Wararka Tv-ga Miirtaqwo

Wararka Tv-ga Miirtaqwo Kusoo biir pagekaan wll i am student

09/05/2023
Hormar wacan i.a
04/03/2023

Hormar wacan i.a

""SAWIR MUG IYO MIISAAN LEH OO KULMIYA DAD WAX GAL AH """
WAXAAN KA SUGNAA WAA WAX QABAD "DEEGAN WALBA WAXQA HORMARIYO DADKIISA"
SAWIRKA MEEL SARE HALA GAARAIIYO QARAABO.
Degmada Miirtaqwo Media
FOLLOW
LIKE
SHARE dhaha pageka waa pagkiina

04/03/2023
10/01/2023

Deegaanka Miirtaqwo Media
Qaraabo haalkan Follow iyo like noo saara idinkoo mhdsan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100080966259575

🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️BALANTEENU WAA DEGMADA MIIRTAQWO OO HORMAR TIIGSATO"❤️❤️🥰❤

13/10/2022

https://www.facebook.com/profile.php?id=100080966259575

Tvga Deegaanka Miirtaqwo

HALKAAN IGALA SOCDO ASXBTAA
FOLLOW LIKE SHARE WAA XAGIINA.

🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️BALANTEENU WAA DEGMADA MIIRTAQWO OO HORMAR TIIGSATO"❤️❤️🥰❤

13/10/2022

pagkaan cilad aya ku timid ee asxbta sharafta leh pagkaan rasmiga waa kan ee haalkaan u soo wareega

Tvga Deegaanka Miirtaqwo

FOLLOW,LIKE AND SHARE SOODHAHA GUYS

Waa qish cusub ee saaadkaan la arkay.
20/06/2022

Waa qish cusub ee saaadkaan la arkay.

16/06/2022

Subax wanaagsan asxbta sharafta leh

05/05/2022

War dedeg
Duqeyn ayaa haatan ku socta deegaanka Miirtawaqo oo wax kayar 10KM u jira deegaanka Ceel-Baraf.

Ila xogo gaal ah ayaa ii sheegay in hub culus deegaanka laga maqlayo, Al-Shabaab ayaa la sheegay in duqeymaha magaalada ku garaacayaan halka ciidamada Burundi iyo kuwa Dowladda iyaguna jawaab bixinayaan.

Deegaanka waxaa galabata gaaray ciidamo badan oo Dowladda ah kuwaas oo ka baxay Xarunta Gobolka shabelleda dhexe ee Jowhar.

05/05/2022

hbn wnagsan qaraabo

03/05/2022

Waa dadka deeganka celbaraf oo qaniimaysaayo agabkii yiilay xerada ciidanka ATMIS gaar ahaan qeybta Burundi ee ceelbaraf

Hambalyo g.kuxigeenka 1aad ee aqalka sare oo loo doortay senetor cali shacbaan
26/04/2022

Hambalyo g.kuxigeenka 1aad ee aqalka sare oo loo doortay senetor cali shacbaan

Midowga musharaxiinta oo u hambalyaya godomiyaha cusub ee aqalka sare
26/04/2022

Midowga musharaxiinta oo u hambalyaya godomiyaha cusub ee aqalka sare

Hambalyo gudoomiye
26/04/2022

Hambalyo gudoomiye

21/04/2022

Soo laabasho wacan qaraabo wixi warbixin ah wan isla soco doonaa

21/11/2021

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska Ikraan Tahliil si baaris hordhaceed ah.

Xeerilaaliyaha ciidamada qalabka sida Gen Cabdilaahi buule Kameey ayaa waxaa uu kasoo muuqday warbaahinta dowladda isagoo ka hadlaye kiiska sarkaaladan.

Gen Buulo kameey ayaa shegay in baaris lagu sameeyey Taliyihii h**e ee Nisa Fahad yaasiin Xaaji Daahir, Ku simaha Taliyaha Nisa Gaanshale Sare Yaasiin Cabdilaahi fareey iyo Cabdilaahi Kulane.

Gen Kameey waxaa u cadeeye in haya’adda Nisa ay la shaqeysay guddiga iyaddo ka caawisay dhinac kastaa oo barista ah.
Sidoo kalenna xubnaha la baaray waxaa kamid ah Wadna Qabad iyo Sarkaal asma magaceeda lagu sheegay.

Gen Cabdilaahi Kameey ayaa sheegay iney soo cadaatay

1-in Nisa si hufan ula shaqeysay guddiga baaraye.

