WAQAL Business Online

WAQAL Business Online Macmiil ku soo dhawoow suuqa xorta ah ee Online-ka ee Shirkadda WAQAL BUSINESS ONLINE

Noqda Ul iyo diirkeed oo kala hela Ubad khayr qaba idamka Alle🀲. Waxaan hambalyo & bogaadin aan lasoo koobi karayn hawad...
18/02/2024

Noqda Ul iyo diirkeed oo kala hela Ubad khayr qaba idamka Alle🀲.

Waxaan hambalyo & bogaadin aan lasoo koobi karayn hawada u marinayaa walaalkey Mohamed Suldaan & dumaashidey Layla Abdele oo Meherkoodu dhawaan Hargeisa ka dhici doono. Markale waxaan leeyahay walaalayaal Duco & dar-daaranba waan idinla garab taaganahay.

Aaamiiiin Aaamiiiin Aaamiiiin

Dhib makala kulantaa xilliga wareysiga shaqada?Dhib makala kulantaa diyaarinta qorista CV-ga shaqada?Hadday jawaabtaadu ...
02/09/2022

Dhib makala kulantaa xilliga wareysiga shaqada?
Dhib makala kulantaa diyaarinta qorista CV-ga shaqada?

Hadday jawaabtaadu HAA..................Maxaad sugeysaa...
Mac-hadka UNITED COLLEGE, Hargeysa,Somaliland,
Wuxuu qaadanaya fasallo cusub oo ah tababar la xidhiidha xeeladaha Wareysiga shaqada.

Haddaba dadweynow h**e u gaadh inta aaney kaa buuxsamin fursaddan qaaliga .
Goobta: Dhinaca waqooyi ee Istaanka Ilaacadda ee magaalada Hargeysa,Somaliland.
WhatsApp:-+252 65 4098646
Faah-faahin dheeraad ah la xidhiidh: 063-409-8646

Mac-hadka UNITED COLLEGE, Hargeysa,Somaliland,Wuxuu qaadanaya fasallo cusub oo ah WASH Programs ee Fayo-dhowrka Biyaha o...
02/09/2022

Mac-hadka UNITED COLLEGE, Hargeysa,Somaliland,
Wuxuu qaadanaya fasallo cusub oo ah WASH Programs ee Fayo-dhowrka Biyaha oo ah barnaamij ay ku shaqeeyaan hay'adaha caalamiga ah iyo kuwa dalkuba.

Haddaba dadweynow h**e u gaadh inta aaney kaa buuxsamin fursaddan qaaliga .

Goobta: Dhinaca waqooyi ee Istaanka Ilaacadda ee magaalada Hargeysa,Somaliland.

WhatsApp:-+252 65 4098646
Faah-faahin dheeraad ah la xidhiidh: 063-409-8646

Mac-hadka UNITED COLLEGEWuxuu qaadanaya fasallo cusub oo ah WASH Programs ee Fayo-dhowrka Biyaha oo ah barnaamij ay ku s...
02/09/2022

Mac-hadka UNITED COLLEGE
Wuxuu qaadanaya fasallo cusub oo ah WASH Programs ee Fayo-dhowrka Biyaha oo ah barnaamij ay ku shaqeeyaan hay'adaha caalamiga ah iyo kuwa dalkuba.

Haddaba dadweynow h**e u gaadh inta aaney kaa buuxsamin fursaddan qaaliga .

Goobta: Dhinaca waqooyi ee Istaanka Ilaacadda ee magaalada Hargeysa,Somaliland.

WhatsApp:-+252 65 4098646
Faah-faahin dheeraad ah la xidhiidh: 063-409-8646

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!Macmiil Waxaanu kuu...
13/08/2022

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.

Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!

