Somali Documentary

Somali Documentary Documentary-yo lagu codeeyey afkaaga Hooyo iyo Barnaamijyo Kale Oo Xiiso Leh.

Som Documentary
Channel-kan waxa aad ka heli doonta Documentary-yo lagu codeeyey afkaaga Hooyo iyo Barnaamijyo Kale Oo Xiiso Leh.

25/02/2024

"Maydkii oo tallaagadii la galiyay Dabkii laga jaray, ma dhaqanbaa ma diin islaam baa, ma dadnimadaa, xaggee waxaas oo kale lagu arkay?

©️

23/02/2024

"Soomaaliyaay Hadaad Lugaha Iyo Gacmaha Taagtaan Heshiiskan Labada Dowladood ee Ethopia iyo Somaliland Wuu Hirgalayaa "

Xildhibaan Guruuje

Picture of the day 🥰🥰🥰
23/02/2024

Picture of the day 🥰🥰🥰

23/02/2024

Waa dad noocasa dadka Somaliland u faanaya

23/02/2024

Hees jamhuuriyada Somaliland loo qaaday oo nacabka lagu buufinayo

22/02/2024

Gabadh Reer Somaliland oo Xasan shiikh Buufisay

21/02/2024

"Xasan sheekhow calaacalka badan iska daa,ninkaa reer somaliland eed xamar ku dishayna godobtiisu aday ku fadhida"M.muuse biixi"

©️ Haji

Isaga oo beerka u yaalla ayaa maydkiisa loogu tegay qolkiisa, labadiisa gacmood oo fidsanaa waxa u duubnaa feedh. Waxa u...
20/02/2024

Isaga oo beerka u yaalla ayaa maydkiisa loogu tegay qolkiisa, labadiisa gacmood oo fidsanaa waxa u duubnaa feedh. Waxa uu u muuqday nin dagaalamayay illaa ay naftu ka baxaysay.

Qolka maydkiisa laga helay, laba ka mid ah daahyada way soo go’een, sariirtu way jabtay, isagana jugo badan ayaa ku yaallay.

Marka aad eegto nabarka kaga yaalla daanka oo hoos iskugu jabay, waxa aad fahmaysa in ay rag tababaran gacanta saareen, darbigana wajiga ugu dhufteen, markii la dul tagay waxa la arkay dhiigiisii oo gidaarka ku masaxan.

Laba xadhig ayaa qoorta u sudhnaa, waxaana lagu guulaysan waayay in loo ekaysiiyo qof is deldelay, waxa fashilyay nabadara ku yaalla jidhkiisa, guriga iyo alaabta burburtay oo ka dhashay isdifaacii uu ka galay in qunyar la deldelo.

Waxa tuhun wayn leh, niman nabadsuggida ka tirsan oo ay apparmentka wada degenaayeen, kuwaas bilayska laga diiday in ay soo xidhaan, ama su’aalo waydiiyaan.

Ciidanka booliska oo markii ay soo gaadheen halkii dilku ka dhacay isku dayay in ay nimankaa su’aalo waydiiyaan, waxa kasii daayay saraakiil ka kala tirsan NISA iyo haayadda duulimaadyada Soomaaliya oo booliska lasoo hadlay, una sheegay in ay raggaa iyagu ay dammiin ka yihiin oo la siidaayo.

Nimanka nabadsuggida ah ee Meesha ay wada deganaayeen marxuumka, saraakiisha xadhigooda hor istaagay ee ka kala tirsan NISA iyo Duulimaadyada intuba waa isku hayb hoose.

Inkasta oo dawladda Soomaaliya waddo baadhis ku saabsan sida dilku Cabdinaasir u dhacay, waxa sahli kara helista xaqiiqada muuqaalada ay duubtay kamaradda apparmentku.

Xidhiidh lala sameeyay dad xogogaal ah,

Alle ha u naxariisto Cabdinaasir Muuse Dahable.

Alle ha u naxariisto, qanrigana ha u nuuroWaa miskiin faqashtu xalay xamar ku qalatay
19/02/2024

Alle ha u naxariisto, qanrigana ha u nuuro
Waa miskiin faqashtu xalay xamar ku qalatay

02/02/2024

Xaliimoyinkii oo u tashaday faaraxydii mxamed la odhan jiray

Hablaha Somaaliyeed Sharaf bay dheeryihiin asaagood❤️4 ever Boqoradaha Somaaliyeed ❤️👑
16/01/2024

Hablaha Somaaliyeed Sharaf bay dheeryihiin asaagood❤️
4 ever Boqoradaha Somaaliyeed ❤️👑

04/01/2024

Waa Hilaadii 1988 Goobtuna waa dulcad Cadawga halkaa dhigayna Waa Soomali🥺

28/12/2023

Hadhow salaada Kuri baa lagu tukanaa

Tuuladaadi ku noqo hadii lagu dhaho tuuladee ku noqon lahayd
14/12/2023

Tuuladaadi ku noqo hadii lagu dhaho tuuladee ku noqon lahayd

12/12/2023

Faaraxii lahaa halkan uga wac

12/12/2023

Guurso intaanad goriile noqon 😂

05/12/2023

socdaalkii muqdisho lagu ciilay oo Hargeisi u hiilisay😎

22/11/2023

Dareen Hooyo ❤️

16/07/2023

nimaan dhul marin dhaayo la🤩

16/07/2023

Ciyaartan magaceeda la iska rabaa

19/04/2023

QAybtii Saddexaad, Suldaankii iyo ninkii faaliyaha ahaa











16/04/2023

Suuldaankii iyo Ninkii faaliyahaa, Qaybtii Labaad

Mahadsanid dhamantiin sidaad garab istaaga noogu moojisaan mar walba intii aan h**e noo soo bookhana fadlan subscribe no...
15/04/2023

Mahadsanid dhamantiin sidaad garab istaaga noogu moojisaan mar walba intii aan h**e noo soo bookhana fadlan subscribe noo Saar👇👇👇 https://youtu.be/WFTbsvIPnAM

10/04/2023

Ugu danbeyn Waa la soo helay Axmed 😂😂 halakn iga wax axmedkaas

Deegaankaaga maxaa looga yaqaana
10/04/2023

Deegaankaaga maxaa looga yaqaana

10/04/2023

Suuldaankii iyo Ninkii faaliyahaa,

Sheeko Caruureed
10/04/2023

Sheeko Caruureed

Faaraxii lugtan lahaa waa @3 halkan uga wac
08/04/2023

Faaraxii lugtan lahaa waa @3 halkan uga wac

Halkan uga wax qof aad hadyad uga dhigo lahyd
08/04/2023

Halkan uga wax qof aad hadyad uga dhigo lahyd

Yaa hawl culus qabta Fikirkaaga
07/04/2023

Yaa hawl culus qabta Fikirkaaga

Address

Road 1
Hargeisa
252

Telephone

+252657509563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Documentary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Documentary:

Videos

Share

Category



You may also like