Hamda Qaran news Page

Hamda Qaran news Page warar sugan iyo wacaal daray ah
kala soco

17/05/2022

Madaxweyne farmaajo oo villada ku qaabilay mudane xasan sheekh maxamuud

Maamulka Puntland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay is hortaagtay qaar kamid ah maamul gobaleedyada o...
25/03/2021

Maamulka Puntland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay is hortaagtay qaar kamid ah maamul gobaleedyada oo doonayey in ay ka qayb-galaan shir beesha caalamku u qaban lahayd maanta shanta Maamul gobaleed kaas oo baaqday kadib markii ay tagi waayeen maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntaland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa qoraal uu soo dhigtay bartiisa Twitterka sidaas ku sheegay.

06/02/2021

madaxweyne farmaajo oo maanta garnaqsaday

09/01/2021

Madaxweyne Qoorqoor"Madaxda Qaranku tanaasul ayay ka muujiyeen arrinta doorashooyinka balse wali jawaab k**a hayo saaxiibbadey Puntland iyo Jubaland."

09/01/2021

MADAXWEYNE FARMAAJO KHUDBAD KAFTAN IYO DHIIRA GALIN AHEYD KA JEEDIYAY XAFLADA ABAALMARINTA TARTANKA MAAMUL GOBOLEEDYADA DALKA

06/01/2021

Daawo afar xaaslihii suufiyaan oo bixiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya “heesta calanka somalia waa shirki”

06/01/2021

Afar xaaslihi sufyaan iyo wareysi xaasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya.!!!

Aragtidaadu waa noo muhiiim

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaan...
03/01/2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ,Wasiirka Caafimaadka XFS Fowsiyo Abiikar Nuur iyo Taliyaha CXDS Jeneral Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta waxay kormeer ku tageen Xarunta Balli-doogle oo ka tirsan Shabeellaha Hoose oo Saldhig u ah Ciidamada DFS iyo Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya.

war murtiyeedkii kasoo baxay shirkiimaalmalahan danbe ka socday
02/01/2021

war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii
maalmalahan danbe ka socday

30/12/2020

Madaxweyne axmed Islam “Anuu kenyati ma ihi ee waxaan ahay somali”

Akhri Warsaxaafadeed ka soo baxay guddida Doorashooyinka federaalka Soomaaliya.Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fe...
29/12/2020

Akhri Warsaxaafadeed ka soo baxay guddida Doorashooyinka federaalka Soomaaliya.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee h**ey loo qorsheeyey in ay bilaabmato 31ka Diseembar 2020 ilaa 6da Jannaayo 2021.

Guddigu waxa uu la wadaagayaa Madaxda Dowladaha Xubnaha Ka ah Dowladda Federaalka in qabashada codsiyada murashixiinta Golaha Aqalka Sare ay ku egtahay 5ta Jannaayo 2021, halka tartanka kuraasta Aqalka Sare loo asteeyay in la qabto inta u dhaxaysa 7-14 Jannaayo 2021.

Isbaddalka jadwalkan wuxuu ku saleysan yahay codsi Guddiga Doorashooyinka uga yimid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku aaddan in muddadaa dib loo dhigo waqtiga loo asteeyey Doorashada Aqalka Sare.

Muddadaas waxaa lagu dhammeystirayaa hawlaha qabyada ah ee dhanka qabashda codsiyada murashixiinta iyo diyaarinta agabyada iyo deegaanka ay ku shaqeynayaan Guddiyada Maamulaya Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal waxa uu uga mahadcelinayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada tixgelinta ay siiyeen codsiga Madaxweynaha Galmudug si doorashada Aqalka Sare ay hal mar u wada qabsoonto.

29/12/2020

Kulanka Final-ka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020, Galmudug iyo Banaadir.

28/12/2020

kaftanka siyaasada farmaajo iyo maamul goboleedyada
xigasho

26/12/2020

Deg-Deg madaxweyne dani oo kahadlay sixirbararka ka jira deegaanada puntland iyo amaro cusub

26/12/2020

Yaaab!!daawo waraabe (dhurwaa)si live ah loo dilayo.

