirsan ilaalada Xabsiga uu ka bilowday Weerarka.
Magacey ugu Yeertay ma saxbaa mise..?
Sheekadii Dumarka ee Dhar kala qaadashada oo la isaga daba yimid
"Sxbtaa Wali Dhar makaa tawalsataaa,".
Waxay ahayd 12:00 habeenimo markii Guddoomiye #Thabit Ab Ku dhawaaqay in loo gurmado dadkii waxyeelada ka soo gaartay musiibadii 14kii October.
Walle Muqdisho wey Ku rabtay mudane.