Madoobe pge

Madoobe pge Like saar

10/11/2023
Ciidanka Habarjeclo Ee jiida h**e Maskax buqle   Fariin ureeb Waxay rabaan inay Galaan buuhoodle
18/10/2023

Ciidanka Habarjeclo Ee jiida h**e Maskax buqle
Fariin ureeb Waxay rabaan inay Galaan buuhoodle

14/10/2023

Oihow

 pls
18/09/2023

pls

Mahad MaxamuudMadoobe pgeUpdiqani Updirahman DayaxWll Hamze HeEf
18/09/2023

Mahad MaxamuudMadoobe pgeUpdiqani Updirahman DayaxWll Hamze HeEf

Hello
15/09/2023

Hello

Suldaan cade gude iyo masuuliyiin ka Tirsan beesha garxajis ayaa Dib ula soo wareegay gaadhi dawlada ay ka dhacday Koox ...
12/09/2023

Suldaan cade gude iyo masuuliyiin ka Tirsan beesha garxajis ayaa Dib ula soo wareegay gaadhi dawlada ay ka dhacday Koox hubaysan oo sheegatay inay ka mid yihiin jabhada gacan libaax gaadhigaas oo laga qafaashay deegaanka degmada Dhoqoshay Ee gobolka Togdheer...

31/08/2023

Party #3 and

28/08/2023

Maxbuuska Isagoo nool la qabtay ee inta la jarjaray bacda lagu riday II xasuus naada maalmaha soo socda.
28/08/2023

Maxbuuska Isagoo nool la qabtay ee inta la jarjaray bacda lagu riday II xasuus naada maalmaha soo socda.

28/08/2023

Marna qaranka hawbiqina

Sixiroolayaashiyow Ku

shere

Musharraxa xisbiga wadani  Cirro oo sheegay inay aqbaleen go'aankii ay soo saareen Ergada dhexdhaxaadinta ee kasoo jeeda...
28/08/2023

Musharraxa xisbiga wadani Cirro oo sheegay inay aqbaleen go'aankii ay soo saareen Ergada dhexdhaxaadinta ee kasoo jeeday besha habar jeclo

Dulanka darood ku so qaday dalkena 32 sano kadib  ninka lagu tagan yahay ee la dhawac dilay ee maydkisa nagtu qoriga ku ...
28/08/2023

Dulanka darood ku so qaday dalkena 32 sano kadib ninka lagu tagan yahay ee la dhawac dilay ee maydkisa nagtu qoriga ku hayso ee lugaha lagag tagan yahay wa askari kabtirsana cidanka qaranka ay maxbus ahan u qabteen rermiyaga huwantu waliba wa deganadi rermiyiga ee cidanka qaranku sin jireen cunada iyo biyaha.
arxan darada ay dhigteen huwantu maanta walahi wa mid ay ka shanlayn donan sanado badan isha ku haya waxa ku dhicidona .

25/08/2023

lasocosho wanaagsan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Haamaha keydka Shidaalka ee Dahabshiil, kuwa Gaastana dhagax ...
23/08/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Haamaha keydka Shidaalka ee Dahabshiil, kuwa Gaastana dhagax dhigay.

Berbera-16-08-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa safar shaqo ku joogaan, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray Keydka Haamaha shidaalka ee shirkadda DAHABHIIL ka hirgelisay magaalada Berbera, isaga oo sidoo kale dhagax-dhigay keydka cusub oo lagu keydin doono Gaasta.

Munaasibadda xadhig-ka-jarista iyo dhagax-dhigga oo ay madaxweynaha kala qaybgaleen xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda shirkadda Dahabshiil, madaxda gobolka Saaxil iyo degmada Berbera iyo marti-sharaf kale, ayaa laga jeediyey hadallo loogu mahadnaqayo shirkadda Dahabshiil, laguna bogaadinayo kaalinta xukuumaddu ka qaadatay fududaynta iyo hirgelinta hawsha.

Maamulaha shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid oo munaasibadda daah-furay, ayaa ku dheeraaday mashruucan ballaadhan ee ay shirkaddu maalgashatay iyo sida uu wax uga tarayo in dekedda Berbera noqoto marin muhiim ah u ah guud ahaanba gobolka Geeska Afrika.

Ismaaciil Cabdi Xasan (Caga-weyne) oo kamid ah ganacsatada waaweyn ee dalka, ayaa isaguna bogaadiyey maalgashiga ballaadhan ee shirkaddu ku maalgashatay keydka shidaalka ee Berbera iyo meelo badan oo dalka kamid ahba.

Mulkiilaha shirkadda Dahabshiil, Mudane Maxamed Siciid Ducaale, ayaa isaguna hoosta ka xarriiqay inay shirkad ahaan maaliyad badan geliyeen sidii uu mashruucani u hirgeli lahaa, waxana uu madaxweynaha ugaga mahadnaqay sidii uu u dhiirrigeliyo ganacsatada doonaysa inay dalkooda maalgashadaan.