Macmiil Waxaanu kuu keeney dhammaan noocyada shaadhadhka ragga ee xarragada oo model-koodu Indonesian yahay iyo qiimo ku raali-geliya.
Jumled iyo tafaariiqba waa diyaar.
Fadlan naga soo wac:
⬇️ πŸ‘‡πŸ‘‡β¬‡οΈ
βœ…βœ…Hargeysa Main Headquarter ☎☎ ☎️ ☎️ ☎️ ☎
WhatsApp: 063-488-2028
Location:-Hargeysa,Somaliland.
β˜Žβ˜Žβ˜ŽπŸ“ž πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸš—πŸš—πŸš—βœˆβœˆβœˆβœˆ
Ama Khadka Somtel 065-9110858

13/08/2022
Hala.............Hala............................Hala..........Hala.Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!Macmiil Waxaanu kuu...
20/05/2022

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.

Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!

Macmiil Waxaanu kuu keeney dhammaan noocyada roogaga oo model-koodu Indonesian yahay iyo qiimo ku raali-geliya.

Jumled iyo tafaariiqba waa diyaar.
Fadlan naga soo wac:
⬇️ πŸ‘‡πŸ‘‡β¬‡οΈ
βœ…βœ…Hargeysa Main Headquarter ☎☎ ☎️ ☎️ ☎️ ☎
WhatsApp: 063-488-2028
Location:-Hargeysa,Somaliland.
β˜Žβ˜Žβ˜ŽπŸ“ž πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸš—πŸš—πŸš—βœˆβœˆβœˆβœˆ
Ama Khadka Somtel 065-9110858

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!Macmiil Waxaanu kuu...
06/05/2022

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.

Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!

Macmiil Waxaanu kuu keeney dhammaan noocyada Macawiisaha iyo cumaamadahooda ee ragga oo ah nooca xarragada oo model-koodu Indonesian yahay iyo qiimo ku raali-geliya.

Jumled iyo tafaariiqba waa diyaar.

Fadlan naga soo wac:
⬇️ πŸ‘‡πŸ‘‡β¬‡οΈ
βœ…βœ…Hargeysa Main Headquarter ☎☎ ☎️ ☎️ ☎️ ☎
WhatsApp: 063-488-2028
Location:-Hargeysa,Somaliland.

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!Macmiil Waxaanu kuu...
06/05/2022

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.

Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!

Macmiil Waxaanu kuu keeney dhammaan noocyada shaadhadhka ragga ee xarragada oo model-koodu Indonesian yahay iyo qiimo ku raali-geliya.

Jumled iyo tafaariiqba waa diyaar.

Fadlan naga soo wac:
⬇️ πŸ‘‡πŸ‘‡β¬‡οΈ
βœ…βœ…Hargeysa Main Headquarter ☎☎ ☎️ ☎️ ☎️ ☎
WhatsApp: 063-488-2028
Location:-Hargeysa,Somaliland.
β˜Žβ˜Žβ˜ŽπŸ“ž πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸš—πŸš—πŸš—βœˆβœˆβœˆβœˆ
Ama Khadka Somtel 065-9110858

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!Macmiil Waxaanu kuu...
30/04/2022

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.

Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!

Macmiil Waxaanu kuu keeney dhammaan noocyada kabaha sandalka ee xarragada oo model-koodu Indonesian ah iyo qiimo ku raali-geliya.

Jumled iyo tafaariiqba waa diyaar.

H**e ugaadh macmiil muddada qiimo dhimista.
Fadlan naga soo wac:
⬇️ πŸ‘‡πŸ‘‡β¬‡οΈ
βœ…βœ…Hargeysa Main Headquarter ☎☎ ☎️ ☎️ ☎️ ☎
WhatsApp: 063-488-2028
Location:-Hargeysa,Somaliland.
β˜Žβ˜Žβ˜ŽπŸ“ž πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸš—πŸš—πŸš—βœˆβœˆβœˆβœˆ
Ama Khadka Somtel 065-9110858

Farriinta Caafimaadka:Wax ka baro Wejiga Saliida leh iyo siyaabaha lagula tacaalo ama lagu dabiibo.Maqaalkaygan manta wa...
28/01/2022

Farriinta Caafimaadka:

Wax ka baro Wejiga Saliida leh iyo siyaabaha lagula tacaalo ama lagu dabiibo.