Maxamed Saalax oo ah ciyaaryahan ka tirsan kooxda Liverpool oo ka dheesha Horyaalka Premier League ayaa ka qeyb qaatay c...
26/12/2020

Maxamed Saalax oo ah ciyaaryahan ka tirsan kooxda Liverpool oo ka dheesha Horyaalka Premier League ayaa ka qeyb qaatay ciida Chrismaska (Chrismas Day? isaga iyo Qoyskiisa taasaa shaki badan galiyay dad badan oo ku taageeraayay Muslinimadiisa.

Arinta la yaabka leh ayaa ah in gabadhiisa lagu magacaabo "Makka-Al-Mukarama" magacaan ayaa ah magac muslimiinta ay jecelyihiin.

Sawirka Maxamed Saalax iyo Qoyskiisa ayaa baraha bulshada qabsaday iyadoo muslimiin badan ay ka falceliyeen waliba ay ka xumaadeen arintaan.

Sidee u aragtaa adi?

26/12/2020

Googooska ciyaartii shalay ee k.galbeed vs puntland.

25/12/2020

Daawo xamaasada tarabuunka
garoonka engineer yiriisow iyo heestii
Llil baliil

Gelmudug oo U soo Baxday afar dhamad koobka Mamul Goboleyda yada  kadib Markii ay 2.1 kaga badiyeen Hir shabelle " Hamba...
24/12/2020

Gelmudug oo U soo Baxday afar dhamad koobka Mamul Goboleyda yada kadib Markii ay 2.1 kaga badiyeen Hir shabelle " Hambalyada u Reeb.

Koobkan yaad isleeday wuu Qaadaya ?

Mustaf Dhuxuloow ayaa yidhi. "Dadka reer Somaliland ee magaalada Muqdisho lagu kufsanayo, yeelli mayno."
24/12/2020

Mustaf Dhuxuloow ayaa yidhi. "Dadka reer Somaliland ee magaalada Muqdisho lagu kufsanayo, yeelli mayno."

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa guddi ka kooban 4 xubnood u saaray kasoo talo-bixinta sidii dibu habeyn weyn loog...
24/12/2020

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa guddi ka kooban 4 xubnood u saaray kasoo talo-bixinta sidii dibu habeyn weyn loogu sameyn lahaa Tv-ga Xukuumadda (PLTV), kaas oo uu saluugsan yahay Madaxweynuhu hanaanka shaqadiisa.

Guddigan oo ah wariyayaal h**e ayuu la kulmay Madaxweynaha Puntland, wuxuuna u sheegay qodobada ay tahay in ay ka soo talo-bixiyan,isagoo u cadeeyey in uu doonayo Isbedel-mugweyn in uu sameeyo, waxaana ku jira qodob cadeynaya in TV-ga uu doonayo Madaxweynuhu in laga dhigo mid la tartami kara warbaahinta kale.

Dhawaan ayuu Siciid Deni booqday, PuntlandTv, waxaana guddiga uu u saaray kasoo talo-bixinta Hanaanka shaqo ee Tv-ga ay ka dhigan tahay Isbedel soo wajahan.

Miisaaniyad ahaan Tv-ga ayaa bil kasta lagu bixiyaa $56,000Kun oo Dollar, tas oo ay Madaxtooyadu u aragto lacag fara badan.

24/12/2020

Xaalad adag ayaa lagu jiraa waana ka welwelsanay mustaqbalka dalka iyo umada soomaliyeed.

Alle ha u Naxariistee Cabdi Cali Bacalwaan, oo ka mid ahaa Fannaaniinta waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa xalay ku geeriyood...
24/12/2020

Alle ha u Naxariistee Cabdi Cali Bacalwaan, oo ka mid ahaa Fannaaniinta waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa xalay ku geeriyooday waddanka Germalka.

TV-ga Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Fannaanku u geeriyooday cudurka Covid-19 oo maalmihii la soo dhaafay uu Cisbitaal u jiifay.

23/12/2020

Deg-Deg:Guddiga doorashooyinka qaranka oo shaacinaya jadwalka doorashooyinka somalia.

Messi oo jebiyey rikoodh yaalley muddo 40 sano ah oo dhigay Ciyaaryahan Pele.Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 644-a...
23/12/2020

Messi oo jebiyey rikoodh yaalley muddo 40 sano ah oo dhigay Ciyaaryahan Pele.

Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 644-aad ee Barcelona intii ay socotay guushii ay ka gaadheen Real Valladolid si uu u jabiyo rikoorka Pele ee goolasha ugu badan ee hal koox loo dhaliyo.
Halyeyga reer Brazil Pele ayaa dhaliyay goolkiisii 643 -aad, sida oo kalena gool 19 xilli ciyaareed oo uu u ciyaaray Santos dalkiisa hooyo intii u dhaxeysay 1956 iyo 1974.
Iyadoo uu Messi Dhaliyey 644 gool wqxaanu ciyaaray 749 ciyaarood kooxda Barcelona.

Koox saxafiyiin ah oo ka tirsan telefishanka Al Jazeera ayaa la sheegay in la jabsaday telefoonnadooda, kaddib markii lo...
23/12/2020

Koox saxafiyiin ah oo ka tirsan telefishanka Al Jazeera ayaa la sheegay in la jabsaday telefoonnadooda, kaddib markii loo adeegsaday qalab basaasid ah oo ay soo saartay shirkadda Israel laga leeyahay ee NSO Group, sida ay sheegeen baadhayaal dhanka amniga internetka ah.

Faahfaahinta shaqaalaha la bartilmaameedsaday ayaa gaadha 36 xubnood oo ka tirsan shaqaalaha caadiga ah, oo ay ku jiraan weriyayaasha wararka akhriya TV-ga iyo maamulayaasha, ayaa lagu daabacay warbixin ay soo saartay Citizen Lab oo ka tirsan Jaamacadda Toronto.

Dowladda Soomaaliya oo heshiis Deyn_Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands.Wasiirka Maaliyadda ...
23/12/2020

Dowladda Soomaaliya oo heshiis Deyn_Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr Abdirahman Dualeh Beileh ayaa xaaskiisa ku saxiixay heshiis yada Deyn_Cafinta oo h**e ay u soo saxiixeen masuuliyiinta dalalka ku bahoobay Naadiga Paris "Paris Club".

Saxiixaan ayaa daba socda go'aankii ka soo baxay shirkii dhacay 31-kii Maarso 2020 ee Soomaaliya looga saamaxay lacag dhan 1.4 Bilyan, iyadoo heshiiska shirkaas qodob ka mid ah uu dhigayay in Soomaaliya ay dal waliba gooni ula saxiixato inta uu ka saamaxay.

Isu geynta lacagta ay saamaxeen Sadexdaan Dowladood ayaa waxa ay gaareysaaa $69.9 million.

23/12/2020

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Garawe oo Sadaalin kala duwan ka dhiibtay kulanka Galabta dhexmari doono Puntland iyo Jubaland.
Xigasho:astaan sport

Madaxwaynaha Somaliland ayaa saaka safar ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti.Safarka madaxwayne Biixi, ayaa imanaya k...
23/12/2020

Madaxwaynaha Somaliland ayaa saaka safar ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti.
Safarka madaxwayne Biixi, ayaa imanaya kadib markii uu halkaasi kusoo dhamaaday shirkii madaxda urur-goboleedka IGAD.

Madaxweyne Biixi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu socdaal shaqo ku tago jamuuriyadda Ja...
23/12/2020

Madaxweyne Biixi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu socdaal shaqo ku tago jamuuriyadda Jabuuti , kadib marti qaad uu ka heley madaxweynaha dalkaasi Ismaacil Cumar Geelle.

DEG DEG: Kenya ayaa codsatay in shirka IGAD laga saaro warbaahinta, marka la gaaro hadaljeedinta labada dal ee Soomaaliy...
20/12/2020

DEG DEG: Kenya ayaa codsatay in shirka IGAD laga saaro warbaahinta, marka la gaaro hadaljeedinta labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, oo la dhageysan doono doodahooda.

Soomaaliya ayaa iyana diiday dalabka Kenya, shirka oo jadwalkiisu ahaa in uu furmo 10:00Subaxnimo ee Geeska Afrika ayaan wali furmin.

Senator Cabdi qeybdiid oo la dardaarmayey xulka kubada cagta Galmudug oo galabta la ciyaaraha gobalka Banaadir ayaa yiri...
20/12/2020

Senator Cabdi qeybdiid oo la dardaarmayey xulka kubada cagta Galmudug oo galabta la ciyaaraha gobalka Banaadir ayaa yiri " kubadda haddey ku dhaafto ninku yuusan ku dhaafin "

Address

Horseed

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamda Qaran news Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamda Qaran news Page:

Videos

Share