Wasiirrada wasaaradaha horumarinta Maaliyadda, Dr. Sacad Cali Shire iyo Ganacsiga, Mudane Maxamed Xasan Sacad (Saajin) oo halkaas ka hadlay, ayaa iyaguna dhankooda soo dhaweeyey mashruucan ay shirkadda Dahabshiil ku maalgashatay Haamaha Shidaalka ee Berbera, waxana ay tilmaameen inay ka xukuumad ahaan diyaar u yihiin ilaalinta hantida muwaadiniintu dalka ku gashat

19 Qof oo Tahriibayaal ah ayaa Ku Sugan Xaalad Halis Ah wadanka Giriiga , 9 Haween ah , 7 Nin iyo Afar Caruur ah ayey Ka...
23/08/2023

19 Qof oo Tahriibayaal ah ayaa Ku Sugan Xaalad Halis Ah wadanka Giriiga , 9 Haween ah , 7 Nin iyo Afar Caruur ah ayey Ka Kooban Yihiin waxayna U badan Yihiin Tahriibayashan Dad Soomaali ah .

Somaliland ayaa sheegtay in aan deegaamadeeda laga joojinaynin TikTok iyo Telegram.“Warqada Lagu joojinayo Telegram-ka ,...
23/08/2023

Somaliland ayaa sheegtay in aan deegaamadeeda laga joojinaynin TikTok iyo Telegram.

“Warqada Lagu joojinayo Telegram-ka ,TikTok-ga ee ay somaliya soo saartay ma khusayso Jamhuuriyadda Somaliland ee waa hawl yaga u taala,

Waa Laba Dal oo Kala Madax-banaan oo mid waliba dowladnimadiisu Gaar u tahay”

Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi Wasiirka wasarada isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland

“Alhamdulilah Subax Wacan, Waxan xalay shil Sahlan ku galnay anigo Safar Shaqo ku jira Wadada u dhaxaysa Burco iyo Sheek...
23/08/2023

“Alhamdulilah Subax Wacan, Waxan xalay shil Sahlan ku galnay anigo Safar Shaqo ku jira Wadada u dhaxaysa Burco iyo Sheekh Alhamdulilah Alle SWT wax badan naguma yeelin Aniga iyo Inti ila Socotayba.

Waxaan u mahadnaqaya Madaxweynaha JSL oo Saka Subaxdi igu Soo boqday dhakhtarka Guud ee Magalada burco, sido kale waxan u mahad celinaya Dhaman Familkayga iyo Asxsbtaydii iso Ducaysay.

Alhamdulilah”

Badhasaabka Gobolka Sool Cabdikariin Siciid Cabdi

23/08/2023

La socosho wanaagsan

22/08/2023

Asxpy Waxa layidhi lama xodhayo muusaa imika ka dhigay ninkii meherada lahaa

20/08/2023

#18

“Doroshooyinka Sidii Kumishiinka Doroshooyinku u Qorsheeyen ee aan Aniguna Digreetada Ku soo Saaray aya Lagu soconayaa” ...
20/08/2023

“Doroshooyinka Sidii Kumishiinka Doroshooyinku u Qorsheeyen ee aan Aniguna Digreetada Ku soo Saaray aya Lagu soconayaa”

‘Madaxweyne Muuse Biixi.

20/08/2023

⚔️💕🚶🦁😭

Et comme toute la famille est là, on peut maintenant commencer le tournage.   Le vieux nzegue j'ai un mauvais truc pour ...
18/08/2023

Et comme toute la famille est là, on peut maintenant commencer le tournage. Le vieux nzegue j'ai un mauvais truc pour toi🤣🤣🤣🤣🤣

Allaah haw naxariistee Waxa Magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Xasan Ismaaciil Mooge oo loo yaqaanay Tuse Aw Too...
18/08/2023

Allaah haw naxariistee Waxa Magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Xasan Ismaaciil Mooge oo loo yaqaanay Tuse Aw Toosiye.

Waxa uu ahaa fanaan ka tirsan Bahda Fanka, waxaanu magaciisu si weyn ugu sii shaac baxay Riwaayadii if iyo aakhiro.

Warka geeridiisa waxa ii xaqiijiyay Mucaawiye Faarax Xandule oo ay jaar ahaayeen Marxuumka.

18/08/2023

Hello dhoqoshey

Kkkk
21/07/2023

Kkkk

Waa sidee xalku
21/07/2023

Waa sidee xalku

20/07/2023

Kusali wll nabi Muxame Scw
Fallow iisoo dheh
pls

Address

Hargeisa

Telephone

+252657506423

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madoobe pge posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share