Barashada Cilmiga Islaamka

Barashada Cilmiga Islaamka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barashada Cilmiga Islaamka, Magazine, Hargeysa.

Halkan waxa loogu talo galay in laga barto cilmiga islaamka qaybihiisa kala duwan, si ay qofka muslimka ah ugu suuro gasho inuu si fudud u barto aqoonta islaamka. ujeedada qofka muslimka ahi u noolyahay ayaa ah in alle subxaan watacalaa lagu xidhnaado goor iyo ayaan, oo wax kasta oo la qabanayo lagu saleeyo alle xusuusnaantiisa iyo ina la rumaysnaado qadarka alle, samirka iyo iimaanka ayaa ah labada guul ina gaadhsiin kara if iyo aakhiroba.

20/06/2024

1. Ninkii Hal-abuuray Qalabka Socodka ayaa dhintay isagoo 54 jir ah
2. Ninkii Hal-abuuray Qalabka jimicsiga ayaa sidoo kale ku dhintay da'da 57 jir

3. Sidoo kale, horyaalkii dhismaha jidhka ee adduunka ayaa ku dhintay da'da 41 jir
4. Ciyaaryahankii ugu fiicnaa kubadda cagta adduunka, Maradona, ayaa geeriyooday isagoo 60 jir ah

5. James Fuller Fixx ayaa lagu tiriyaa inuu gacan ka geystay inuu bilaabo kacaanka jirdhiska ee Ameerika isagoo caan ku ah orodka, laakiin wuxuu u dhintay wadne xanuun isagoo ordaya da'da 52.

Taa Badalkeed

1. Hal-abuurihii shukulaatada Nutella ayaa ku dhintay da’da 88-sano
2. Winston oo sigaarka samayn jiray ayaa dhintay isaga oo 102 jir ah
3. Hal-abuurkii Xashisada ayaa sidoo kale ku dhintay dhul-gariir isagoo da'diisu tahay 116 jir

Bal ogaw: Bakaylaga maxaa ka orod iyo boodo badan, laakiin laba sano kaliya ayaabuu nool yahay... halka uu Diinku oo aan haba yaraatee wax Jimicsi ah aan samayn uu noolaado 400 oo sano.

Address

Hargeysa
252

Telephone

+252634181665

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barashada Cilmiga Islaamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barashada Cilmiga Islaamka:

Share

Category


Other Hargeysa media companies

Show All

You may also like