Maqaalkaygan manta waxan ku soo qaadanayaa jidhka saliida leh cuntooyinka loo marsan karo, se waxa marsan kara uun hablaha jidhkooda aan cadayn, waayo waxa laga yaabaa hablaha jidhkooda wax mariyay jidhkaasi waa khafiif ama wuu cas casaada, markaa hadii ay marsadaan cuntooyinka qaar waxaa lagayaaba inay ku dhacdo (skin irriation) ama wax shagax ka soo idhaahdaan cas casi, markaa walaalo fadlan waxaan kala dardaarmayaa qofkii wajigiisa wax mariyay cuntooyinkan qaar baa dhib u keeni kara, qofkii ka tagi waaaya, marka h**e ha ku tijaabiyo gadhka oo qudha markaa eeg siduu jidhku noqdo.

Markaa qoraalkan wuxu u gaaryahay gabadh kasta oo jidhkeedu saliid leeyahay, wajigeedu qoyo had iyo jeer, finan yar leh. Jidhkan saliid leh ee aan manta soo qaatay ayaa ah jidhka ugu dhibtada badan ee dumarku yeeshaan, jidhkan ayaa ah jidh had iyo jeer kadeedan, hadii dal daloolada wajigu xidhmaan qofku wuxuu isku arkaa finan waawayn oo dheecaan leh.

Jidhkan saliida leh ayaa u baahan nadaafad ka badan ta jidhadhka kale, waayo jidhkani wuxu sameeyaa saliid iyo dhidid badan, oo ka soo baxa jidhka oo had iyo jeer ka gala daloolka jidhka (pores) ilaa ayfadhiisanayaan meesha loo yaqaano (hair follicle) meeshan oo ah bartay xaadu ka soo baxdo , saliidan iyo biyahan ayaa noqda jeermis, haddii jeermiskaasi meeshaa sii fadhiyo dhibaato badan buu keenaa.

Jidhkan saliida leh (oily skin type) ayaa ah jidh dadka aan lahaan jirin xaataa ku dhaca hadii ay xaaladoodu is badasho, waayo waxad arkaysaa qof jidh caadiya lahaan jiray (normal skin type) oo marka ay gabadhu uur yeelato ee ay isbadalaan (hormones) keedu iyo cuntooyinka qarkood, ka bacdi noqota qof jidh saliid leh , runtiina waxa sababa saliida oo ku badata jidhka xad dhaafna noqota. Jidhkan ayaa ku danbeeya jidh wax diidaya, hadii aan la daryeelin.
Jidhkan saliida leh ayaa caan ku ah ciyaalku marka ay yihiin (16-17), iyagoo yeesha finan cas cas fooda iyo gadhka, dadka waawaynina waxa lagu gartaa had iyo jeer saliidbaa ka soo baxda fooda iyo gadhka iyo finan uu jidhkani caan ku yahay.

Hadaba, dawada kaliya ee lagu yarayn karo finankaas, waa jermiska oo lala dagaalamo, wajigan oo aroortii iyo habeenkiiba laga saaro waxa loo yaqaano (dead skin) jidhkan saliidiisa waxa lagu yarayn karaa maydhis badan iyo qalajin badan, qofkoo isticmaalaya tuwaal yar oo jilicsan ama (plottingpaper), jidhkan iyo dhibaatadiisa ayaa ku dhaca dumarka 40%, kaasoo sababa, finan cas cas, finan mad madoow, jidh wax diida hadhoow, iyo cun cun.

Jidhkan ayaa hal faaiido u leh dadka leh, gaboowgu kuma soo deg d**o wajigooda, halka dadka (dry skin type) lehi ay markaaba iyagoo yar wajiga ka gaboobaan. Se hadana jidhkan saliida leh ayaa runtii dhib aad u badani ka haysta hablaha leh, hablo aad u badan oo ila soo xidhiidhayna ay lahayeen jidhkan saliida leh, hadaba sidaan kor ku soo sheegay, dhibtiisa aad u badan, jeermiska iyo uskagaa u gudbaya jidhka hoose ee ka galaya dalaalka jidhka (pores) ayaa sababa dhibaatada dadka saliida leh.