2-Inta barista lagu guddi jiray guddi uma aanu soo bixin cadeyn
muujineysa in sarkaalad ku maqan tahay gacanta saraakiisha Nisa.

3-Guddiga waxuu la wareegay gal baariseedka Nisa ee Sheegaya in Ikraan ay dileen Alshabaab.

Waxaana lagu soo xiray in cid kastaa oo warbixin ka heysaa ay la xariiraan haya’adaha dambi barista.

24/10/2021

Dagaal Qaraar oo Ilaa Caawa la isla gaaray ayaa la sheegay in xooga Ahlusuna ay suuragashay in ay caawa ku hoydaan Fariisimihii ay xalay ku hoydeen oo ah barta Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud.

Ciidamada Dowlada ayaa iyaguna haysta Qeybo ka mid ah degmada waxaan galinkii danbe ee maanta lagu jabiyay dagaalkii dhacay oo markii h**e Ahlusuna looga itaal roonaa balse Galabta ay dib u soo laba kacleeyeen Xooga Ahlusuna.

Dagaalkii maanta ayaa la sheegay in uu ahaa mid ka xoogan kii shalay dhacay waxaan ka dhashay Khasaarihii ugu xooganaa.

23/10/2021

Taliyihii Ciidanka gurmadka ahaa ee ka yimid magaalada Baledweyne Baakaay oo ay jidka u galeen ciidamo Ahlusunna ka tirsan ayey xoguhu sheegayn in uu dhaawac culus soo gaaray, halka wararka qaarna ay sheegayaan in dhaawacaas culus awgiis uu u geeeiyooday.

Waxii kasoo kordha arrimaha Guriceel halkaan isha ku haay, oo IlaJoog

23/10/2021

Waxaa la kala joogaa meeshii uu saakay dagaalka ka bilaawday, iyadoo ay intaas dheer tahay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac aan tiro lahayn oo labada dhinac ah.

Berrito ayey suurta gal tahay mar kale in fooda la is daro oo uu dagaal dhaco maadaama labada dhinacba ay ka go'an tahay in midkood uu Guriceel u haro.

 : Jubaland ayaa soo gudbisay Liiska Musharraxiintii ka dhimmanaa Aqalka sare ee maamulkaas.Liiskaan Dumarka qoondadooda...
18/10/2021

: Jubaland ayaa soo gudbisay Liiska Musharraxiintii ka dhimmanaa Aqalka sare ee maamulkaas.

Liiskaan Dumarka qoondadooda ayaa ku xooggan, oo Magacyadda lasoo gudbiyey Haweenka ayaa ku badan.

18/10/2021

Dagdag hada gudaha Dagmada Gurceel waxaa soo gaaray ilaa iyo dhowr homey oo ay saranyihiin Ciidamo Macawisleya kuwaa oo gawaarida waday ay ka keeneen Dhanka Matabaan waxaana ay xoojinayan Ciidamda Ahlusuno.

Cidamdaan oo gawarida waday udaranaa Digri ayaa qeyb kanoqonaya Cidamada Ahlusuno ee biri surta galka ay tahay in uu dagaal dhexmaro iyga iyo Ciidamada Dowlada

07/10/2021

DEG DEG:Ciidamo sigaara uga amar qaata Axmed Macalin Fiqi ayaa la wareegay Koontaroolkii labaad oo ay ku sugnaayen Ciidamo ka tirsan Booliiska Galmudug.

Sidookale Saraakiisha Ciidamada horkaceysa ayaa sheegay inay xireyn xuduuda G/Mudug uu la leeyahay Galgaduud.

04/10/2021

Maleyshiyaad hor leh oo Ahlusunna Taabacsan oo gudaha u galay Guriceel iyo Xaafadaha qaar oo laga qaxay.

In ka badan 100 Maleyshiyaad Macawisley ah oo Ahlusunna taabacsan ayaa xalay gudaha u galay Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud oo jimcihii ina dhaafay ay Ahlusunna si Nabad ah kula Wareegtay waxayna Ciidankaan ka yimaadeen Deegaanada hoostaga Guriceel.

Sidoo kale qax ayaa wali ka socda Magaalada waxaana laga baxay Xaafado badan Xilli laga Cabsi qabo in Ciidanka Dowladdu ay dib ugu laabtaan Guriceel dagaalna uu Halkaasi ku dhex maro kuwa Ahlusunna taabacsan ee Guriceel jooga.

