Byforce news somaliland

Byforce news somaliland WAR SUGAN

10/10/2024
10/10/2024

Maareeyaha hay'adaha dekedaha jsl ee suntan horumarka dekeda Berbera mudane@ Said hassana abdilahi ayaa ka qaybgalay suldan axmed muuse axmed {Suldaan qabile} bahda dhaqanka kusoo biiray laguna caleemo saaray magaalada Berbera maareeye siciid ayaaa Alle uga baryay in masuuliyadaa Culus Alle ufudaydiyo kii dadkiisa iyo diintiisaba anfacana rabi ka dhigo

Hambalyo  Ahmed Abdirahman Sh Harir i loo magacaabay  maamulaha kastamka berbera
26/08/2024

Hambalyo Ahmed Abdirahman Sh Harir i loo magacaabay maamulaha kastamka berbera

26/08/2024
12/08/2024
05/03/2024

Guddida farsamo ee isfahanka Somaliland iyo Ethiopia ayaa soo gaadhay dekeda weyn ee magaalada berbera waxaana halkaasi kusoo dhoweeyey maareeyaha haayadaha dekedaha jsl mudaneSaid Hassan Abdilahi waxaanu maareeyahu ayaa kormeer kusoo mariyay qaybaha kala duwan ee dekedu ka kooban tahay intaasi kadib ayuu maareeyuhu warbixin ka siiyay shaqada baaxada leh ee dekeda berbera kasocota

Maareeyaha haayadaha dekedaha jsl mudane Said Hassan Abdilahi    oo kusuntan horumarka dekeda berbera , ayaa dekeda berb...
06/02/2024

Maareeyaha haayadaha dekedaha jsl mudane Said Hassan Abdilahi oo kusuntan horumarka dekeda berbera , ayaa dekeda berbera kusoo dhaweeyey madaxweyna kuxigeenka jsl cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil (saylici) iyo wefti uu hogaamiyo oo ka mida golaha wasiirada dalka waxaanay kulan la qaateen masuuliyiinta dekeda

18/01/2024

Maareyahaya haayadaha dekedaha jsl mudaneSaid Hassan Abdilahi taliyaha ciidanka socdaalka maamulka gobolka iyo ka degamada ayaa siwadajir ah udhagax dhigay
Terminalka isu socodka maraakiibta rakaabka qaada maareeye said ayaa sheegay maraakiibta Waaweyn ee rakaabka qaada ay kusoo xidhan karto, sanadkan soo socdana 24 December oo kusoo began yahay dekeda berbera markab
Sida 2000 oo dalxiisayaala

03/01/2024

Guutada Al-Qassam ayaa ku dhawaaqay inay soo rideen diyaarad nooca sahanka ah oo ay leedahay Israa’iil oo lagu magacaabo Hermes 900, iyadoo wadata gantaalaha lidka diyaaradaha ee bariga magaalada Gaza, Major General Fayez Al-Duwairi ayaa nooga warramay awooddeeda iyo hawlaheeda shaqo.

Warbaahinta Israel: Wafdi ka socda Israel ayaa booqday caasimadda Masar si ay ugala hadlaan Masar inay ku biirto isbahey...
01/01/2024

Warbaahinta Israel: Wafdi ka socda Israel ayaa booqday caasimadda Masar si ay ugala hadlaan Masar inay ku biirto isbaheysiga badda ee Badda Cas, laakiin Qaahira ayaa diiday.

31/12/2023
Madaxweynaha Golaha Sudaan Abdel Fattah Al-Burhaan ayaa soo saaray go’aan uu xilka kaga qaaday Xeer Ilaaliyaha Guud ee d...
30/12/2023

Madaxweynaha Golaha Sudaan Abdel Fattah Al-Burhaan ayaa soo saaray go’aan uu xilka kaga qaaday Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka Sudan Khaliifa Axmed Khaliifa, waxaana xilkaasi loo magacaabay Al-Fatax Muxamed Ciise Tayfour.

Deg Deg |  "Guutooyinka Al-Qudus ayaa yidhi": "Annaga, oo ay weheliyaan guutooyinka Al-Qassam, ayaa duqaynay isku imaati...
30/12/2023

Deg Deg | "Guutooyinka Al-Qudus ayaa yidhi": "Annaga, oo ay weheliyaan guutooyinka Al-Qassam, ayaa duqaynay isku imaatin ay ku sugnaayeen askarta cadowga iyo taliska iyo taliska oo ku yaal Abu Oreiban, oo koonfur-bari ka xigta Al-Zaytuun."

  ayaa sheegtay in ay soo dirayso markab dagaal oo ka qayb qaata ciidamada Maraykanku hogaaminayo si ay maraakiibta uga ...
29/12/2023

ayaa sheegtay in ay soo dirayso markab dagaal oo ka qayb qaata ciidamada Maraykanku hogaaminayo si ay maraakiibta uga difaacaan weerarada kooxda Ansar Allah ee Xuuthiyiinta ay ka bilaabeen badda cas.

