𝐀𝐁𝐃𝐈𝐀𝐙𝐈𝐙 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃 𝐈𝐁𝐑𝐀𝐇𝐈𝐌

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐀𝐙𝐈𝐙 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃 𝐈𝐁𝐑𝐀𝐇𝐈𝐌

𝐀𝐁𝐃𝐈𝐀𝐙𝐈𝐙 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃  𝐈𝐁𝐑𝐀𝐇𝐈𝐌 better educatoin = better life �

25/09/2023
01/09/2023

Laascaanood : Khudbaha Jimhaca
Alle haloo Mahad naqo , Maamulka hala adeeco , Nidaamkana haloo wada hogaansamo , Maxaabiista hala sharfo, Xad gudub yaan la samayn , Nadaafada magaalada halaga wada shaqeeyo dowlada hoose kaligeed kuma filnaan karto magaalada oo dhan in si deg deg loo nadiifiyo , Waxbarashada , ganacsiga iwm hala wada furo ,guurka hala badiyo danyarta halagala shaqeeyo soo kabashada noloshooda iwm .

Sh Maxamed Sh Aadan Wali .

27/06/2023

Bismillah,

Waxaan bulshada Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta dunida oo dhan ugu hambalyeynaa munaasabadda Ciidul-Adxa.

Waxaan Alle SWT u weydiinayaa in uu ka aqbalo acmaasha saalixa ah iyo waajibaadka Xajka inta uu ku simay maalmahan barakeysan.

Eebe sanadkan kiisa xiga hanagu gaarsiiyo nabad iyo baraare.

Shiikh Maxamuud "Xabadda Garoowe ka socota nin walbow ogow adiga haday kugu dhacdo ama kan kaa soo hor jeeda haday ku dh...
20/06/2023

Shiikh Maxamuud "Xabadda Garoowe ka socota nin walbow ogow adiga haday kugu dhacdo ama kan kaa soo hor jeeda haday ku dhacdo naar weeye , maahan dagaal xaq ah waana in la joojiyo fursadna noo siiya inaan idin dhexgalno"

‏ابتسم فسبحان من جعل الابتسامة في ديننا عبادة وعليها نؤجر.
06/06/2023

‏ابتسم فسبحان من جعل الابتسامة في ديننا عبادة وعليها نؤجر.

31/05/2023

اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد

06/01/2023
10/10/2022

💣 madi cararta maqasheda
koris midabsan ba dhaanta
💣 marwo camal xun maan gaab ninked
maqasha baa dhaanta.
💣tolka maar may gacal kaa
mulkiyay mudane kaa leexday
💣xidid aan ku maamuusahayn
malihi baa dhaanta.

.

28/09/2022
27/09/2022

𝗔𝗳𝗮𝗿𝗲𝘆

Kuwa ii hanweynowMarka aad i hoysaanHogga ii bannaysaanWaa in lay hogtaayooHiil waxan ka geli jirayAma hoo ka tari jiray...
18/08/2022

Kuwa ii hanweynow
Marka aad i hoysaan
Hogga ii bannaysaan
Waa in lay hogtaayoo
Hiil waxan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xusuusta
Hebel lay yidhaahdaa😪

إنا لله وإنا إليه راجعون،
كل نفس ذائقة الموة
وما الحياة الدنيا إلا متاع الغرور.
Allah how naxariisto abwaan hadraawi.

27/07/2022

Shirkada safarada gobolada iyo alaab qaadida 𝒆𝒆
𝑹𝒊𝒌𝒂𝒂𝒃 & 𝒄𝒂𝒓𝒈𝒐.

27/07/2022

𝑾𝒂 𝒂𝒓𝒊𝒏 𝒄𝒂𝒋𝒊𝒊𝒃𝒂 𝒔𝒉𝒊𝒊𝒌𝒉𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒈𝒂𝒚𝒔𝒐?

-𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈 𝐊𝐄𝐍𝐘𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈- *𝐬𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚*𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚𝐧𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐨𝐠𝐚 𝐚𝐡(𝐦𝐢𝐫𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐝/𝐪𝐚𝐚𝐝)*𝐁𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐢𝐧...
15/07/2022

-𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈 𝐊𝐄𝐍𝐘𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈-
*𝐬𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚
*𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚𝐧𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐨𝐠𝐚 𝐚𝐡(𝐦𝐢𝐫𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐝/𝐪𝐚𝐚𝐝)
*𝐁𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐢𝐧𝐲𝐚 𝐱𝐮𝐤𝐮𝐧𝐤𝐢 𝐦𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐢𝐧.
*𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐧 (𝐝𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜 𝐩𝐚𝐬𝐬𝐩𝐨𝐫𝐭) 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐢𝐬𝐢.

𝐊𝐮𝐰𝐚 𝐨𝐝𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐰𝐚 𝐍&𝐍 𝐨 𝐱𝐚𝐧𝐚𝐪𝐬𝐚𝐧.
#𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐱.

-𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈 𝐊𝐄𝐍𝐘𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈- *𝐬𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚*𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚𝐧𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐨𝐠𝐚 𝐚𝐡(𝐦𝐢𝐫𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐝/𝐪𝐚𝐚𝐝)*𝐁𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐢𝐧...
15/07/2022

-𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒𝐊𝐈𝐈 𝐊𝐄𝐍𝐘𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈-
*𝐬𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚
*𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚𝐧𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐧 𝐝𝐚𝐫𝐨𝐠𝐚 𝐚𝐡(𝐦𝐢𝐫𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐝/𝐪𝐚𝐚𝐝)
*𝐁𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐢𝐧𝐲𝐚 𝐱𝐮𝐤𝐮𝐧𝐤𝐢 𝐦𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐢𝐧.
*𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐧 (𝐝𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜 𝐩𝐚𝐬𝐬𝐩𝐨𝐫𝐭) 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐢𝐬𝐢.

𝐊𝐮𝐰𝐚 𝐨𝐝𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐰𝐚 𝐍&𝐍 𝐨 𝐱𝐚𝐧𝐚𝐪𝐬𝐚𝐧.
#𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐱.

𝗡𝗶𝗻 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗳𝗮𝘀𝗼𝗼𝗿 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗿𝗮𝘅𝗮𝘆𝗮 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮(𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴) 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝘁𝘂𝘀𝗮𝗮𝗹𝗲 𝘂𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆𝗮 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗼 𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗵𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻. ...
13/07/2022

𝗡𝗶𝗻 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗳𝗮𝘀𝗼𝗼𝗿 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗿𝗮𝘅𝗮𝘆𝗮 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮(𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴) 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝘁𝘂𝘀𝗮𝗮𝗹𝗲 𝘂𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆𝗮 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗼 𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗵𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻.

𝟭. 𝗔𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝘂𝗴𝗮𝗻 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗳𝗹𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗿𝗮𝗴𝘁𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗶𝘆𝗼 𝗷𝗮𝗺𝗮𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗮𝘆, 𝘅𝗮𝗴𝗴𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗿𝘂𝗾𝗮𝗮𝗻𝘀𝗮𝘁𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝘁𝗶𝗿𝗶: "𝗘𝗲𝗻.... 𝗔𝗻𝗶𝗴𝘂 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗹𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗮𝗿𝗼𝗼𝘀𝗼" 𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗮𝗮 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻 𝘁𝗼𝗼𝘀 𝗮𝗵 (𝗗𝗶𝗿𝗰𝘁 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴).

𝟮. 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵 𝗾𝘂𝗿𝘅𝗼𝗼𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗮𝗿𝗮𝗴𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝘅𝗮𝗳𝗹𝗮𝗱 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗼 , 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗱𝗶𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝘀𝗮𝗮𝘅𝗶𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘁𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺𝗮𝘆, 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: " 𝗡𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗹𝗲 𝗲𝗲 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗿𝘀𝗼" 𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗮𝗮 𝗫𝗮𝘆𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝗻 ( 𝗔𝗱𝘃𝗲𝗿𝘁𝗶𝘀𝗶𝗻𝗴).

