Badhtamaha Media

Badhtamaha Media Badhtamaha Media waa shirkad Somaliland ka dhisan oo isugu jirta jariidada Badhtamaha oo maalin kast
(1)

25/12/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay kulan ballaadhan oo lagaga doodayey sidii wada-jir loogaga tashan lahaa duruufaha kusoo kordhay isu socodkii ganacsiga ee mandaqadda badda cas la yeedhay ganacsatada kala duwan ee dalka

15/11/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum General Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo mansabyo kala duwan kasoo qabtay ciidamada kala duwan ee dalka.

17/10/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Xadhiga ka Jaray 130 Dugsi oo Waxbarashadu hirgelisay, kana Hadlay Sixir-bararka Dalka ka Jira

19/09/2023

Dhacdooyinkan aan hoos ku qoray waxa sameeyay dad ka mid ah reerka Garxajis. Markay samaynay een Garxajis fasax kamay qaadan, Laakiin dhaqan baynu leenahay, guusha, guuldarada, khaladka, iyo saxaba reerka ama qabiilka oo dhan Wada siiya. Markaan Anigu halkan leeyahay Garxajis baa waxaa sameeyay, kumay wada tashan Laakiin way difaacayaan kuwii waxaa sameeyay.

1- Garxajis waxay ku weerareen Ciise Muse hawd, oo iyaga ayaa waliba la maslaxay markii Burco lagu wada hadlay.

2- Garxajis markii uu buurta GL galay ee dilay 11 nin Oo police ah, mag keliya bixiya ayaa la yidhi, Dhamaan waxay dalbadeen mawqifkoodii siyaasadeed waa loo yeelay.

3- Garxajis Markay dhoqoshay gaadhiga ka afduubeen waa la saamaxay.

4- Garxajis Shalay waxay markale ku duuleen degmadii Ciise Muse ee hawdka, nasiib wanaag dhimasho ma iman Laakiin magaaladii baa dhaawac soo gaadhay.

5- Garxajis waxay Maanta mar kale gaadhi dawladeed ka afduubeen Burco.

Anigu wali waxan taaganahay oo shicibka Somaliland ku odhanayaa ha la isu dulqaato, waxanse hubaa in baniadamku leeyahay mar uu dulqaadku dhamaado. Maanta shicibka iyo dawlada Somaliland waxay muujiyeen dulqaad badan.

Dadka masuul ka ah, madaxdhaqameedka iyo Guurtida Garxajis waxan leeyahay shicibkii Somaliland Sidaas uun bay idin eegayaan dulqaad badana way idiin muujiyeen, waxa laydinka fadhiyaa inaad keen taan xal waara, haddii kale cid kasta waxay ku khasban tahay is difaac.

Qore:
Dr. Rashid Garuf

19/09/2023

Jabhaddii GL intii aan wax la siin ayaa maalin ba Mid gadoodayaa. Nin aan dayday aqoon ayaa GL saaray inamada. Imikana aynu dulqaad muujino.

19/09/2023

Nimanka Burco gaadhiga ku af duubay, rag dhibta qaranka jecel, ku qancin taladii odoyaashii HJ iyo HY. iska celintoodu waxay u taal HY.

13/09/2023

Garxajis wuxu Isaaq ku khasbay in loo tanaasulo gar iyo gardaro. Maanta Isaaq cadaw buu leeyahay oo dhiigiisa & dhawaciisa jecel. Qaranka in la badbaadiyo weeye maanta go’aankeenu.

08/09/2023

Haddii Hirsi H. Ali Hassan, Gudomiyaha Wadani u sheegay shicibka in uu h**e ugu taliyay in Abdirizaq Khalif gacanta loo geliyo talada Gobolka Sool, Maanta muxuu aaminsan yahay? Wali Hirsi iyo Waddani Miyay ku talinayaa in Abdirizaq talada gacanta loo geliyo oo uu nabad u keeni karo mise imika waad fahamteen inuu idinka iyo qaranka ba khaayimay oo aaminaadoodii ku wacad furay? Haddii aanad ahayn masuul ah Xisbiga Waddani ah jawaab halkan kaagama furna. Cabdiraxman Cirro

07/09/2023

Yaa ka dambeeya dacaayada odhanaysa madaxwaynuhu wuu xanuusanayaa? Dadka sheegaya u fiirso Sawir baa kuu soo bixi doona.

