Aqal tiir la'aantii keligii ma taagnee.
Jowhar iyo Vlog yar 😍
Talada ugu wanaagsan dhalinyarada ee dhanka shaqada waligaa waqti ha iskaga lumin shaqo gaar ah ee diyaar unoqo qabashada shaqo walba.
You can't do nothing!
Muqdisho waxaa laga furay xarunta kireynta suudadyada (suit) oo lagu magacaabo Gentleman Suit Rent horey ugaar oo ku sax labiskaaga xiliyada xafladaha, shirarka iyo goor walba oo aad ubahato.
Kireyso suit tayo leh.
Xayawaankan waxaa afka-qalaad lagu yirahda Lemur waxaana uu caan ku yahay dalka Madagascar sida uu Kangarooga caanka ugu yahay qaarada Australia. Caruurtan weey u salaaxayan marka ay salaaxida ka joojiyaan isaga ayaa u tilmaamaya oo leh ii salaaxa.
Soomaali ahaan magac looma heeyo, adiga weli ma aragtay Xaywaankan?
Goobtan -oo loogu talagalay in ay dumarku ku nafisaan- waxa ay ku taalla dalka Maraykanka. Waxaa lagu magacaabaa: “rage rituals”. Gabar walba marka ay beertan soo gasho waxa ay xusuusanaysaa ama niyadda ku qabanaysaa waxa dhibka ku haya (dad iyo dareen nafeed), kadib waxa ay isugu daraysaa qaylo, dhawaaq, xanaaq, Cay iyo garaacid, dhowr saacadood kaddib ayay gabar walba gurigeedii ku laaban iyada oo faraxsan culayskii carada iyo walbahaarka na iska dejisay.
Waxaa xusid mudan in qiimaha goobtan lagu galo yahay: 4000 oo Doollar.
Ma jeclaan lahayd in Soomaaliya laga furo goobtan cml?😀
Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Fariimaha maanta what's up-ka ilaa dhamaan baraha bulshada leysku dirayay.
Farinta sidan ayay aheyd-:
*DEEQDA HORUMARINTA DHALINYARADA 2024/2025*
DOWLADA SOOMAALIYA ayaa ogolaatay lacag dhan 60,000 oo SOS ah oo la siinayo dhamaan dhalinyarada,Dhammaan kuwa doonaya inay codsadaan deeqdan waxay ku soo gudbin karaan codsigooda internetka.
Raaga-ceele district - Hirshabeele Somalia 🇸🇴
Subxaanallaah: Meyd la diiday in salaadda Janaasada lagu tukado Muqdisho 😫
Ciyaarta berito dhici doonto si hordhac ah usii daawo
Ilmo webi way taatiko badanyihiin😀😀
Hirshabeelle VS Galmudug.
Dameer saadaaliyay kulanka berrito ee Hirshabelle & Galmudug.😁🤣
War cusub:- Taagerihii ugu saameynta badnaa Banaadir oo u wareegay dhanka Hirshabeelle.
Arin yaab leh oo ay ka hadleen🤔
Ciyaartoyda Hirshabeelle oo garoonka dhexdiisa ku sh*tay heesta sharma boy.
Ma soconaa 😂😂