𝟯. 𝗔𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗱𝗵𝗶𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵 𝗸𝘂𝘂 𝘁𝗶𝗺𝗶𝗱, 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝘀𝗮𝘆 𝘁𝗶𝗿𝗶: 𝗘𝗲𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗹𝗲 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗘𝗲𝗯𝗯𝗲 𝗟𝗮𝗰𝗮𝗴 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆, 𝗯𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗿𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗾𝗮𝗹 𝗴𝗮𝗹𝗻𝗼? 𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝘆𝗶𝗿𝗮𝗮𝗵𝗱𝗮𝗮 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶 ( 𝗕𝗿𝗮𝗻𝗱 𝗿𝗲𝗰𝗼𝗴𝗻𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻).

𝟰. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝘁𝗶𝗿𝗶: 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗶𝗻 𝗟𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗹𝗲𝗵 𝗲𝗲 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗴𝘂𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗼, 𝗸𝗼𝗹𝗸𝗮𝗮𝘀𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗵𝗮𝗹 𝗱𝗵𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝘅𝘀𝗵𝗼 𝗮𝗵 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗵𝘂𝗳𝗮𝘁𝗮𝘆, 𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻𝗮𝗮 𝗝𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯-𝗰𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀𝗵𝗮 ( 𝗖𝘂𝘀𝘁𝗼𝗺𝗲𝗿 𝗳𝗲𝗲𝗱𝗯𝗮𝗰𝗸).

𝟱. 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵 𝗾𝘂𝗿𝘅𝗼𝗼𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆, 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗵𝗶𝗻 𝗯𝗮𝗮 𝗻𝗶𝗻 𝗼𝗿𝗱𝗮𝘆𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗮𝘆, 𝗸𝗼𝗹𝗸𝗮𝗮𝘀𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗹𝗲 𝗲𝗲 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗴𝘂𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗼, 𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝘆𝗶𝗿𝗮𝗮𝗵𝗱𝗮𝗮 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶 ( 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗰𝗼𝗺𝗽𝗲𝘁𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻).

𝟲. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝗴𝘁𝗮𝘆 𝗴𝘂𝘂𝗿, 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗮𝘆, 𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗳𝗮𝗿𝗾𝗶𝗴𝗮 𝘂 𝗱𝗵𝗮𝘅𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗮𝗯, 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝗴𝗶𝗱 ( 𝗦𝘂𝗽𝗽𝗹𝘆 𝗮𝗻𝗱 𝗱𝗲𝗺𝗮𝗻𝗱 𝗴𝗮𝗽).

𝟳. 𝗔𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗵𝗶𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗮𝘀𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗺𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝘁𝗶𝗺𝗶𝗱....𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘁𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝘀𝘂𝘂𝗾 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝘂 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗼 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮.

𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗱𝗮𝘆 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝘂𝗹𝘂𝘂𝗺𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮(𝗘𝗰𝗼𝗻𝗼𝗺𝗶𝗰 𝗮𝗻𝗱 𝗺𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 𝘀𝗰𝗶𝗲𝗻𝗰𝗲) 𝘀𝗶 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝘂 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝘆𝗮𝗮.😊

𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻 𝘂𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 𝗮𝗵 𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 𝗮𝗵, 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗯𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿 𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆.

13/07/2022
Natural view
12/07/2022

Natural view

12/07/2022

Lacagtii soomali.
Tee wax ku iibasatay adigu?

