chafihiabdi

chafihiabdi Rire et apprendre ce qui es nouveaux de toi

18/11/2021
08/11/2021

Hordhac bandhiga xavi

01/08/2021

EST-IL VRAIS 🤔🤔

AND OUR CULTURE, WHO DEFEND IT!!!!🤔🤔
26/07/2021

AND OUR CULTURE, WHO DEFEND IT!!!!🤔🤔

🔴Corée du Nord 🇰🇵: Kim Jong-Un interdit aux jeunes plusieurs pratiques parmi lesquels s'embrasser en public, se coiffer et s'habiller comme des stars et regarder les séries télévisées occidentales ou sud-coréennes.

Le président Nord-coréen lors d'une communication met en garde les jeunes Nord Coréens à préserver leur culture. Kim jong un instruit qu'une loi allant de 15 ans de prison doit être appliquer pour les jeunes qui iront à l'encontre de cette décision.

Pour Kim jong un, la culture tue beaucoup plus que l'arme. Importé d'autres cultures contrairement aux valeurs nord coréennes est inacceptable.

Thespeakerofniger

25/07/2021

Qaar ka mid ah odhaahyadii ugu qosolka badnaa ee laga soo xigtay Robert Mugabe Madaxweynahii h**e ee dalka Zimbabwe:-

1-“Haddii aad ka timid qoys hodan ah, ixtiraam ninka beerta ka shaqeeya, waayo waxaa laga yaabaa inuu yahay aabbaha dhabta ah ee adiga ku dhalay.”

2-“Saaxiibkay wuxuu muddo badan igu khasbayay in aan guursado, si uu u helo fursad uu xaaskayga kula jiifto marka aan guriga ka maqanahay. Haddaba si aanay taasi u dhicin waxaan guursaday walaashiis.”

3-“Dadku waxay arkayaan gabadhii ku galaaska ama fasalka ahayd oo uur leh, ka dibna waxay dhahayaan: gabadhaan waxay ahayd gabar aamusan markii aanu isku fasalka ahayn. Yaa yiri uurku qeylo ayuu ku yimaadaa.”

4-“Haddii aad jeceshahay gabdhaha iskuullayda ah, xaaskaaga u iibi dharka iskuulka laga xirto, si ay xaaskaagu ugu ekaato gabdhaha iskuullayda ah.”

5-“Ma jiro qof wadista baabuurka kaga xawaare badan wiil doonaya inuu gaarigiisa ka dejiyo gabar diidday in ay habeenkaasi la seexato.”

6-“Jaceylkaygii h**e ayaa maanta guursanaysa, aniguna waxaan ahay DJ-ga tumaya arooskeeda. Ma sugi karo in aan shido codadkii aan isugu diri jirnay WhatsApp berigii uu jaceylka daran naga dhexeeyay.”

7-“Raggu waxay ka soo dhashaan meel u dhexeysa labada lugood ee dumarka, waqtigooda ugu badanna waxay ku bixiyaan in ay meeshaasi dib ugu laabtaan. Ma garanaysaa sababtu? Waayo ma jirto meel guri ka wanaagsan.”

8-“Haddii aad shukaansato gabar aanan faallo ka bixin qoraallada aad soo dhigto baraha bulshada, i aamin, gabadhaasi waxay shukaansataa mid ka mid ah saaxiibbada ku xiran boggaaga.”

9-“Yaanan doqon lagaa dhigin. Waa aflaamta oo keliya meesha ay gabadhu jaceyl u qaaddo wiil faqiir ah. Weligaa ma aragtay gabdho jecel wiil sabool ah.”

10-“Haddii aad doonayso in aad tijaabiso xoogga uu qofku leeyahay, isku day in aad ku riixdo albaabka musqusha xilliga uu suuliga isticmaalayo.”

11-“Markii iigu horreysay ee aan Bangi dhigtay lacag 7,000 ah, waxaan subax kasta ku dul wareegi jiray Bangiga hareerihiisa si aan u hubiyo in Bangigu uu weli meesha ku yaal.”

12-“Waxaan ku dhaaranayaa in aanan dib dambe u daawan doonin kubbada cagta oo ay dumar dheelayaan. Sidee ayuu ciyaaryahan u dhalin karaa saddexleey goolal ah una dabbaal-degayaa funaanaddeeda oo ugu jirta.”

