CI AADAN MEDIA

CI AADAN MEDIA CI AADAN MEDIA

03/02/2024

Follow da iyo share taba waa xagina

CI AADAN MEDIA

Xilligii uu soo baxay Renato Sanchez waynu garanaynaa, laacib iyo mawhibo kubadda ku soo socota ayuu ahaa, Bayern Munich...
30/12/2023

Xilligii uu soo baxay Renato Sanchez waynu garanaynaa, laacib iyo mawhibo kubadda ku soo socota ayuu ahaa, Bayern Munich ayuu yimid, kaddib dhaawacyo badan oo soo gaadhay, amaah ayay Swansea City ku siiyeen, illaa markii dambe uu Lille u wareegay.

Dhaawacii waa ka yar raystay kubaddiiisii way soo noqotay, kaddib seasonkii h**e ayay kooxda Ac Milan dalbatay in ay iibsadaan,si ay ugu beddelaan Frank Kessie oo Barca u wareegay xilligaas,

isla markiiba kooxaha Patrolka PSG ayaa lacag fiican ku dalbatay, isaguna mushaharkaas ayuu doontay, lacag ayuu ka door biday koox Alphabetica kubadda cagtu u fadhido Waa (Ac Milan), hal season ayuu u dheelay 23 kulan dhamaan tartamada ay ku jireen oo weliba Beddel u badan,

Intaa kaddib Roma ayay ku soo tuureen iyaga oo u sheegay in ciyaartoy kale la keenayo oo booska sii banneeyo,

Wakilkiisii ayaa Ac Milan la soo xidhiidhay, si uu amaah ahaan ugu wareego, A-C Milan waxay ugu jawwabeen, (Hakan Calnhanoglu, Frank Kessie & Donaruma) ayaanu haysan lahayn haddaanu ciyaartooy lacag uun tahay mihiimaddiisu keenayno, Waa maya jawaabtu,

Roma ayuu amaah ku yimid ugu dambayn, haddana Roma dhaawac ayuu ka bixi la’yahay PSG-na ma rabto inuu ku soo noqdo, laga yaabaa in kooxaha Portugal ay u diraan.

Waa sida uu ku socdo Mpape ee haddii lacag uun aad daba oroddo kubadda magac ku yeelan maysid,

Messi xilligii uu PSG ku biirayay hadii uu ku biiri lahaa kooxo taariikhiya sida Milano Bayer Munich iwm maanta taageerayaal kubadda cagta wax ka yaqaan ayaa Europe inuu ku sii nagaado sababi lahaa,

Wuxuu u galay naadi kabtiisu ka taariikh wayn tahay, oo weliba taageerayaasha kooxdaasi qaylo ugu dareen sidii oo Zidane Ronaldo Maradona Pelé ay u soo dheeli jireen 😁.

Ugu dambayn kubaddu hadday sidan ku sii socoto xiisaha iyo macnuhuba wuu ka tagayaa. 🖐️

09/11/2023

SOORAN IYO JAWAAN RIWARADII INANTA

17/10/2023

Hooskasii hooskasii

Iniesta waa goat🐐
10/09/2023

Iniesta waa goat🐐

22/07/2023

MANTOO NAGI I WARAY SANAYSO🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

19/07/2023
MODRIĆ🇭🇷
17/07/2023

MODRIĆ🇭🇷

Inte Miami Leo Messi 🐐🙏😭😭🙏
16/07/2023

Inte Miami Leo Messi 🐐🙏😭😭🙏

Address

Galaydh
Hargeisa
000999

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252636231445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CI AADAN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share