02/10/2021

Deg Deg Xoogaga Ahlusuna ayaa hada lawareegay Gacanta kuheynta Deegaanka Ceeldheera Deegaankaas oo xariiriya Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb

Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay sheegay in Gudaha Deegaanka Ceeldheere kudhex arkeen Ciidamada Ahlusuna kuwaas koox koox usocdo

30/09/2021

Xogta Dagaalkii Maanta kadhacay Deegaanka Bohol kaas udhaxeeyay Dowlada Galmudug iyo Ahlusuna

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Duhurnimadaa weerar ku qaaday Saldhigyo Ciidan Ciidamada Ahlusuna ka sameysteen Deegaan Bohol, Ciidamada Dowlada ayaa bilowgii Dagaalka usuurta gashay in Durkiyaan Ciidamada Ahlusuna laakiin weerar celis ay sameeyeen Ahlusuna ayaa lasheegay in jabweyn kasoo gaaray Ciidanka Galmudug

Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyay Ciidamada Ahlusuna ay gacanta ku dhigeen midkamida Baabuurta Gaashaaman ee Gorgor,iyo 2 cabdibille sido kale warar aan laxaqiijin ayaa sheegaya in Gorgor maxabiis laga qabtay,

Goobihii lagu diriray maanta Caawa waxaa kusugan oo gacanta kuhaya Ahlusuna, Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Caabudwaaq ayaa lakala geeyay Dhaawacyada labada dhinac

Labada dhinac ayaa caawa wado ciidan aruurso waxaana magaalada Dhuusamareeb kabaxay Ciidamada kamaandooska Danab kuwaas oo xoojinaya Ciidamada Dowlada ee maanta iska caabinta weyn kala kulmay Ahlusuna

DEG DEG:Ahlusuna ayaa soo bandhigtay Baanuur Beeba ah iyo Gaari Cabdibille ah oo ay ka qabsadeyn Ciidanka dowlada iyo ku...
30/09/2021

DEG DEG:Ahlusuna ayaa soo bandhigtay Baanuur Beeba ah iyo Gaari Cabdibille ah oo ay ka qabsadeyn Ciidanka dowlada iyo kuwa galmudug

Lasoco

Waxaa si buuxdda deegaanka Bohol gacanta uggu haya hadda ciidanka Ahlusuna waljamaaca oo ay taageerayaan dadka deegaanka...
30/09/2021

Waxaa si buuxdda deegaanka Bohol gacanta uggu haya hadda ciidanka Ahlusuna waljamaaca oo ay taageerayaan dadka deegaanka.

Dagaal culus oo maanta ka dhacay goobta ayaa ciidanka Ahlusuna xeelad dagaal dib ugga gurteen qeybtii H**e ee dagaalka hase ahaatee saacaddo kadib taliska Ahlusuna ayaa amray rogaal celis hilfaha looggu qaaday ciidanka dowladda.
In ka badan 20 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda oo dhaawac ah ayaa la geeyay magaaladda Dhuusamareeb halka dhinashaddu gaareyso Tobaneeyo.

Ilaa 6 gaari ayey lumiyeen ciidanka dowladdu iyadoo 5 ka mid ah ay gashay gacanta ciidanka Ahlusuna halka midka kalana uu gubtay.

Baabuurta dagaal ee Culumaddu qabsatay waxaa ka mid ah baaburta ciidanka Gor Gor uu siiyay Turkiggu.

Ciidanka dowladda ayaa usoo baxay haatan dhinaca Dhuusamareeb iyadoo kuwa Ahlusuna soo dabba socdaan.

Laba gaari oo ah kuwa qafilan ee ciidanka Gor Gor oo dagaalka Bohol saaka aaday kii Ahlusuna qabsatay maahane kii kale a...
30/09/2021

Laba gaari oo ah kuwa qafilan ee ciidanka Gor Gor oo dagaalka Bohol saaka aaday kii Ahlusuna qabsatay maahane kii kale ayaa hadda Dhuusamareeb soo gaaray.

30/09/2021

Deg Deg Ciidamada Ahlusuna iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ayaa iminka Rasaas goos goos ah isku dhexmareysaa Deegaanka Bohol oo Dhuusamareeb uga aadan waqooyiga

Dadka Deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ku dhawaadeen Difaacyada Ciidamada Ahlusuna ee Deegaanka Bohol,

Wixii kasoo kordha halkaan nagala soco

Address

Jamhuuriyo Street
Jowhar
123456

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wararka Tv-ga Miirtaqwo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other News & Media Websites in Jowhar

Show All

You may also like