Fadlan, Walaal adiga oo mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

Qalinkii - Cabdiqani Gaarane Barre (Dufle)

23/07/2021

😅

23/07/2021

Dhegeyso

03/07/2021

VLADIMIR POUTINE:

"Les termes "père" et "mère" resteront tant que je serai Président.. et il n’y aura jamais de mariage homosexuel dans ce pays tant que je serai au pouvoir..si on est là, c’est bien parce qu’un Homme et une Femme se sont mis ensemble..."

02/04/2021

IN PRIMO LUOGO HO DETTO LA SUA ECCELLENZA SIR PRESIDENTE DELLA REPUBBLICA, CAPO DEI GOVERNI, CAPO SUPREMO DELL'ESERCITO ISMAIL OMAR GUELLEH, VORREI PARLARE ALCUNE COSE DI QUESTO MANDATO POICHÉ NON SONO AUTORIZZATO A PARLARE LA VITA O CRITICA TRA LA MIA E FACCIO A CHIUNQUE ECCETTO CHE VORREI CHE QUESTO MANDATO SIA UN MANDATO DI CORREZIONE PER QUALSIASI ERRORE CHE IL TUO PIANO È STATO FATTO DURANTE QUALSIASI ANNO DEL PASSATO CHE HAI DATO AL POTERE, CHE VEDE TUTTO QUELLO CHE TI HA SACRIATO PER IL TUO POPOLO E PER I TUOI PAESE MA IN QUESTO MONDO NULLA È PERFETTO O COMPLETO, QUINDI INVECE DI METTERE TUTTE LE VOSTRE FORZE ATTRAVERSO NUOVI PROGETTI, È CAMBIARE TUTTI I RESPONSABILI A CUI LA MAGGIOR PARTE DELLE VOSTRE PERSONE AMA, DARE L'ORDINE AGLI UOMINI CHE AVETE FIDUCIA NEL VOSTRO FUTURO E IL FUTURO DELLE VOSTRE PERSONE
CINQUE ANNI CERCHIAMO L'UOMO CHE È DIETRO DI TE, BUON GESTORE DI QUESTA NAZIONE E PROTEGGERÀ LA TUA DIGNITÀ CON LA NOSTRA FAMIGLIA E DISTRUGGERÀ LA NAZIONE E DIVIDERÀ LA NAZIONE
NON SONO UN POLITICO QUINDI NON MI PUNEREBBE SE IL MIO MESSAGGIO STA AUMENTANDO MA PIÙ SCUSI. PARLO SOLO I MIEI SENTIMENTI PERCHÉ SONO TRA I GIOVANI CHE TI STAI PREPARANDO PER IL LORO FUTURO. VIVI LA REPUBBLICA DI DJ VOUTIIBOUTI, VIVA IL GIBUTIANO ESERCITO E GOVERNO, PACE E IMPORTANZA

Afka buura 😕🙁☹ comme ça sa serait peut-être mieux 😅
18/03/2021

Afka buura 😕🙁☹ comme ça sa serait peut-être mieux 😅

Candidat au première poste du société citée   2
23/02/2021

Candidat au première poste du société citée 2

y'a rien Mais      y'a Allah☝️y'a rien Mais ils y'a l'homme 🧔🏿🧔🏿y'a rien Mais ils y'a le courage✊💯y'a rien Mais ils y'a ...
27/01/2021

y'a rien Mais y'a Allah☝️
y'a rien Mais ils y'a l'homme 🧔🏿🧔🏿
y'a rien Mais ils y'a le courage✊💯
y'a rien Mais ils y'a la volonté🏃🏾‍♂️🏃🏾‍♂️
y'a rien Mais ils y'a le destin 🤔🦜🦜

Parfois ou plusieurs fois à certaines(XY),TA vie est moins chère que ta morte.Pour une Raison de..........!🤔🤔🤔ninki gara...
26/01/2021

Parfois ou plusieurs fois à certaines(XY),TA vie est moins chère que ta morte.Pour une Raison de..........!🤔🤔🤔ninki garaan ba yaqaan

Address

Jalalaqsi

Telephone

+252619238465

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when chafihiabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to chafihiabdi:

Videos

Share