Sida hoos ku qoran waxyabahanaa la yeesha marka la nadiifin waayo ama loo isitcmaali waayo waxyaabo loogu tala galaya oo caawiya saliida sida (facial cleanser) oo aad umuhiima in lagu sameeyo laba jeermalintii.!
-Finan yar yar oo cas cas(red spot)
-Dhabanada oo xoog u
-cas casaada (redness)
-Finan mad madoow(blackheads)
-Finan waawayn oo dheecan leh(pimples Acne)
–Waji wax diida (sensitive skin)
-Jidhsaliid badan (shiny skin)

Hadaba, walaalo hablaha somaliyeed qofkii jidhkiisu saliid leeyahay ee isku arka waxyabahan kor ku qoran, in aan walaalo arrintani marnaba wax maris ku tagayn, sida fikirka ay qabaan habloo dhami oo ah in tiiyoo dhibtani jirto hadana wax kale la sii mariyo. Walaalo marnaba caqli maaha in jeermis iyo uskag ku jira jidhka oo jidhka hoostiisa fadhiya hadana wax kale la sii mariyo, bal arrintan ha loo fiirsado!?qofkii awooda ha raadsado qofjidhka aqoon u leh oo ka caawiya, ka kalana bal intu nadiifin karo liindhanaan kolay tahay, ha isku dayo inuu jeermiskan la dagaalamo.

Hadaba cuntooyinkan hoos ku qoran way cawin karaan jidhka saliid leh (home remedies for oily skin)

β€’ Xabka beedka (white egg)
Beedkan xabki ahi aad iyo aad buu ugu fiicanyahay jidhka saliida leh, qofkii wuxu u isticmaalaya sida qasilka oo kale, ka bacdina biyo diiran ba lagu maydhaya wajiga.

β€’ Tufaaxa (Apple)
Tufaaxani wuxuu aad ugu fiicanyahay jeermiska jidhka gala ayuu dibada u soo saraa, isagoo la ridqay ka bacdina wajiga la mariyo, ama isagoo sharaaba.

β€’ Liindhanaan (Lemon)
Liindhanaatu wa waxa ugu cajiibsan ee markaaba jidhka saliida leh caawisa, jidhka waxay u noqotaa qofkii aan awoodin (tonner) oo kale, waxanay u samaysa waxa loo yaqaan (Ph Balance) saliida taagan fooda iyo gadh ayay jidhka kale ku kala qaybisa, markaaa waxa odhan lahaa hablaha la kadeeda jidhkan saliida leh, waliba finanka leh way caawiyaa jidhkana way yar dhalaalisaa!

β€’ Boorash (oatmeal)
Boorashkan waxa lagu daraa biyo yar in yarna wa kariyaa daqiiqado, ka bacdi wajiga la mariyaa sida (facial mask) wuxuu yareeyaa ama caawiya waxa loo yaqaabo (blackheads) waxaana isticmaali kara uun dadka saliida ku leh wajiga! Waayo waxaad arkaysaa hablo jidh qalayl ah leh oo marsanay booraj, waxbuu yeela jidhka aan loogu tala galin, muhiimada laga leeyahay ba ah inuu qalajiyo ama nuugo saliida, marka uu marsado qof jidhkiiso
qalayl yahay muxu u tarayaa!??

β€’ Babayga (papaya)
babaygaan ayaa ah mid isaguna aad u muhiima jidhkana qurxiya, cunistiisa iyo marsashadiisuba, isagana sida qasilkaa loo marsanayaa , wuxuu dibada u soo saara jeermiska ama (dead skin cells) lakiin kalida 10 daqiiqadood ba loogu tala galay in la marsanado!

β€’ Tamandho
Tamandhadan ayaa iyaduna aad ugu fiican wajiga saliida leh, waliba dadka cas casaanka leh, jidhka way qaboojisa, daldalooladan way furtaa, markale waxay samaysa (Ph balance level) bay jidhka u samaysaa, jidhka way dhalaalisaa, finankana way yareeysaa. Markaa wa la ridqayaa wana la marsanayaa, tamadhadan waxa ku badan oo laga helaa fitamiin C oo jidhka quruxdiisa u fiican!

