Wahaabiyadii Oo Laga Yaacayo Tagaayoo Yaan lagaa Tagin Xasaan Xasan Ayaa Arinkaa Ka markhaani Kacay iney wahaabiyo Mashaaikhdoodii iska Bari Yeeleen Arinkaasi Yuu Inii dhuuman soomaaliyeey Ku Baraa Ruga
Culimada Timo waynta Ee magaalada Berbera oo xusay dheelmintii Nabigeenii Suubanaa (NNKH)
Suxufi Abdikariin Isdaji page. . Oo kusugan Magaalada Berbera Ayaa ka waramaaya.
Caawa waa haben qiimo badan Oo ka qiimo badan habenada kale sida waxa yidhi khiekh Xuseen Abokor Oo kamidah culimada qaadiriya Ee gobolka Saaxil.
Suxufi Abdikariin Isdaji page.
XAQIIQOOYINKA ISMLAAMKA IYO
SHEE GASHOOYINKA BEENTA AH
EE WAHAABIYADA
KITAAB QIIMIHIISA LEH CIMAAMDIISA AAN LA HAYSAN KAREYN OO QAALIYA
BULSHADUNA AAD UGU BAAHAN TAHAY
INSHA ALLAAH DHAWAAN WAAN SOO GUDBIN DOONAA ISAGOO I TAN KABADAN
BAABKAN KITAABTA NOOCIISA AH WAA KA KOR NOQDEY
WAXAANA INOO SOO TURJUMAY
SHEEKHEENII WEYNAA
AL SH CALI CUREYBAL BAAN RDC
SII GUDBIYA OO WALLLAALO BADAN KHEYRKA GAADHSIIYA
MAHAD SANIDIIN
LIKE TA IYO SHARE TU WAAA DHANKIINA
Waa Ayo Wahaabiyo?
Qofkii Wahaabi Soo dhaweeyaa
Ama
IL Raxmadeed Ku eegaa
Muxuu Ciqaab LA Kulamyaa?
Xaflada Dhalashada Nabiga Csw Oo Lagu qabtay Berber Hoteel Maansoor Qeybtii Hore Iyo Qisadii Masiixiyadii Nabiga Csw UDhawaaqatey
#Deg_Deg Sheikh Xassan Shiekh Ali Oo kamidah Culimada Timo wayinta Ayaa ka hadalay Mudaharaadayda Ay ku Baaqeen Xisbiyada Mucaaridka Ee Somaaliland.
#Suxufi_Abdikariin_Isdaji.
Waxaa Soo hadlay
Oo Waxaan Cilmi Daaye Caqli Qaadan Karin Kusoo hadalay
Mid lagu sheegay Culimada Waa wayn ee Caanka Ka Bulshada
somaliland Dhexdeeda Ee Caqliga iyo GARAADKA iyo Diinta ku caanka ah Waa
#Barbaraawi
NIN Kaas Oo Aflagaadyooin U geystay nabigeenii suubanaa Csw iyo saxaabadiisii Iyo Culimada Dalka Ee loo YAQAAN Tima Waynta Ama culimadii qaadiriya Ee Xaqa Ahayd Wuxuuna Ku Tilmaamay Kuwo Dumarka Shabaha oo sida dumarka timaha ula Baxa arinkaasoo uu sheegay marlabaad Inuu Caado Jaahiliyeed Oo Eey San Sune Iyo diin Kale toona Ahayn ugu Danbeyn Mudane iyo Marwo Ka dhiibo Rayigaaga Mana mudan yahay nin Kaasoo kale in loo Jawaabo
Wallo Gaadhkiisa Oo Kheyrka Nala Faafi
Oo Gaadhsii Walaaheena kalena Mahad sanid
Share gareeya Oo like ta saara oo Rayigiinuna Waa Noo muhiim