Qosolkii Aduuunka 😂
Hadaad Ninkan Garanyso u yeedh
Ilmihii Yaraa ee saqiirka ahaa ee Hargeysa gabadha Oromada ahi ka soo soo xaday ee Jigjiga lagu qabtay oo weli la baafinayo Qoyskeeda.
Dar Alle u sii faafi si ay fariintan u gaadho Qoyskii Ilmahan yaraa Dhalay oo laga yaabo inaanay ogayn in Ilmahoodi la hayo.
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay si rasmi ah u daah-furtay adeega boosaha ee Somaliland , kaas oo laga bilaabi doono caasimadda Hargaysa.
“Xaruntu way daddaashay waxaanay u gudubtay inay wasaaradihii iyo guud ahaan dawladdaba ay xaga tiknoolajiyadda waxbadan kusoo kordhiso”.
Wasiirka Difaaca Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye.
"Waxaynu maanta halkaa u fadhinaa innaynu la dabaal dagno Xarunta Hal-abuurka Somaliland sannad guuradeeda 1aad iyo qalin jabinta ardayda maanta qalin jabinaysa".
Yuusuf Warsame Xasan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda
Burco Caasimad ku xigeenka Jamuriyadda Barakaysan Soomaliland ❣️
Burco Hooyadda Dalka.
Hooyo nolosha la halgamaysa.🙏🏾
Haay'adaha Muxaliga ee Jarmalka Ayaa Sanadkan u aqoonsaday Dr Adna Aden iyo Samafale Coldoon Haldoorka Bulshada.