β€’ Biyo badan
Qofku wa inuu biyo badan cabaa, cuntooyinka bisbaaska lehna iska yareeya markay finan iyo cas casaanku jiraan, waxkastoo subagu ku badan yahay wa inuu qoku ka dheera, waayo jidhka saliida ayaa ku sii
badata!

β€’ Tuwaal
Tuwaal cad oo ah nooca madax loo isticmaalo oo biyo kulul lagu shubo ka bacdina, marka wajiga la nadiifiiyo lagu uumiyo, uumiskan ayaa mid caawiya daldaloolada jidhka fura, ka bacdina waxa dibada u soo baxa jeermiskii. Intaa ka bacdi hadan biyoo qaboobaa deg deg loogu maydha wajiga si ay u xidhmaan!
Fiiro Gaara: waxyabahan kor ku qoran oo dhan waxa isticmaali kara uun oo aan ugu tala galay, waji saliid leh sidaan kor ku sheegay, qof jidhkiisu nooc kale yahay ma isticmaali ka.!??
Allaa Mahad leh

Xigasho: Daryeel Magazine

Fadlan naga soo wac:

⬇️ πŸ‘‡πŸ‘‡β¬‡οΈ

βœ…βœ…Hargeysa Main Headquarter ☎☎ 063-488-2028☎️ ☎️ ☎️ ☎
βœ…βœ… Hargeysa-Call On πŸ– πŸ“©πŸ“©πŸ–πŸ“© 2522-065-911-0858
βœ…βœ… Location:-Hargeysa,Somaliland.

page: https://www.facebook.com/WAQAL-Business-Online-114386653255867
WhatsApp: 2522-063-488-2028
# Geyntu Waaaa Bilaash.πŸš—πŸš—πŸš—βœˆβœˆβœˆβœˆ
Free delivery

17/11/2021
Hala.............Hala............................Hala..........Hala.Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!Ma ka cabataa Updat...
16/11/2021

Hala.............Hala............................Hala..........Hala.

Macmiil, bal in yar idhegeyso!!!!

Ma ka cabataa Update-gareynta Boggaaga Social Meida???

Ma ubbaahan tahay in laguu sameeyo bog kuu gaar ah oo aad ku soo bandhigto adeegyada aad rabto in aad bulshada u bandhigto??

Ma ubbaahan tahay in laguu update-gareeyo maalin iyo habeenba boggaaga arrimaha bulshada?

Macmiil haddii ay jawaabtaadu tahay HAAAAAAAAAAA.

Fadlan shirkadda WAQAL BUSINESS ONLINE waxay kuu diyaarisey dad khuburro ah oo dhammaan adeegyadaas iyo adeegyo kale oo badan la xidhiidha khibrad iyo aqoon u leh.

Mar walba iyo meel kasta waa WAQAL BUSINESS ONLINE
Location:-Hargeysa,Somaliland.
β˜Žβ˜Žβ˜ŽπŸ“ž # Call On WhatsApp 063-488-2028πŸ“±πŸ“±πŸ“±πŸ“±
# Geyntu Waaaa Bilaash.πŸš—πŸš—πŸš—βœˆβœˆβœˆβœˆ
Ama Khadka Somtel 065-9110858

Mar walba iyo meel kasta..WAQAL Business Online waa hoyga qurxinta,,,Udugga iyo xarrago
13/08/2021

Mar walba iyo meel kasta..

WAQAL Business Online waa hoyga qurxinta,,,Udugga iyo xarrago

08/05/2021

Shirkadda WAQAL Business Online waa wehelkaaga mustaqbalka.

Waxay ka mid taay suuqyada dhanka Online-ka ee Geeska Afrika.

Macmiil mar walba ku xidhnoow WAQAL Business Online.

Address

Ga'an Libaah District
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WAQAL Business Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share