Republican party "Xisbi Jamhuuriga"

Republican party  "Xisbi Jamhuuriga" waa urur aad u danaynaya in isu tanaasul iyo maslaxad lagu dhameeyo arimaha muranka keena.khaasatan Xisbi jamhuuriga sland

Warbaahinta Sunday Tribune oo Shaacisay in Xukuumadda Somaliland Aqoonsi ay Kaga mid Noqoto Midowga Afrika ka Dalbatay S...
28/12/2023

Warbaahinta Sunday Tribune oo Shaacisay in Xukuumadda Somaliland Aqoonsi ay Kaga mid Noqoto Midowga Afrika ka Dalbatay South Afrika

Hargeysa-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa aqoonsi ay kaga mid noqoto Ururka Midowga Africa AU, ka dalbatay Dawladda iyo xisbiga talada haya ee South Afrika.

Sidaasna waxa lagu sheegay warbixin ay daabacay Warbaahinta Sunday Tribune ee dalka South Afrika, waxana ay iftiimiyeen in dalabkaasi ka dhashay intii uu socday kulan toddobaadkii h**e ay Hargeysa ku yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha, ahna Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiir ku-xigeenka shirkadaha dawliga ah ee South Africa, Obed Bapela.

“Waxaanu nahay dalka kaliya ee xasiloon ee mandaqada ku yaalla, waxaanu ku naalloonaynaa nabadgelyo iyo xasilooni taam ah, iyadoo dawladnimadayaduna si buuxda u tahay mid dimuqraadiyad ku dhisan, iyadoo aanu leenahay doorashooyin qof iyo cod ku sallaysan,”ayuu yidhi Wasiir Maxamed Kaahin, waxaanu intaas ku daray “Somaliland waxay dabaqdaa qiyamka caalamiga ah ee hirgelinta dimuqraadiyadda. Waxaanu leenahay nidaanka dawladaha hoose, iyadoo hoggaankayagana la doorto, waxaanu dabaqnaa heerarka caalamiga ah.”
Wasiirka Daakhiligu wuxuu intaas ku daray in ururrada Argagixisada ee ka jira dalalka jaarka ah, sida Soomaaliya aanay caqabadahaasi ka jirin Jamhuuriyadda Somaliland.
Warsidaha Sunday Tribune wuxuu xusay in Somaliland oo xornimadeeda ka qaadatay Ingiriiska sannadkii 1960kii, Madaxweynihii h**e ee South Africa Mr. Thabo Mbeki uu dhaqaajiyay qaddiyadda aqoonsiga Somaliland, hase ahaatee muddo xileedkiisii la soo gaabiyay, wuxuuna wargeysku intaas ku daray in xisbiga talada haya ee ANC ay tahay inuu dib u bilaabo nidaamkii aqoonsi buuxa lagu siin lahaa Somaliland, si la mid ah sidii South Afrika h**e ugu samaysay Galbeedka Saxaraha iyo Falastiiniyiinta.
Wasiir ku-xigeenka shirkadaha dawliga ah ee South Africa, Obed Bapela, ayaa sheegay in dadka reer Somaliland muddo badan sugayeen aqoonsi, isla markaana ay dawladooda gaadh siinayaan arrintaas, waxaanu yidhi “Ma sugi karno intaas wax ka badan muddo dheer ayay shacbiga Somaliland sugayeen aqoonsi. Waa in aanu fulinaa arrintaas haddii aan ahay hoggaamiyaha weftigan waxaanu xaqiijin doonaa in dalabka Somaliland gaadho hoggaanka dalkayaga, korna loo qaado xidhiidhka innaga dhexeeya.”
Waxa kaloo uu ku booriyay inay Somaliland samayso xeerarka maalgashiga si heshiisyo ay u galaan, si dalku u dhismo dhaqaalena u helo.

XIGASHO: WARGEYSKA DAWAN

Cumar Maxamed Faarax

03/11/2023

Jir 0o joog

21/10/2023

Qaranku w7xuu kaaga bashan yahay dufaaciisa muwaadin

14/05/2023
13/05/2023

Xuska 18 may gool iyo gobanimo jsl

16/03/2023

Ilahayow nimcadad moo siyaadi islamnimada roobka iyo nabada

27/02/2023

Guusha waa garabka ciidan jsl waayo oyagu waxay daafacaan calanka tawxiidka leh allaa la jiraa

16/02/2023

Waxaka socda gobolka sool ee lascanod waa fara galin qaranka jamhuriyada Somaliland waxa ku wada puntland

What is going on in the Sool region of Lascanod is the intervention of the Republic of Somaliland by Puntland and the Hamar government.

07/10/2022

Xuska dhalashada nabigenii NNKH

15/08/2022

Diiwan galinta ururada oo mel fican maraysa

Address

Hargeisa
SOMALILAND.HARGEISA

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252659388389

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Republican party "Xisbi Jamhuuriga" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Republican party "Xisbi Jamhuuriga":

Share

Category



You may also like