12/07/2021
Nin iyo naag diyaarad wada saaran aya isla sheekaysan:-
Ninki: maxad ka shaqaysaa?
Naagti: xayaysinta dharka .. adigana?
Ninki:music sameeyaa
Naagti:ooh , ninkaygi h**e aya ka shaqayn jiray !
Ninki:magaciis ?
Naagti:gabriyaal , ma taqaanay ?!
Ninki:haa , wii ila shaqen jiray , wax bilaa dhaqanuu ahaa wan caydhiyay !
Nin ag fadhiyay aya dhahay alla wan aqanay waxu ka shaqayn jiray hotelkayga wan caydhiyay ...
Naag kle aya tiri Arday buu ii ahaa intaa waan garaaci jiray....
Wiil aya yidhi alla dariskayagu ahan jiray inta wan caayi jiray....
Kadib ninki music sameeyihi aya yidhi waa arin kle , qof kloo garanaya ma idinku jiraaa !!!!! ( gabriyaal )🤔
Dadki diyaarada saarnaa ayaa gacanta wada taagay 😳
Ka dib wuxu yidhi tigidhyada ma idinkaa soo goostay:
Dadki: maya qaabab kle noogu yimaadeen .... 🤔❗️
Ka dib wax soo gashay nagti shaqalaha ka
ahayd diyaarada
waxayna tiri :-
" bayloodku waa gabriyaal wuxuna soo aruuriyay dadki dhibay noloshiisa , hadana wuxuu diyaarsan baarashuudkiisi wuuna ka boodi diyaarada " 😳😭😂
QORA : الداعي على الأفضل