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda:   oo dacwad ka dhan ah Israa'iil ka gudbisay xasuuqa Falastiiniyiinta ee Marinka...
29/12/2023

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda: oo dacwad ka dhan ah Israa'iil ka gudbisay xasuuqa Falastiiniyiinta ee Marinka # Gaza

105 Suxufi ayaa ku shahiiday duqeynta naxariis darada ah ee lagu hayo marinka Qaza, kuwaas oo qaarkood si toos ah loo be...
28/12/2023

105 Suxufi ayaa ku shahiiday duqeynta naxariis darada ah ee lagu hayo marinka Qaza, kuwaas oo qaarkood si toos ah loo beegsaday.

  |  Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa yidhi : Ma cambaaraynayno werarada  , sababtoo ah waxaan u aragnaa inay garg...
28/12/2023

| Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa yidhi : Ma cambaaraynayno werarada , sababtoo ah waxaan u aragnaa inay gargaar sharci ah u yihiin Falastiiniyiinta.

27/12/2023

Eedeymaha iyo marqaatiyada muwaadiniinta ee ku saabsan Ciidamada gurmadka Degdegga ah ee gaysta dambiyada dilka, jirdilka, iyo bililiqada hubaysan ee hantida gaarka ah, iyo afhayeenkoodu wuxuu ku eedeeyay "sharci-darrada" inay geysteen.

Afhayeenka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa: Qayb ka mid ah guusha taariikhiga ah ee weyn ee dagaalkii lamagac baxay duufaant...
27/12/2023

Afhayeenka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa: Qayb ka mid ah guusha taariikhiga ah ee weyn ee dagaalkii lamagac baxay duufaanta ee Al-Aqsa 7 october lagu qaaday ciidamada Israa’iil waxaa sabab u ah dadaalka Qasem Soleimani

08/10/2023

Maareyahaya haayadaha dekedaha jsl mudaneSaid Hassan Abdilahi ayaa kaqaybgalay daahfurka xafiiska xiidhiidhka amniga bada ayaa kawaramay ahmiyada ay leedahay illaalinta deeganka bada iyo bargai
Sidoo kale maareeye siciid ayaa sheegay inay soo qabteen maraakiib danbiya gashay oo uubaahan in lawaafajiyo xeerarka caalamiga

01/10/2023

Qaar ka mid ah bulshada Caasimada Hargaysa ayaa soo dhaweeyey ansixintii Xeerka Doorashooyinka ee Golaha Wakiiladda JSL ay meel-mariyeen maalintii Shalay.

01/10/2023

Warbixin: Faa’iidada laga dhaxlay hir-galinta Biriijyada Arabsiyo, Huluuq iyo Agamsaha oo Telefishanka Qaranka JSL War-bixin ka diyaariyey.

Wufuudda ka qayb-gashay Shirka caalamiga ah ee Maareynta Kiimikada (ICCM5) ee lagu qabtay Magaalada Bonn ee Dalka Jarmal...
01/10/2023

Wufuudda ka qayb-gashay Shirka caalamiga ah ee Maareynta Kiimikada (ICCM5) ee lagu qabtay Magaalada Bonn ee Dalka Jarmalka ayaa ansixiyay hannaan cusub oo caalami ah oo lagu dhimayo khataraha deegaan ee kiimikada.

Shirkaas ayaa gorgortan adag ka dib waxa lagu ogolaaday qaab-dhismeedka caalamiga ah ee Kimikada, iyadoo laga soo saaray baaq horseed u noqon kara dhiiri-galin siyaasadeed oo lagu dhaqaajiyo fulinta heshiiskaasi.

Qaab-dhismeedkan ayaa ku salaysan ilaa 28 bar-tilmaameed kuwaas oo ujeedadoodu tahay in lagu wanaajiyo maareynta tolmoon ee kiimikooyinka iyo qashinka.

Dawladaha ayaa balan-qaaday in ay abuuraan, 2030 sharciyo lagu dhimayo wasakhowga kiimikada, laguna hirgalinayo siyaasado lagu horumarinayo beddelaad badbaado leh.

Warshadaha ayaa dhankooda balan-qaaday in ay dajin doonaan qaab haboon oo ay u maareeyaan kiimikooyinka si ay u yareeyaan wasakhowga kiimikada iyo saamaynteeda daran marka la gaadho 2030.

Qaabdhismeedkan cusub waxa uu ku baaqayaa, in marka la gaadho 2035, saaxada laga saaro noocyada halista ah ee sunta cayayaanka beeraha, taas badelkeedana la adeegsado mid ka halis yar.

Cabdicasiis Caydiid Yamani

Address

Hargeysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Byforce news somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Hargeysa

Show All