Ar-daaga Indhacade

Ar-daaga Indhacade Ku Soo dhawaada Ar-daaga indhacade saaxiibayaal Turxaan la,aan.

❤️ The best picture today ❤️
27/03/2024

❤️ The best picture today ❤️











Wiilkii Soonaa Axmad ayaa ka badiyay Liverpoooollll United 4-3 Liverpoool
17/03/2024

Wiilkii Soonaa Axmad ayaa ka badiyay Liverpoooollll

United 4-3 Liverpoool

Did you know that if you put 100 black ants and 100 red ants in a jar, nothing will happen? But if you shake the jar har...
16/03/2024

Did you know that if you put 100 black ants and 100 red ants in a jar, nothing will happen? But if you shake the jar hard, the ants start killing each other. The red ants consider the black ants their enemies, and the black ants consider the red ants their enemies. The true enemy is the one shaking the jar. The same thing happens in human society. So, before we attack each other, we should think about who is shaking the jar! - Kurt Vonnegut

Rasmi:kulamo xiiso badan ayaa kasoo baxay isku aadka wareega 8 Dhaamadka 𝗖𝗵𝗮𝗺𝗽𝗶𝗼𝗻𝘀 𝗹𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲 oo hada soo baxay.waa kuwee ku...
15/03/2024

Rasmi:
kulamo xiiso badan ayaa kasoo baxay isku aadka wareega 8 Dhaamadka 𝗖𝗵𝗮𝗺𝗽𝗶𝗼𝗻𝘀 𝗹𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲 oo hada soo baxay.
waa kuwee kulamada indhaha lagu hayn doonaa?

DP WORLD has broadcasted the pictures of these women on Facebook which they said they are from Hargeisa and Berbera citi...
14/03/2024

DP WORLD has broadcasted the pictures of these women on Facebook which they said they are from Hargeisa and Berbera cities which are the Solar Electric service trainers.

: This picture is women from Senegal who are trained by the company on the above issues but not women from Somaliland.

Here is the link where these women were saying they are from Somaliland.

https://www.facebook.com/share/p/Aks7ivAFvx3s8U4g/?mibextid=WC7FNe

Predict the end of the round four, which teams will fight? 🏆✨Which team will win the boat.
14/03/2024

Predict the end of the round four, which teams will fight? 🏆✨

Which team will win the boat.

Ganacsade iyo Ciyartoy H**e Jamac Adan Ayaa Cawa Kulan Casho SHaraf Ah U Sameeyay Kooxda Hanatay Horyaalka Horyaalada So...
11/03/2024

Ganacsade iyo Ciyartoy H**e Jamac Adan Ayaa Cawa Kulan Casho SHaraf Ah U Sameeyay Kooxda Hanatay Horyaalka Horyaalada Somaliland Ee Dawlada Hoose Ee burco.

Munaasibada Oo Ka Qabsoontay Isha Burco Aya Waxa Goob joog ahaa Badhasaabka Gobolka Togdheer Qaar Kamid Ah Maamulka Dawlada Hoose, Isuduwaha CIyaaraha, Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Gobolka Todheer, Tageerayasha kooxda,Fanaaniin Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaardka Somaliland.

Captain ka Kooxda Dawladda Hoose ee Burco Capitano Ayanle Cabdi Xaashi Ayaa saka fuliyay balan uu h**e ugu qaaday  Hooya...
11/03/2024

Captain ka Kooxda Dawladda Hoose ee Burco
Capitano Ayanle Cabdi Xaashi Ayaa saka fuliyay balan uu h**e ugu qaaday Hooyada dhashay ciyaryahan Omar H Jama kaaso Oo ka tirsan kooxda Dp World ee berbera.

Kulankii labada kooxood ee afar dhamaadka dhex maray ayuu cumar sheegay in hooyadii ay taageersan tahay kooxda DHB ee Burao oo aysan isaga la jirin. Hooyo Milgo ayaa ahayd taageere kooxda Burao ah iyada oo kasoo hor jeeday wiilka ay dhashay kaasi oo sitay maaliyada Dp World Berbera.

Captain ayaanle ayaana ugu balan qaaday hadii ay koobka qaadaan in uu Ugu geyn Doono Koobka Hogya ay ka degan tahay magaalada Burao.

LIXLE STADIUM
11/03/2024

LIXLE STADIUM

Bisha Ramadaan oo si fiican looga arkay meelo badan oo dalka ah.Ma labaa mise Koow?
11/03/2024

Bisha Ramadaan oo si fiican looga arkay meelo badan oo dalka ah.

Ma labaa mise Koow?

meeqa xaboo sanbuus ah baad maanta ku afurtay ?me 5xabo ma badsan
11/03/2024

meeqa xaboo sanbuus ah baad maanta ku afurtay ?
me 5xabo ma badsan

Antonio Rodiger: “Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan muslimiinta caalamka bilashada bisha Ramadaan. Alle ha inaga aqbalo...
11/03/2024

Antonio Rodiger:

“Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan muslimiinta caalamka bilashada bisha Ramadaan. Alle ha inaga aqbalo salaada iyo ducada ”

Goob kamid ah Burco
08/03/2024

Goob kamid ah Burco

CEERIGAABO📸Adnan Othman
08/03/2024

CEERIGAABO

📸Adnan Othman

Eid Mohamed Abdi ayaa ku guulaystay tababaraha ugu fiican Gobolka Saaxil.
07/03/2024

Eid Mohamed Abdi ayaa ku guulaystay tababaraha ugu fiican Gobolka Saaxil.

Naadigii Ugu Wanaagsanaa.(Fair play team) waxaa ku guulaystay Naadiga Wasaarada Tamarta & Macdanta.
07/03/2024

Naadigii Ugu Wanaagsanaa.(Fair play team) waxaa ku guulaystay Naadiga Wasaarada Tamarta & Macdanta.

XKCS CUP 2024
07/03/2024

XKCS CUP 2024

GOBOLKA TOGDHEER 2024
07/03/2024

GOBOLKA TOGDHEER 2024

Address

Road No One
Hargeisa
252

Telephone

+252633936711

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ar-daaga Indhacade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share