08/07/2022

𝐓𝐡𝐞 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐢𝐬 𝐭𝐡𝐞 𝐰𝐨𝐫𝐝 𝐨𝐟 𝐆𝐨𝐝 𝐭𝐡𝐚𝐭 𝐰𝐚𝐬 𝐫𝐞𝐯𝐞𝐚𝐥𝐞𝐝 𝐭𝐨 𝐇𝐢𝐬 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐡𝐞𝐭 (NNKH) 𝐢𝐧 𝐭𝐡𝐞 𝐜𝐚𝐯𝐞 𝐨𝐟 𝐇𝐢𝐫𝐚, 𝐭𝐡𝐞 𝐛𝐞𝐬𝐭 𝐛𝐨𝐨𝐤 𝐫𝐞𝐯𝐞𝐚𝐥𝐞𝐝 𝐭𝐨 𝐭𝐡𝐞 𝐛𝐞𝐬𝐭 𝐨𝐟 𝐦𝐚𝐧𝐤𝐢𝐧𝐝, 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐭𝐡𝐞 𝐛𝐞𝐬𝐭 𝐨𝐟 𝐥𝐚𝐰𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐞 𝐦𝐨𝐬𝐭 𝐜𝐨𝐦𝐩𝐥𝐞𝐭𝐞, 𝐚𝐧𝐝 𝐆𝐨𝐝 𝐀𝐥𝐦𝐢𝐠𝐡𝐭𝐲 𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐢𝐭 𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐞𝐫𝐜𝐞𝐬𝐬𝐨𝐫 𝐟𝐨𝐫 𝐡𝐢𝐬 𝐟𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 𝐨𝐧 𝐭𝐡𝐞 𝐃𝐚𝐲 𝐨𝐟 𝐑𝐞𝐬𝐮𝐫𝐫𝐞𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧.

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐅𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚𝐣𝐨 𝐨𝐨 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚...
08/07/2022

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐅𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚𝐣𝐨 𝐨𝐨 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢" 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚, 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚, 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨 𝐨𝐨 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐣𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐣𝐤𝐚, 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐬𝐨𝐨𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐝𝐚𝐪𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐨 𝐚𝐜𝐦𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐝 𝐞𝐞 𝐠𝐮𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐫𝐮𝐤𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐱𝐚𝐣𝐤𝐚, 𝐬𝐨𝐨𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐝𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐧𝐚 𝐮𝐮 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐨𝐨 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐰𝐚𝐚𝐪𝐨 𝐚𝐡, 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐬𝐢𝐢 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐬𝐢𝐥𝐥𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

Wᴀxᴀᴀɴ ʜᴀᴍʙᴀʟʏᴏ ᴜᴅɪʀᴀʏᴀᴀ ᴅʜᴀᴍᴍᴀᴀɴ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴀ Sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ɪʏᴏ Mᴜsʟɪᴍɪɪɴᴛᴀ Cᴀᴀʟᴀᴍᴋᴀ ᴍᴜɴᴀᴀsᴀʙᴀᴅᴅᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴇʏsᴀɴ ᴇᴇ Cɪɪᴅᴅᴀ Cᴀʀʀᴀ...
08/07/2022

Wᴀxᴀᴀɴ ʜᴀᴍʙᴀʟʏᴏ ᴜᴅɪʀᴀʏᴀᴀ ᴅʜᴀᴍᴍᴀᴀɴ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴀ Sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ɪʏᴏ Mᴜsʟɪᴍɪɪɴᴛᴀ Cᴀᴀʟᴀᴍᴋᴀ ᴍᴜɴᴀᴀsᴀʙᴀᴅᴅᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴇʏsᴀɴ ᴇᴇ Cɪɪᴅᴅᴀ Cᴀʀʀᴀғᴏ.

Wᴀxᴀ ᴀᴀɴ ɪᴅɪɪɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀ ᴅʜᴀᴍᴍᴀᴀɴᴛɪɪɴ ɪɴ sᴀɴɴᴀᴅᴋᴀɴ sᴀɴɴᴀᴅᴋɪɪsᴀ ᴀᴀᴅ ᴋᴜ ɢᴀᴀʀᴛᴀᴀɴ Cᴀᴀғɪᴍᴀᴀᴅ ǫᴀʙ , Hᴏʀᴜᴍᴀʀ, Bᴀʀᴡᴀᴀǫᴏ ɪʏᴏ ɴᴀʙᴀᴅɢᴀʟʏᴏ ʙᴜᴜxᴅᴀ.

Cɪɪᴅ Wᴀɴᴀᴀɢsᴀɴ ᴅʜᴀᴍᴍᴀᴀɴᴛɪɪɴ.

.

Maalinta Carfo ah oo jimco kulansatay , manta waa maalinta ay Xujeyda ee taagaan yihiin  buurta Carafa, oo ka mid ah tii...
08/07/2022

Maalinta Carfo ah oo jimco kulansatay , manta waa maalinta ay Xujeyda ee taagaan yihiin buurta Carafa, oo ka mid ah tiirarka Xajka uu ka kooban yahay kan ugu weyn.

