!["22 caruur ayaa ii joogto, 12 kamid ah waa gabdho inta kale waa wiilal. 8 kamid ah waxa ay xifdiyeen Qur,aanka kariimka,...](https://img4.medioq.com/545/889/108639435458895.jpg)
16/01/2023
"22 caruur ayaa ii joogto, 12 kamid ah waa gabdho inta kale waa wiilal. 8 kamid ah waxa ay xifdiyeen Qur,aanka kariimka, aniga iyo hooyadood ayaa qur,aanka kula dadaalnay. Waxaan qaba afar xaas, labo kamid ah dalka Turkiga ayay dagan yihiin halka labada kale wadamo kale ay ku nool yihiin.
Xaasaskeyga way is xiriiriyaan marar qaar wayna iscaawiyaan xilliyada qaar siiba xilliga xaamilada oo kale midba midkale ayay u tagdaa. Xaasaskeyga sadax kamid ah ayaa xaafid Qur,aan ah halka mida kale ay dhameyn rabto Qur,aanka.
Dhalinyarada waxaan kula talinaa inay guurka badiyaan oo ay xaasas badan guursadaan waliba daacad ay noqdaan xaasaskooda".
Waxa saayidhi
Sheekh Xasan Alwajidi ayaa sidaas yiri.