05/09/2023

Haddii labada doorasho la isa saaro, 3 xisbi ee Kulmiye, Waddani, iyo UCID ayaa guulaysanaya . Muwadinku qofka uu u codeeyay inuu Madaxwayne noqdo ayuu xisbigiisana taageerayaa.

02/09/2023

Haddii Faysal Bootaan la Jidh dilo amaba la dilo, Isaaq iyo dawlada Somaliland waxa ka go’an in dhamaan garaadada SSC la dilo. Maanta dhulbahante ayay talodu la taalaa.

02/09/2023

Ardayda qalin jebinaysaay haddii gabadha qaadka, tamaandhada & muuska iibinaysa sariibada ay Jaamacada kaa soo saartay; adiga Maxaad dhisi doontaa?

02/09/2023

The richest nations in Africa in natural resource are Niger, DRC, & Gabon, but they are z poorest. Cuz of French colonial policy in Africa in 2023. Kick France out of Africa.

Garaad Jama Garaad Ismail iyo Garaad Jama Garaad Ali waxan la wadaagayaa inamada maxaabiista ah ee aad gawracdeen. Magac...
01/09/2023

Garaad Jama Garaad Ismail iyo Garaad Jama Garaad Ali waxan la wadaagayaa inamada maxaabiista ah ee aad gawracdeen. Magaciisa Adan, qabiil kii sa Habar Awal (Sacad Muse).

31/08/2023

marka Waddani yidhaahdo ha tanaasulo A. Darawal iyaga oo og in qaranka ay iyagu geliyeen hostage. maxaa u diiday A. darawal inuu Maanta qaranka geliyo hostage sidii Waddani.

26/08/2023

Shir Qaran oo ka Dhacay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Go'aamo Adag oo ka soo baxay

16/08/2023

Somaliland waa wadan qaatay system ka democratic ga ah. Taasoo macnaheedu yahay dadka iska soo horjeedaa muxaafid iyo mucaarid waxa u furan dhowr dariiqo oo ay isku wajahaan; inay saxaafada madaxa banaan isku weeraraan, inay mudaharaad Nabad gelyo ah sameeyaan, Laakiin waxa nidaamka dimuqraadiga ja baxsan inay is hubeeyaan oo noqdaan jabhad doonaysa inay doorasho gasho iyadoo isticmaalaysa jabhad hubaysan. Waayo marka Qof sidaa sameeyo, waxay u fadaxaysaa in Qof kastaa sidaa sameeyo.

23/07/2023

Maanta waxad dirteen cod qarannimo, cod nabadeed ayaa dirteen , cod wax wada lahaanshaa ayaad dirteen, cod ergo oo reer Sool ku socdaad dirteen maanta, cod khilaafka xallintiisa ah baad dirteen, waxad dirteen cod qarannimo ee muu ahayn cod siyaasadeed iyo mid wax kala jiidasho, caalamka waxad u dirteen farriin qarannimo oo ah marka uu qaranku u baahan yahay inaynu isku mid nahay,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

18/06/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tababar u soo Xidhay Ciidan Cusub oo ku soo Biiray Ciidanka Qaranka oo Carbis Ciidan Dhamaystay

07/06/2023

Qodobka 49(7) Dacwadaha aan ciqaabta ahayn waa lagu oogi karaa xubinta Golaha Wakiilada iyadoo aan oggolaanshaha Golaha Wakiilada loo baahnayn.

29/12/2022
Maansha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan Hambalyo Meher uga dirayaa Walaalkay Nasir Ali Abdilahi Sandheere...
01/06/2022

Maansha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan Hambalyo Meher uga dirayaa
Walaalkay Nasir Ali Abdilahi Sandheere iyo Marwadiisa Najax Nuur wacays
Baaraka Laahulaka Wabaaraka Calayka Wajamaca Baynakumaa Fil Khayr Guurkiinu Guur khayr Guuloow kayeel Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

Address

Lake Asal Dabadiisa
Hargeysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badhtamaha Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Hargeysa

Show All

You may also like