Waxaan eebaha awoodiisu sarayso ka baryaynaa in uu naga mid dhigo kuwa loo dambi dhaafo fadliga maalinta carafo awgeed.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

07/07/2022
07/07/2022

Dhagayso shikh abdi xayi
Oo kawaramaya iidul adxaa.

Arimo cajiiba oo ku sabsan
Iyo axkamta maalinta

Fafi wanaaga.

SU, AAL MACQULA IYO JAWAB MUTIYAYSAN AKHRI.Ibraahiim ibnu Al-ad'ham oo ahaa caalim reer Afgaanistaan ah ayuu nin ku yidh...
07/07/2022

SU, AAL MACQULA IYO JAWAB MUTIYAYSAN AKHRI.

Ibraahiim ibnu Al-ad'ham oo ahaa caalim reer Afgaanistaan ah ayuu nin ku yidhi "Ma aaminsani in ay jirto wax barako la dhaho, ee iga dhaadhici haddii ay sax tahay?
Ibraahiim ibnu Al-ad'ham ayaa wuxuu ninkii ku yidhi: "Aan tusaale ku siiyee, ma taqaannaa Adhi iyo Eey? Ninkii wuxuu yidhi "Haa, labadaba waan garanayaa"

Ibraahiim: Adhiga iyo Eeyaha midkoodee dhalmo badan?
Ninkii: Eeyaha ayaa dhalmo badan, waayo halkii mar Eeygu wuxuu dhalaa ilaa todobo ilmood, balse Adhigu markiiba wuxuu dhalaa hal, labo iyo ugu badnaan saddex.

Ibraahiim: Adhiga iyo Eeyaha kee la cunaa hilibkiisa oo loo qalaa martida, xafladaha iyo munaasabadaha?
Ninkii: Adhiga ayay mar walba dadku qashaan.
Ibraahiim: Markii aad magaalada dhex socoto, yaa badan Adhiga iyo Eeyaha aad ku dhex aragto?
Ninkii: Waxaa magaalada ku badan Adhiga.

Ibraahiim: Barakada ayaa sababtay in iyadoo uu Adhigu ka dhalmo yar yahay Eeyaha, maalin kastana la gawraco, uu Adhiga aad magaalada ku dhex aragto ka bato Eeyaha ay ishaadu qabato, iyadoo ay Eeyuhu ka dhalmo badan yihiin Adhiga.

Ninkii: Waan fahmay, ee maxaa Adhigu barakadaa ku mutaystay, balse ay Eeyuhuna ku waayeen?
Ibraahiim: Adhigu wuxuu seexdaa fiid h**e, waxa uuna soo kacaa salaadda subax, waqtigaas oo ay barakada iyo naxariista Alle soo degayaan. Balse Eeyuhu way dhafraan, wayna qayliyaan habeenkii oo dhan, waxayna hurdaan markii ay salaadda subax soo dhowdahay, sidaas ayayna Eeyuhu ku seegaan barakada iyo naxariista Alle.

Aroortu waa goor barakeysan, oo uu Nabigu u duceeyay. Nabi Muxammad naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaadaane wuxuu yidhi "Allahayow ummaddayda u barakee kallahaadda"

Dhafarka aan midho-dhalka ahayn wuxuu barakada ka qaadaa waqtiga, wuxuuna sababi karaa in ay qofka dhaafto salaadda subax oo uu waqtiga barakadu sidaas ku seego. Intaas waxaa sii dheer dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhalan kara dhafarka, ee ay dhakhaatiirtu ka digaan had iyo jeer.

Xigasho: Hussein Sebrie

Address

Hargeisa
4500

Telephone

+252907713301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐀𝐙𝐈𝐙 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃 𝐈𝐁𝐑𝐀𝐇𝐈𝐌 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐀𝐙𝐈𝐙 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃 𝐈𝐁𝐑𝐀𝐇𝐈𝐌:

Videos

Share



You may also like