Dhaqane

Dhaqane Like Saar Page Kan Dhaqane News Waxaad Ka Helaysaa Warar Iyo Dhacdooyin Joogta Ah Kumana Seegi Doonaan Ee Ku Xidhnow Mar Walba Wabilaahi Tawfiiq
(2)

15/01/2024

FLIM XALAD BADAN

15/01/2024

faa'idayso talada sheekhu bixinayo.

06/01/2024

Buugii Gaaraa bildhaan

06/01/2024

ISBADALADA SOMALILAND KA SOCDA

06/01/2024
03/01/2024

Isbadalada Jamhuuriyadda Somaliland ka socda

31/12/2023

Aqoontu waa muhiim

26/12/2023

Yaab

22/12/2021

: Dagaal Kharaar oo hub culus la isku adeegsanayo ayaa iminka kasocda Magaaladda Boosaaso.

PSF iyo Ciidan ka amar qaata Deni ayuu u dhexeeyaa dagaalka kasocoda Boosaaso. Goobjoogayaal ku sugan Magaaladdaas ayaa ii xaqiijiyey in aad u xoog badan la isku adeegsanayo iyaguna ay maqlayaan daryanka rasaasta nool.

Xigasho Cali Aadan Muumin

Suldaanka guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Garaad Cali ShireAyaa khadka talefoo...
22/12/2021

Suldaanka guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Garaad Cali Shire

Ayaa khadka talefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo General Maxamuud Cismaan Cabdullahi (Diyaano)

Suldaanka ayaa labadan masuul ugu baqay iney xabada joojiyan sameeyaan oo la joojiyo dhiiga ku daadanaaya magaalada Bosaso ,

Madaxweyne Deni iyo General Maxamuud Diyaano ayaa labadooduba Suldaanka ka aqbalay xabad joojinta.

Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jirey Yaxye Saleebaan oo Goordhaweyd ku Geeriyoodey garoon ku yaala Hargeysa isagoo...
21/12/2021

Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jirey Yaxye Saleebaan oo Goordhaweyd ku Geeriyoodey garoon ku yaala Hargeysa isagoo kubad ciyaaraya,meydkiisa ayaa la keenay cisbitaalka guud ee Hargeysa.

Waa Marxuumkii labaad ee caawa garoon ku badeed meydkiisa laga soo qaado, Alle ha u raxmado aamiin aamiin yaa Allah.

Siyaasiyiinta madaxa banaan ee taabacsan furashada ururada siyaasada ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Hargeysa.Waxa Kula...
21/12/2021

Siyaasiyiinta madaxa banaan ee taabacsan furashada ururada siyaasada ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Hargeysa.

Waxa Kulankaasi qayb ka ahaa majaajilaystaha Caanka ah ee Kabtan Ciise Jawaan.

150-KM oo kaliya ayay Militariga Itoobiya u jiraan hadda Magaalada Mekelle.Duleedka Magaalada Alamata ayay ku sugan yihi...
21/12/2021

150-KM oo kaliya ayay Militariga Itoobiya u jiraan hadda Magaalada Mekelle.

Duleedka Magaalada Alamata ayay ku sugan yihiin oo ah xadka gobolka Tigray, inkasta oo warar aan la xaqiin sheegayaan in ay gudaha u galeen Ciidamadu Magaalada.

Lama oga in Ciidamada Militariga Itoobiya gudaha u geli doonaan gobolka Tigray.

TPLF dhinaceedu waxa ay ku dhawaaqday xabbad joojin, waxa ayna fidisay gogol nabadeed.

Barre Cali Qaaje

Dagaal Xoogan Oo La Isku Adeegsaday Qoryaha Waawayne Ayaa Ka Socda Magaladda Bosaaso.
21/12/2021

Dagaal Xoogan Oo La Isku Adeegsaday Qoryaha Waawayne Ayaa Ka Socda Magaladda Bosaaso.

Siyaasiga Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa isagoo ka duulay madaarka diyaaradah...
21/12/2021

Siyaasiga Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa isagoo ka duulay madaarka diyaaradaha ee Jabuuti.

Maxamed ayaa maalmo ka hor Somaliland u soo tarxiishay dalkan Jabuuti sababo la xidhiidha baasaboor dublaamasi Soomaliya ah oo uu ku galay Somaliland.

Duulimaadkii maanta ee Jabuuti Airline ayuu ka mid ahaa rakabkii ugu safraayay magaalada Hargeysa.

20/12/2021

"Ama Idinkaa Awood Yeelan Oo Maalin Walba Qofbaa Xabad Lagu Dhufan, Ama Awooda Dawladnimaa Ayaa Shaqayn,
Reer Sool Gacan Kulul Bay U Baahan Yihiin..."

Badhasaabka Gobolka Sool Oo
Hanjabaad Adag Diray.

20/12/2021

EX MING SING HARGAYSA OO DIB LOO FURAY

20/12/2021

DAAWO MAGAALADDA HARGEISA OO DIB LOOGA FURAY HUNDHEELKII EX MING SING OO HADA LOO BIXIYAY MEGE PLAZA

" Allah Ha Uga Sahlo Somaliland  Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen. Hadii Golihii H**e Cidla’ Ahaa Kani Waa...
20/12/2021

" Allah Ha Uga Sahlo Somaliland Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen.

Hadii Golihii H**e Cidla’ Ahaa Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay.

Ilaahayow Sharkooda Na Mooti Waxa Kuwan Ka Soo Dhegawayn."

Cali Guray

20/12/2021

Macmiil fadlan hubi xanibaadaha, shuruudaha safarka, ee gelida iyo bixida wadamada aad u kala safreysid.

● Hubi inaad haysatid dhammaan documentiga lagama maarmaanka u ah safarkaaga oo ay ku jiraan natiijada baaritaanka corona-virus.
● Buuxi shuruudaha meesha aad u socoto.
● Xasuusnow inaad qaadatid nuqul daabacan dhammaan documentiga lagama maarmanka u ah safarka.

Ugu danbayn isku day inaad timaado garoonka diyaarada 3 saac ka hor wakhtiga aad dhoofeysid.

&

Beribaa nin Faqaatiir la odhan jiray ayaa wuxuu ahaa nin reer Miyi ah oo jecel inuu Hoobal noqdo ama isu haysta. Haddaba...
20/12/2021

Beribaa nin Faqaatiir la odhan jiray ayaa wuxuu ahaa nin reer Miyi ah oo jecel inuu Hoobal noqdo ama isu haysta. Haddaba Faqaatiir waa nin cod xun laakiin isagu isu haysta inuu cod fiican yahay. Mar walba reeraha dushooda ayuu hees ka dul qabsaddaa.

Kolkaa Faqaatiir ma waayo dhowr qof oo intay ka naxaan isaga jiibiya oo sacabka u garaaca iyagoo og inuu cod xun yahay. Maalintii danbe ayaa Oday weyn oo in badan arkaayey Faqaatiir iyo hawlaha aan is lahayn ee uu dhex dabaalanayo ayaa hadal xikmadi ku jirto yidhi kolkuu arkay maalin uu ciyaar reer ka dul qabsaday oo waxooga tiro dad ahi u soo baxeen. Kolkaasuu yidhi; "Anigu Faqaatiir lamaan yaabine, kuwa u jiibinaya ayaan la yaabay!!"

Jamaal Cali Xuseen .

Address

Hargeisa

Telephone

+252636294114

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaqane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhaqane:

Videos

Share

Category